𝗔𝗿𝗶𝗺𝗼 𝗶𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺 𝗰𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹
5.29K subscribers
497 photos
226 videos
13 files
216 links
﴿يا أيها الذين آمنوا إن تنصروا الله ينصركم﴾
Download Telegram
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
10 Bilood Oo Xiriirta Amni Darro Duqayn Dhimasho Iyo Qax, Rabbi Ma Mooga Dhibka Haysto

يا رب 🤲
Forwarded from Baraarug
👉Jadiidiyo: Xikmadoodu Waa Buuq, Xujadoodu Waa Erey Kuqotama Ashkhaas Qudha Manhaj Aan Kubeegneyn.☝️
Forwarded from Baraarug
تكفير العاذر(الحاكم بإسلام المشرك)عند أئمة الدعوة النجدية...!
👉Manhajkii Wahaabiyada ee Gaaleysiinta Mushrikiinta iyo Midka Ucudurdaaraba....👇

👈قال الشيخ سليمان بن عبد الله بن محمد بن عبد الوهاب-رحم الله الفرع والأصل-:"فإن جادل مجادل في أنّ عبادة القباب،ودعاء الأموات مع الله ليس بشرك،👈وأن أهلها ليسوا بمشركين. باْنَ أمره واتّضَح عناده وكُفره👉.-(الدلائل في حكم موالاة أهل الإشراك ص:٩٩)."

👉Wuxu Yiri Suleyman oo uu Awoowe Uyahay Sh.maxmd ibnu C/wahhab AU:"Haduu Ku-doodo Mid doodaya in Cibaadada Dadka dhintay iyo Mowlacyada Alle Cidaan aheyn lagu baryo; Shirki ma'aha,Kuwa Sidaa Falayana Mushrikiin ma'aha:Ninka Sidaa Yiraahda Waa Cadeystay Madax Adeygiisa iyo gaalnimadiisa."-(Dalaa'il...;bogga99)
Forwarded from Baraarug
👉Suufiyo Maxey Aaminsanyihiin👇

1:Waxey Aaminsanyihiin Alle inuu Jaamid yahay(Axad aan Hadlin)-Quraankuna Yahay Makhluuq,Sifaadkana Weey Ta’wiiliyaan oo Ashaaciradey Kuwaafaqeen.Salafkuna Weey Takfiiriyeen Aragtidaa Cidda Qaadata, Anaguna waxaan Aaminsannahay Sifo walba in Sideeda Loo Sugo Ayadoon Lafaarfaareyn Ama La-Suureyn.

2:Waxey Aaminsanyihiin Alle inuusan uunkiisa Kasarreyn jahmiyada iyo Ashaaciradey Kuraaceen, Waxaana Aaminsannahay inuu Uunkiisa Kabaxsanyahay Carshigiisana Fadhiyo…

3:Waxey Aaminsanyihiin in Awliyadu Yihiin Jaraanjaro Alle Loo Maro Muraadyada Sii gudbiya…Annaguna Waxan Aaminsannahay Alle in Toos Loo Abaaro.

4:Waxey Aaminsanyihiin in Ruuxu Gaaloobeynin Mar haduu Alle ictiraafsanyahay, Annaguna Waxaan Aaminsannahay Qur’aankana Kucad in Gaalnimo loo Xukumay Duul Aqoon Ulahaa Alle Sida ibliis,Fircoon iwm…

5:Waxey Gacal Uyihiin Gumeystaha oo Waa Layaqaanaa Kaalintey Kulahaayeen Dagaaladi ingiriiska,Talyaanigi iyo Amxaarada.
..!
Waxay Doonayaan In Ay Ka Digaan #Shirki iyo #Gaalnimo Lkn Wareerkooda Awgiis Ma Awoodi Karaan In Qofka Shirkiga Sameeyay Ku Tilmaamaan Mushrik.

Waa Lagama Maarmaan In Muslimka Ka Soocmo Mushriga.

{ بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَـٰنِ ٱلرَّحِیمِ }


{ قُلۡ یَـٰۤأَیُّهَا ٱلۡكَـٰفِرُونَ (١) لَاۤ أَعۡبُدُ مَا تَعۡبُدُونَ (٢) وَلَاۤ أَنتُمۡ عَـٰبِدُونَ مَاۤ أَعۡبُدُ (٣) وَلَاۤ أَنَا۠ عَابِدࣱ مَّا عَبَدتُّمۡ (٤) وَلَاۤ أَنتُمۡ عَـٰبِدُونَ مَاۤ أَعۡبُدُ (٥) لَكُمۡ دِینُكُمۡ وَلِیَ دِینِ (٦) }

[سُورَةُ الكَافِرُونَ: ١-٦]

#jadiidiyo
#madaakhilo
#Safahiyo
Forwarded from Abuukhaalid1 (Abuukhaalid)
قال ابن القيم رحمه الله تعالى:
(أهل القرآن هم العالمون به، العاملون بما فيه، وإن لم يحفظوه عن ظهر قلب، وأما من حفظه ولم يفهمه، ولم يعمل بما فيه، فليس من أهله، وإن أقام حروفه إقامة السهم).
[زاد المعاد 327/1].

ابن القيم رحمه الله تعالى
wuxuu leeyahay " ahlul quraanku waa kuwa garanaya macaanidiisa, kuna dhaqma, yeysanba xifdisanaanine,
Hadda quraanka ood dareerisaa waxba ugama duwanid kan aanba baran".
https://t.me/abuukhaalid1
Forwarded from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY (A/rahman Mohamed)
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Caawa Waa Habeen Jumca Ah, Badiya Saliga Nabiga ﷺ, Una Duceeya Muslimiinta Dhamaan, Gaar Ahaan Inta Cadawga Dhibaatada Gaarka Ah Ku Haayo.
Kooxda loo yaqaanno ‘salafiyiinta” ama “jadiidiyo” waa koox u taagan in ay dhabarka ka toogtaan umadda muslimiinta ah.

Cabdimaalik muuse coldoon
Kani Waa Yahuudi Nocaam Yamani Ah Waxa Uu Joogaa Falastiin Si Uu U Gumaado Caruur Iyo Haween Filistiin Ah.

Meesha Yahuuda Isu Hiilinaayaan Kala Duwanaansha Jinsiyadooda, Muslimka Isagaa Laysku Diray Kiisa Wax Tarka Lahaa Waxaa Lagu Shaabadeeyay Magacyo Dadka Lagu Nacsiinaayo, Sida Khawaarij, Argagixiso, Maro Ku Dhag, Muslimka Kalana Waxaa Lagu Jeediyay Meelo Lagu Fasaadiyo.
Mar Walba Uu Jiilka Muslimka Damco In Uu Baraarugo Way Maan-dooriyaan Wayna La Dagaalaan.

#Sheekh Khaalid Ar-raashid.
Forwarded from Coldoon
Salafiyo/Jadiidiyo waxa ay ka shaqeeyaan in ay muslimiinta ka siibaan dareenka diidmada iyo damqashada.
munaaqib sh.naxar1
<unknown>
Waa muxaadaro qayim ah oo cadeyneydo heerka ow gaarsiisan yhy shirkiga suufida.
Qof Walba Oo Muslimiinta Laaya Agtooda Waa Halyeey Natinyaahu Oo Xubin Walbo Jirkiisa Ka Mida Ay Ka Da'ayaan Kumanaan Dhiiga Haween Iyo Caruur U Badan Mareekanka Gudihiisa Waxaa Lagu Soo Dhaweeyay Sacab Tun Iyo Mashxarad.

ألا لعنة الله على الكافرين عامة وعلى نتن ياهو خاصة
Dad Qalatada Dhaqaatiirta Lagu Sheego Fur Sawirada 👇 Maqaalkana Aqri.