Introduction, hordhac,
Hordhaca waxaa uga hadli doonaa sadax qodob ,
1 waa maxey English
English ku waa luqad caalami ah oo looga hadlo caalamka oo dhan
english waa luqada labaad Ee caalamka luqada kowaad ee caalamka waa Arabic lkn adeegsi iyo isticnaalka dadka ayaa u batay luqada Englishka,
Luqada English ku asal keedu waa luqad ay leeyihiin dal ka mid ah dadalka caalamka kuna fiday calamka oo dhan
2 maxaa u baranaynaa
Waxaa u baraneynaa in aad adeegsano markii aan u baahano maadama aad loo adeegsado luqadaan madaama ay inta badan ay u badan tahay technology iyo isticmaalka internet ka sido kale waxaan u baraneynaa in aan u adeegsano dadka ku hadlo si ay inooga helaan fal celin waxaa sidoo kale muhiim ah in aa tahay qof yaqaano luqado badan kuna dadaasho mar kasta in aad barato luqad aan aheeyn mida aad u dhalatay
3 sidee ku baran karnaa
Waxaa ku baran karnaa , waa in uu jiraa rabinaan xagaaga ah iyo go,aan
Waa In ay adiga kaa go,an tahay barashada luqada waxeyna kaaga bahan tahay dadaal iyo waqti
Soogado book iyo qalin , qoro casharada mar kasto sameey baritaan
Casharka waxa oo ka koob naan doonaa qayb qoraal ah iyo qayb maqal ah qaybta qoraalka ah marka la soo dhigo qoro tusaale sidee u qoree,
waakan
Door = albaab = dor
arayga , micnaha dhawaaqa
Intaas ka dib casharka aad qoratay dib u aqri markaa aqriso ka dib isticmaal dictionary isku fiiri micnaha arayga dhawaaqa iyo arayga sax ahaan shihiisa , hadii aad aragto wax qalad ah ila soo xariir oo wax iga waydii i.a
@basicenglish16
🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶

❤3👍1
War galin muhiim ah
Arday inaad isku xirnataad hal group aad samaysataan waa muhiim
Qof idinka mid ah hasameeyo group ka dibna ha iisodiro
Halkaas ayaa iskala socon doontaan i.a aad boo idin anfici doonaa mahadsanidiin

❤5
Subax wanagsan : arday waa casharkii kowaad,
CAPITAL LETTERS
Xuruufaha waa wayn
A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z
Ey bii sii dii ii ef jii hej jay kay el em en ow pii kayuu aar es tii yuu vii dawal yuu ikis waay sad
small letters
Xuruufaha yar yar
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z
Vowles
Shaqal
A e i o u
Consonants
Shibanayaal
B C d f G H j k L m N P q R s T V w X Y Z

👍3👏1
THINGS In THE CLASS ROom
Ashyaada ku jirto fasalka
Pen = qalin biire ,dhawaaqa , {pan}
Pencil = qalin qore, dhawaaqa ,{pansal}
Pencil sharpener = makiinada qalinka , dhawaaqa , {pansal,shapana}
Folders or files = gal warqadaha, dhawaqa , {foldes ,fayls}
Peper = war qad , dhawaaqa , {payba}
Blackboard = sabuurad , dhawaaqa ,{balak,boot}
book = Buuk
Table = miis dhawaaqa {taybal}
Form = kursi , dhawaaqa, {foom}
door = albaab dhawaaqa , {dor}

❤1👍1