سورة الكهف
القارئ: عبدالعزيز الزهراني
- سورة: الكهف .
- القارئ: عبدالعزيز الزهراني .
- القارئ: عبدالعزيز الزهراني .
القرآن الكريم
القارئ: ماهر المعيقلي
- ﴿هُوَ الَّذي أَرسَلَ رَسولَهُ﴾ .
- سورة: الفتح .
- سورة: الفتح .
الباقيات الصالحات ✨
سبحان الله 🌿
الحمدلله 🌿
الله اكبر 🌿
لا إله إلا الله 🌿.
سبحان الله 🌿
الحمدلله 🌿
الله اكبر 🌿
لا إله إلا الله 🌿.
Nin Raggi *xasarad-buu mooskeed yahay xaajuu geed-keed yahay xarbi iyo maalin-xun-buu ninkeed yahay xillo iyo xamas-buu qoodhood yahay*.
@mrxoosh
@mrxoosh
Hordhac Falsafadda/Waa maxay Falsafadda!?
Marka Hore Ereyga Philosophy waxa laga soo qaatay laba erey oo Giriig ah philo Oo ah Micnheedu Jaceel(Love) iyo Sophia Oo Ah Xigmad (Wisdom)Guud ahaan, waxay ka dhigan tahay jacaylka xigmadda.
Falsafaddu waa goob wax-is-weydiineed- xikmad-raadis; hormoodka iyo dhammaystirka cilmiga, horumarinta arrimaha salka u ah sayniska iyo ka fikirida su'aalaha ka baxsan baaxadda sayniska.
Falsafaddu waxay leedahay hiddo suugaaneed qani ah, oo ay ku jiraan qoraallada iyo waxbaridda mufakiriin qotodheer oo ka yimid dhaqamo badan taariikhda oo dhan. Filosoofyadu waxay raadiyaan inay fahmaan mabaadi'da hoostagaya dhammaan aqoonta iyo jiritaannada. Ujeedadaas awgeed, waxay horumariyaan hababka fekerka, oo ay ku jiraan macquulka, is-dhexgalka, iyo fekerka. Iyadoo la adeegsanayo hababkan, waxay baaraan su'aalaha asaasiga ah, sida "waa maxay dabeecadda koonka?" (metaphysics), "Maxaan naqaan, sideese ku ogaanaa?" (Epistemology), "Waa maxay farqiga u dhexeeya wanaagga iyo xumaanta?" (Anshaxa), "Waa maxay quruxda?" (Beauty), iyo "Waa maxay macnaha noloshu?" (teleology).
Qore: @mrxoosh

Hordhaca Falsafada.
Qeybta 5aad.
Waa Maxay Cilmiga Falsafada Siyaasada?
Waa Maxay Cilmiga Falsafada Siyaasada “Political philosophy”
Falsafadda siyaasada, oo sidoo kale loo yaqaan aragtida siyaasadeed, waa cilmiga barashada mowduucyada ay ka mid yihiin siyaasadda, xorriyadda, caddaaladda, hantida, xuquuqda, sharciga, iyo hirgelinta shuruucda awoodda.
Falsafada siyaasada waa laan falsafadeed, sidoo kale waxay qayb weyn ka qaadataa cilmiga siyaasada, taasoo xooga saaraysa taariikhda fikirka siyaasadeed iyo aragtida siyaasadeed ee casriga ah. Falsafadda siyaasadeed waa daraasadda su’aalaha aasaasiga ah ee ku saabsan dowladnimada, dowladda, siyaasadda, xorriyadda, caddaaladda iyo hirgelinta sareynta sharciga.
Cilmiga falsafada waxay jawaabo badan ka bixisaa su’aalo u baahan in aadanaha ay ka jawaabaan sida “Waa maxay dowlad?” “Maxaa dowladaha loogu baahan yahay?” “Maxaa dowlad ka dhiga sharci?” “Waa maxay xuquuqaha iyo xorriyadda ay tahay in dowlad ay difaacdo?” “Waa maxay waajibaadka muwaaddiniinta ku leeyihiin dawlad sharci ah? iyo “Goormaa ayaa dawlad sharci ahaan loo afgambi karaa?”
Falsafada siyaasadeed waxaa lagu qeexi karaa fikir falsafadeed oo ku saabsan sida ugu wanaagsan ee loo diyaarin karo nolosheenna wadajirka ah – hay’adaheena siyaasadeed iyo dhaqamadeena bulsheed, sida nidaamkeena dhaqaalaha iyo qaabka nolosha qoyska.
Falsafada siyaasadeed ayaa lagu dhaqmayay ilaa iyo inta bini aadamku u arkayay abaabulkooda wadareed inaysan u muuqan karin mid qayb ka ah nidaamka dabiiciga ah laakiin ay macquul tahay inay u furan yihiin isbadal, sidaa darteedna ay ugu baahan yihiin saadaalin falsafadeed.
Masuuliyiinta dowladda iyo aqoonyahaanada siyaasiinta ah waxaa wanaagsan in marwalbo ay ka shaqeeyaan dhisida caddaalad lagu wada kalsoonaan karo, dastuur hoos yimaada caddaalada iyo simnaanta, iyo difaacida xaquuqda nolosha bulshada noocyadeeda kala duwan, xoriyada, hantida dadweynaha, sidoo kale fursad-siinta hal-abuurayaasha ganacsiga iyo horumarka. Sidaas awgeed bulsho walbo oo caalamka kamid ah waxay u baahan yihiin rag matala oo ka shaqeeya danaha jiritaankooda.
La soco Qeybta 6aad Isla Caawa.

الحمد الله على كل حال 😭❤️
4 bilood ka dib waan soo laabtay cilado ku yimi Channel 🙈booskaygiina idiinku jiray wllkay qaaliya @mrxoosh shurkan wlllkay👑
Waan idiin xiisay asxaapey asc dhamaantiin❤️😢

This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Forwarded from Hanti iyo Horumar🤑🥇 (🧕🥀Aasiya casayr🥀🧕)
Nabigu wuxuu ina yiri صلى الله عليه وسلم
Shan ku ka faaiidayso intaad ahaysato shan sidaad u waayin 😢
1.dhalinyaro nimo ka faaiidayso intaadan gaboobin🤚
2.caafimaadka ka faaiidayso intaadan xanuusan🤚
3.taajirnimadaada ama markaa wax haysto ka faaiidayso intaadan waayin🤚
4.wakhtigaa jaaniska haysato ka faaiidayso intaadan mashquulin🤚
5.noloshaada intaadan geeroon ka faaiidayso 🤚
@AASIYA_CASAYR😢❤️

Caashaqa haween waa horaa Caadil soo rogaye
Sayidkii carshiga fuulay iyo Caliba soo gaadhye
Caruurtay sideen meesha iyo ciise nabigiiye
Cidla lagama Beermeen dadkoo cuuddi waaxida e
Waxa qaarba cayn looga dhigay hays cajabiyeene
Soomaalida caado xune iguma caydeene
Oo ima canaanateen sidaan cuud ka iibsadaye
Kuwii ii calaacalayey baan camal tusaalayne
Sida weelka caanaha hadii laabta loo culayo
Bal aan soo cidaadee maxaa cunaha dhaafaaya
Curuuqdiyo maxa kale dhex geli cadaha hoostooda
Ma cidaamkanaan jabinayaa cunaya dhuuxooda
Inaanse cadaydo mooyee waxaan calalsho lay diidye
Caqliga yaa ka biin tuu Illaah ku cir-cadeeyey
Cimrigayga oon jirin intii lagu cirroobaayey
Mugga inaan caddaadaan ka biqi canab daraadede
Cududuhu ma naaxaan qofkay talo ku ciirtaaye
Casharkay wadaadu qoreen cudurkan goyn waaye
Cilmi iyo daawaba doontay oo waayey cilinkiiye
Jeeroonse canabeey ku helo caafimaad dhimaye
Inaan caad noqdaa baa ka roon caawa saan ahaye
Illayn caashaq lama maydhi karo kugu cirrooloobay
Maansadii caashaq ee Abwaan cilmi boodhari 😊❤️
@AASIYA_CASAYR

Alleh wuxuu ina leeyahay I weydiista waan idinka ajiibayaaye baryada 😢🤲kuwa iska kibriya cibaadada alleh waxay galayaan jahanama 😭
Ilaahow janadaa nagu kulmi🤲
@AASIYA_CASAYR
Ilaahow janadaa nagu kulmi🤲
@AASIYA_CASAYR
Hal nasiixo iga dhageysoh walaalkey ama walaashay ha seexan adooo ku dheh jira macsi iyo danuub yacni Tusaale ahaaan maantoo dhan baad daawaneysay wax xun ,waxaad rabtoh baad dhagesaneysay ,ha damin leyrka adoo intaas sameeeyey hana dhihin waan seexanaahaaah ha u ogolaan waxa ugu dambeeeye habeenkaaga inuu noqdoh macsi kac oo Tukoh labo rakoh ama hal Ra,kah weydiisoh alle swt Dambi dhaaf ,akhri Quraan ,dhageysoh Quraaan ,mowduuc ama mukhaadaro qalbigaaga ka dhageysoh Youtope ka bacdi seexoh ka dhig mar walba waxa ugu dambeeeyoh ee habeenkaaga waxa wanaagsan seexoh hda adiguu alle Raali kaa yahaay ileen ma ogideh inaad bari soo kaceysideh😥.
✍️@mrxoosh
✍️@mrxoosh
Qofkiii Ku Fiican Cilmiga Falsafada Waxaan Ka dhigi Admin Buuuxa.
Nb:
Post Markaan helo Inta qof ee aan U Baahanahy Waa delete Gareynayaaah .
Fadlan Ilasoo Xariiir @mrxoosh.❤️

Forwarded from Official Banner Bot
🧠 Cilmi-nafsiga iyo cilmiga Falsafada ayaa ugu dambeyntii Aynu Kusoo Kordhinay Aaladaaan Telegram!!
Haddii aad rabto in aad wax badan ka ogaato naftaada oo aad fahanto waxa ay dadka kale kaa qabaan ama kaa sheegayaan. ... sidoo kale Hadaad Rabtid Inaad wax Badan Ka ogaatid Cilmiga Falsafada Nagu soo Markaa 👇🏽👇🏽
Haddii aad rabto in aad wax badan ka ogaato naftaada oo aad fahanto waxa ay dadka kale kaa qabaan ama kaa sheegayaan. ... sidoo kale Hadaad Rabtid Inaad wax Badan Ka ogaatid Cilmiga Falsafada Nagu soo Markaa 👇🏽👇🏽
Hordhac Falsafadda/Waa maxay Falsafadda!?
Marka Hore Ereyga Philosophy waxa laga soo qaatay laba erey oo Giriig ah philo Oo ah Micnheedu Jaceel(Love) iyo Sophia Oo Ah Xigmad (Wisdom)Guud ahaan, waxay ka dhigan tahay jacaylka xigmadda.
Falsafaddu waa goob wax-is-weydiineed- xikmad-raadis; hormoodka iyo dhammaystirka cilmiga, horumarinta arrimaha salka u ah sayniska iyo ka fikirida su'aalaha ka baxsan baaxadda sayniska.
Falsafaddu waxay leedahay hiddo suugaaneed qani ah, oo ay ku jiraan qoraallada iyo waxbaridda mufakiriin qotodheer oo ka yimid dhaqamo badan taariikhda oo dhan. Filosoofyadu waxay raadiyaan inay fahmaan mabaadi'da hoostagaya dhammaan aqoonta iyo jiritaannada. Ujeedadaas awgeed, waxay horumariyaan hababka fekerka, oo ay ku jiraan macquulka, is-dhexgalka, iyo fekerka. Iyadoo la adeegsanayo hababkan, waxay baaraan su'aalaha asaasiga ah, sida "waa maxay dabeecadda koonka?" (metaphysics), "Maxaan naqaan, sideese ku ogaanaa?" (Epistemology), "Waa maxay farqiga u dhexeeya wanaagga iyo xumaanta?" (Anshaxa), "Waa maxay quruxda?" (Beauty), iyo "Waa maxay macnaha noloshu?" (teleology).
Qore: @mrxoosh
Marka Hore Ereyga Philosophy waxa laga soo qaatay laba erey oo Giriig ah philo Oo ah Micnheedu Jaceel(Love) iyo Sophia Oo Ah Xigmad (Wisdom)Guud ahaan, waxay ka dhigan tahay jacaylka xigmadda.
Falsafaddu waa goob wax-is-weydiineed- xikmad-raadis; hormoodka iyo dhammaystirka cilmiga, horumarinta arrimaha salka u ah sayniska iyo ka fikirida su'aalaha ka baxsan baaxadda sayniska.
Falsafaddu waxay leedahay hiddo suugaaneed qani ah, oo ay ku jiraan qoraallada iyo waxbaridda mufakiriin qotodheer oo ka yimid dhaqamo badan taariikhda oo dhan. Filosoofyadu waxay raadiyaan inay fahmaan mabaadi'da hoostagaya dhammaan aqoonta iyo jiritaannada. Ujeedadaas awgeed, waxay horumariyaan hababka fekerka, oo ay ku jiraan macquulka, is-dhexgalka, iyo fekerka. Iyadoo la adeegsanayo hababkan, waxay baaraan su'aalaha asaasiga ah, sida "waa maxay dabeecadda koonka?" (metaphysics), "Maxaan naqaan, sideese ku ogaanaa?" (Epistemology), "Waa maxay farqiga u dhexeeya wanaagga iyo xumaanta?" (Anshaxa), "Waa maxay quruxda?" (Beauty), iyo "Waa maxay macnaha noloshu?" (teleology).
Qore: @mrxoosh
Wax akhriska
" Waxa ay doonayaan in ay furtaan dunida iyaga oo ka wahsanaya in ay kala furaan buug "
- Nizar Qabani
" Akhrinta buugaagta wanaagsan oo dhani waxa ay la mid tahay la sheekaysiga dadkii ugu wanaagsanaa qarniyadii tegay!
— Rene Descartes
" Wax-akhrisku waxa uu ii yahay hab aan ku ballaadhiyo garaadkayga, ku kala furo indhahayga, kuna buuxiyo qalbigayga."
- Oprah
" Qol buugaag la’aan ahi waa sida jidh bilaa naf ah."
— Marcus Tullius Cicero
" Buugu waa macalin amuusnaan wax kugu baraya "
- julio Iglesias
" Bilaa buug haddii aan ahaan lahaa, beri hore ayaan waalan lahaa."
— Domien Echols
" Hal buug oo aad u fiicani waxa uu u dhigmaa boqol saaxiib oo wanaagsan, balse hal saaxiib oo wanaagsani waxa uu u dhigmaa maktabad iska dhan! "
― Abdul Kalam
" Tani waa wax u gooniya buugaagta; waxa ay kuu oggolaanayaan in aad socdaasho adiga oo aan tallaabo qaadin".
― Jhumpa Lahiri
" Mar allaale marka aynnu dhammayno akhrinta buug, waxa aynu ka dhigannahay sidii qof macasalaameeyay saaxiib qaali ku ahaa! "
— Dr. Cabdikarim Bakkaar
" Hal cunug, hal bare, hal qalin iyo hal buug ayaa dunidan wax ka beddeli kara! "
— Malala Yousafzai
" Inta aanad hadlin ka hor, feker. Inta aanad fekerin ka horna, akhri.
— Fran Lebowitz
Waxan dareema farxad iyo xasiloni markan sarirta ku dul jiifo ee aan gacanta ku haysto buug wanagsan , waxan ilooba dhibaatada ka jirta addunka .
- Françoise Hardy
《Haddi aadan ahayn qora anfaca dadka
Noqo Akhriste anfaca naftiisa 》
Waa xikmado iyo hadalo laga soo tabiyey akhristayaal 🥰
Hadaad tahay akhriste bal hal faaiido noo soo qor oo akhriska ka faaiiday🥰🥰
Habeen wanaagsan Dhallinyaro
@AASIYA_CASAYR .

# Falsafaddii_islaamka. Laantii labaad ee taxanaha— qaybtii 1aad
Falsafadda reer galbeedku waxay si qoto dheer ah uga jirtaa Kuna Abtirsadaan falaasifadii Giriigga ahaa . Halka, falaasifada Islaamku ay ku bilaabatay dhaqdhaqaaq madaxbannaan.
Falaasifada islaamka waxa Ugu Caansan (Ibn Sina , Al-Farabi, iyo Ibn Rushd ,Al-Kindi,Al-Ghazālī,Abū Bakr al-Rāzī,
al-Qushayri ,Ibn Khaldun ,bn Taymiyya).
Halka Falaasifada Reer Galbeedku ugu Caansan Yihiin (Pluto, Buddha, Lao Tzu, Confucius, Socrates, Descartes, Hume, Kant).
"Xalka mushkiladuhu waa xisaab iyo xisaabin"
–Muxamed bin Muusa Al-khawarzmi
Walaw aragti ahaan aan anigu falsafad oo dhan u tiiriyo islaamka hadana sida loo badan-yahay hadii aan u raaco, waayihii kor u kicii xadaaradda waddamada islaamka, laga soo bilaabo ilaa qaayihii asaaskii jaamacaddii u horrasay adduunka oo ku taallay magaalada ciraaq oo waayahaa la odhan <Bablonia>. Waxa si is daba joog ah u soo baxaayay falaasifo islaam ah oo dhamaan cilmigii iyo aqoontiiba dhalan-rogay oo dhankii saxnayd u kexeeyay, ragaasna waxaa ka mid ah ninkan aan maanta ka hadlaynno'e ila yar joog wax yar.
Muxamed Ibnu Muusa Alkhawarsimi, waxa uu ahaa faylasuuf iyo aqoon-yahan muslim ah oo wax ka beddelay dhamaan hanaankii iyo qaabkii aqoonta xisaabta ee waayahaa jirtay. Waxa uu dab-shidkii 1788kii ku dhashay waddanka Uzbekistan magaalo khawarisma la yidhaa oo waayihii dambe isagana naynaas looga dhigi doono.
Maxamed waxa uu la yimi aragti mandiqi ah oo la yidhaa Algorithm oo dhalan-rogtay dhamaan qaab xisaabeedkii waagaas kana dhigtay noocan uu hadda yahay.
Waxa uu hanaankii xisaabta ee ku taagnaa hunduuga, giriigga, jayniiska, iyo carabida ka soo kexeeyay qaabkii ay ahaayeen, waxaanu keenay qaabkan hadda cusub ee aynu u qorno.
Muxamed waxa uu ibo-fur u ahaa, baadhay oo wax ka qoray culuumta Astronomy-ga, xisaabta, geographka iyo guud ahaan laamaha sayniska iyo falsafadda. Waxaana buugiisii dhalan-rogga xisaabaha ka dhashay laan dhan oo xisaabeed oo la yidhaa Al-jebra.
Waxa uu aaminsanaa in xalka mushkiladuhu yahay xisaab, tusaale ahaan koob shaah ah hadaad karsanayso in aad taqaano tirada malqacado ah ee sonkorta ah ee ku filan hadii kale ah wax qasmayaan.
Aragtida Algorithm-ku waa ta sababta u ah jiritaanka technically-ka, waana tan uu ku shaqaynaayo moobeelkan gacanta hadda kuugu jira; oo tusaale ahaan hadda marka aad taabato xarka "B" ama mid kale, moobeelkaagu B uma garanayo ee wuxuu u garanayaa 0-1 (Magine language). Sidoo kale marka post-gaygani ku soo gaadhayo moobeelkaagu uma garanayo Post ahaan ee wuxuu u garanayaa wax la yidhaa HTML (Hyperextension magine language).
La soco Qeybta 2aad.