السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Diyaar ma utahay inaad barato diintaada adigoo jooga gurigaaga jawaabtu haa matahay
hadaba waxaan kuu diyaarinay dawro cilmiyeed loogu talagalay gabdhaha soomaaliyeed
Waa lacag la'aan ama bilaash kaliya ka faaidayso
gabdhaha ayay gaar u tahay
Linking dawrada 👇👇👇👇
https://t.me/+9EAkLmODsXFmYTQ8
Wixii faahfaahin ah kala Xidhiidh:-+251915143048
Share dheh oo siifaafi Ajar ayaad ka helaysaa
الدَّالُ عَلَى الخَيرِ كَفَاعلِه

Telegram
DAWRATU-IMAAMU SHAAFICI ONLINE KA gabdhaha UGAAR ah
DAWRADINI WAXAY UGAAR TAHAY GABDHAHA SOOMAALIYEED KALIYA
Link dawrada waa kan
https://t.me/+tmpcB87XPA9mNzdk
Link dawrada waa kan
https://t.me/+tmpcB87XPA9mNzdk
✍🏽MAAHMAAHYO SADDEXLEY AH
~~~~~~~
1.DEEQSIGU SADDEX BUU U DHAW YAHAY:
b. Ilaahay wuu u dhaw yahay.
t. Janadana wuu u dhaw yahay.
j. Dadkana wuu u dhaw yahay.
2.ABAAR RAG, ABAAR GEEL, ABAAR DUMAR:
b. Abaar rag waa arrin la'aan.
t. Abaar geel waa ilko la'aan.
j. Abaar dumarna waa ubad la'aan.
3.SADDEX BAA RAG U LIITA:
b.Nin maqan oon la tabin.
t.Nin tegaya oon la celin.
j.Nin jooga oon la tirsan.
4.SADDEX SADDEX BAY KU BARTAA:
b.Beentu faankay ku bartaa.
t.Baryaduna fadhigay ku bartaa.
j.Baahiduna ducay ku bartaa.
5.GUURKA RAGGU WAA SADDEX:
b.Walaalkii dhale.
t.Wadkii dhale.
j.Wadkii dhale.
💐GALAB WANAAGSAN DHAMAAN WALAALAHA👋🏽
#Xigasho
1.DEEQSIGU SADDEX BUU U DHAW YAHAY:
b. Ilaahay wuu u dhaw yahay.
t. Janadana wuu u dhaw yahay.
j. Dadkana wuu u dhaw yahay.
2.ABAAR RAG, ABAAR GEEL, ABAAR DUMAR:
b. Abaar rag waa arrin la'aan.
t. Abaar geel waa ilko la'aan.
j. Abaar dumarna waa ubad la'aan.
3.SADDEX BAA RAG U LIITA:
b.Nin maqan oon la tabin.
t.Nin tegaya oon la celin.
j.Nin jooga oon la tirsan.
4.SADDEX SADDEX BAY KU BARTAA:
b.Beentu faankay ku bartaa.
t.Baryaduna fadhigay ku bartaa.
j.Baahiduna ducay ku bartaa.
5.GUURKA RAGGU WAA SADDEX:
b.Walaalkii dhale.
t.Wadkii dhale.
j.Wadkii dhale.
💐GALAB WANAAGSAN DHAMAAN WALAALAHA👋🏽
#Xigasho
✍🏽24KA SACADOOD EE MAALINTII KUBARO AFKAGA
««««««««««««««««««««««««««««««««««««««««««««««««««««««
Maalintu waxay ka kooban tahay 24 saacadood, 12 saac oo gelin hore ah iyo 12 gelin dambe ah. Saacad walba oo kamida 24_kaa saac ma ogtahay in magac gaar ah looga yaqaano afkeena hodanka ah ee Somaaliga?
☀️Qeybta hore ee maalintii
——————————————-
»7-da = Waaberi.
»8-da = Aroor.
»9-ka = Barqo-yar.
»10-ka = Xigsin.
»11-ka = Barqo-dheer ama Barqo kulayl.
»12-ka = Hadh-soo-kor.
»1-da = Hadhgal.
»2-da = Hadhimo.
»3-da = Galab.
»4-ta = Galab-dheer.
»5-ta = Galab-gaaban.
»6-da = Gabal-dhac.
🌙Qeybta dambe ee habeenkii
———————————————-
»7-da = Fiid-cawl.
»8-da = Hiraad.
»9-ka = Caweysin.
»10-ka = Mar-furad.
»11-ka =Saq-dhabo.
»12-ka =Saq-badh.
»1-da =Saq-dhexe.
»2-da =Mirkac.
»3-da = Hiraab {Suxuur}.
»4-ta = Jiidha-waaberi {Oogo hore}.
»5-ta =Hiirta-waaberi {Oogo dhexe}.
»6-da =Sagalka waaberi {Kaah}.
#Xigasho
🥀Mahadsanidiin dhamaan walaalaha🥰

✍🏽GABAYGA
====================
Marka laga hadlaayo maansada, gabayga ayaa ugu horeeya calankana u sida. Gabaygu waa hal-abuurkii ugu horeeyay ee ay suugaanyahanadu tirin jireen.
Inta badan gabaygu wuxuu ku dhisan yahay qaafiyad ugu yaraan ka kooban xaraf laba jeer kusoo laabta bayd kasta, waxaana uu leeyahay habdhac gaar ah oo lagu garto. Gabaygu uu laba dhacaa ama waa uu sadex dhacaa.
~Tusaale:
—————
»Giddigood adoomaha waxaa gaadhay nabar wayne.
»Abaar gaag ma reebaa dhacdiyo gaatamoo kale' e.
»Geelii aduunka u adkaa gobolla naafawye.
»Golihii ka kici waa raggii gaydho hayn jiraye.
#Xigasho
🥰Mahadsanidiin dhamaan walaalaha🌹

✍🏽Ma maqashay inuu Rasuulku Yidhi صلى الله عليه سلم "Laba kalmadood oo Alle Jecel yahay, miisaanka maalinta qiyaamana ku culus, carabkana u fududi waa سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم"
{SubxaanaLaahi wa bixamdihi SubxaanaLaahil Cadiim}.
{SubxaanaLaahi wa bixamdihi SubxaanaLaahil Cadiim}.
🎉🎉🎉 Hambalyo Hambalyo Hambalyo dhamaan muslimiinta meel walba oo ay joogaan gaar ahaan walaalaha aanu madashan ku midawnay waxaan idiinku hambalyaynayaa munaasibada Ciidul Adxada awgeed.
ALLE dhamaanteen haynaga aqbalo camalada wanaagsan eeynu samaynayno, sanadkan sanadkiisa bash-bash, barwaaqo iyo inagoo nabad qabna ALLE hayna gaadhsiiyo InshaAllah.
🎊Hambalyo marlabaad CIID WANAAGSAN🎉dhamaantiin walaalaha😘

Hadii aad inuun rabto inaad ku xidhnaato janalada ufiican telegramka somaalida waa kuwan ee ka xulo:
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS 1⃣
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
Ꙭ: Meegaar
Ꙭ:Kayd music
Ꙭ: Kayd books
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: Kayd books
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: ibraahin geedi
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA
Ꙭ Hoyga_Akhriska
■ Su'aalo diini ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Akaasi
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Xul iyo xikmo
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Dood cilmiyeed
Ꙭ: Sheekooyin jacayl
Ꙭ: Meegaar
Ꙭ: Faa'ido 24
➡️ Erayo jacayl
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
● Oraahyo
Ꙭ:Baro afkaaga hodankaa
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: WAAYO ARAG
Ꙭ: Liibaanta aakhiro chanel
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
● Oraahyo english to somaali
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmad side
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: Faalo jacayl
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
Ꙭ:Wehelka bulshada
■FAALO JACAYL
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel
Ꙭ:Dood cilmiyaysan
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: Waayo arag
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
Ꙭ:Hadafkeenna 11
Ꙭ: Noloshu waa guul
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ :faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
Ꙭ:Dood cilmiyeeeka
●Su'aalo Diini ah
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124
➡️ Kayd books
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
👇👇
Hadii aad rabto barashada daawooyinka kuliyada Alfurqan online school waxay kuu haysaa fasalo cusub oo pharmacyga ah .
Hadii aad rabto la xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

HOYGA SHEKOYINKA
Kanalkan Hoyga Shekoyin waa kanal aad ka heli donto Shekoyin isugu jira /Jacayl❤️ /Qosol😁 /Taxane↪️ iyo Qoraalo xiiso badan😘
✨inaad nagu soo biirto waxay noo tahay wehel😍❤️
💫👉. Fadlan JOIN DHEH
Owner👉 @Ina_Husein
³⁰\ˢᵉᵖ\²⁰²¹
✨inaad nagu soo biirto waxay noo tahay wehel😍❤️
💫👉. Fadlan JOIN DHEH
Owner👉 @Ina_Husein
³⁰\ˢᵉᵖ\²⁰²¹
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Waad salaaman tihiin dhamaan walalaha aan halkan ku bahownay, salaan kadib mudo ayaynu kala maqnayn mashquul jira awgeed, InshaAllah dib waxaynu u bilaabi doonaa mawduucyadeenii xiisaha lahaa.
Waxaan kaloo soo dhaweynaynaa walaalaha cusub ee channelka kusoo biiray gacmo furan kusoo dhawaada ban idin lenahay.
ISKU SOO LAABASHO WACAN👋🏽