Salah Muse Hassan
4.07K subscribers
757 photos
287 videos
14 files
257 links
Anigu yaan ahay
Download Telegram
Lacagta Ay Naga Qaadaan Faa"idada Ay Ka Helaan Yahuuda Ayey Ku Caawiyaan.
😢2
Lacagta Ay Naga Qaadaan Faa"idada Ay Ka Helaan Yahuuda Ayey Ku Caawiyaan
😢2
Sharkadahaan marka aad waxooda iibsaneyso waxaad qeyb ka tahay dilka caruurta yahuudu ku dileyso Gaza.

Ha u ogolaanina in lacag aad bixisay muslim walaalkaa ah lagu dhibaateeyo.
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Sidee Dareenkaada Noqon Karaa Marka Aad Argto Shan Jirkii Shalay Kula Ciyaaraayay Oo Maanta Gacan Yahuud Ku Shahiido ?

Waa Waxa Ku Dhacaayo Gaza Aabe Wiil Hore Ka Shahiiday Maantana Duqeyn Looga Dilay Cunugii Labaad.
👍4
Sidee Suura-Gal U Tahay Sheegashada In Aad Garab Iyo Hiil U Tahay Mulimka Ghaza Ku Sugan Mareekan-na Dalkaada Aad U Ogolaato Inuu Daganaado Danahiisa Ka Fushado Kheyraad Badan Kala Baxo.

Soomaalida Hadey Reerkaas Dhiban Garab Siinaayaan Tubada Yahuuda oo Mareekanka Ah Ha Gooyaano Dalka Ha Ka Saaraano Yey U Ogolaanin In Ay Ay Nasii Dhax Joogaan Taas Ayaa Ah Tan Koowaad Ee Yahuuda Garabka Ka Goyn Karto Reer Filitiin-na Hiil U Ah U Noqon Karto.
👍3
Maraykanka : Ma aqbalayno wax xabad joojin ah in ay Ghaza ka dhacado dagaalka waa in uu socdaa

Ila sawiro heerka cadaawada iyo naxariis darada .

Cumar inshaar

Cadowga Nuucaas Ah Ayeey Soomaalida Ka Sugaayaan In Uu Nabad Dalka Ooga Dhaliyo.
Caqliga Fooraro Ma Aragteen?.
👍8😢2
{ ذَ ٰ⁠لِكَۖ وَلَوۡ یَشَاۤءُ ٱللَّهُ لَٱنتَصَرَ مِنۡهُمۡ وَلَـٰكِن لِّیَبۡلُوَا۟ بَعۡضَكُم بِبَعۡضࣲۗ }

[سُورَةُ مُحَمَّدٍ: ٤]

Waxa Dhacaayo Alle Wuu Awoodaa Il Intey Libirsato Inuu Ku Dooriyo Gaaladana Alle Wuu Aaga Adkaan Karaa, Lkn Alle Wuxuu Fiirinayaa Waxa Aan Sameyneno Ma Mowqif Alle Raali Galiyo Ayaan Ka Istaagi Doon-naa Mise Mid Aan Raali Galinin.

Ducada Waa Hub Culus Ee Ha Ka Ilaabina Mulimka Dhiban Ee Ghaza.
👍2
الله المستعان على ما يفعلون بإخواننا في غزة.
👍3
Forwarded from سبيل النجاة (أبو همام الصومالي)
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Hadii xamaas ey guuleysato dowladaha carbeed iyo cajam wey dumahayaan
👍3
Forwarded from Kooxda Kulmis
Channels ka telegramka ee soomaalida.
Waakuwan channelska u caan san ee soomaalida uguna wax tarka badan
               ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╔═══════ - ════════╗
        
           KOOXDA KULMIS 1⃣


         🔆✿❀ - ❀✿🔆 

Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
:hoyg xikmadaha
Ꙭ:   Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational
Ꙭ:  Hoyga sheekooyinka
Ꙭ:    Meegaar
:Kayd music
Ꙭ:  Kayd books
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN


☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:  Noqo mufakir
Ꙭ:  Kayd books
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: ibraahin geedi

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Xikmad iyo dhiirigelin
Ꙭ: Wahelka qalbiga

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA
Ꙭ Hoyga_Akhriska
Ꙭ : Su'aalo diini ah
Ꙭ:Wahelka qalbiga


☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Akaasi 
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Xul iyo xikmo

 


☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ:  Dood cilmiyeed
Ꙭ:  Sheekooyin jacayl
Ꙭ:  Meegaar
Ꙭ: Faa'ido 24
➡️ Erayo jacayl
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
  ● Oraahyo
Ꙭ:Baro afkaaga hodankaa
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: WAAYO ARAG
Ꙭ:  Liibaanta aakhiro chanel

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Oraahyo english to somaali
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ:  JAWAABTA CULIMADA
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Xikmad side
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: Faalo jacayl   
Ꙭ:                                             
Ꙭ:
Ꙭ:Wehelka bulshada
Ꙭ :FAALO JACAYL
Ꙭ: Murti kaab

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel
Ꙭ:Dood cilmiyaysan

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ:  Waayo arag
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha  
Ꙭ:  FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹                     
Ꙭ:Hadafkeenna 11
Ꙭ: Noloshu waa guul
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ :faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka  
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida  dahsoon


        ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╚═══════ - ════════╝


      ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Xogta link'yadan:  @kooxda_kulmis

     


   Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY

    ☞︎
     ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
    ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
     ☞︎︎︎XIKMAD BADAN
     ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
      ☞︎︎︎  NASIIB 124
    ➡️   Kayd books



■□■□■□■□ - ■□■□■□■


■□■□■□■□ - ■□■□■□■
👇👇
Hadii aad rabto barashada daawooyinka kuliyada Alfurqan online school waxay kuu haysaa fasalo cusub oo pharmacyga ah .
Hadii aad rabto la xidhiidh ciwaankan hoose.

@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
👍1
Yahuudu Si Aan Loo Arag Loona Maqal Waxa Ay Kula Kaceyso Muslimiinta Reer Qaza Waxey Ka Jartay Internetka Iyo Isgaarsiinada Oo Dhan Wax War Ah Looma Haayo Hada Sida Xaalka Yahay.

Allow U Gargaar Dumaneyaasha Qaza Ee Yahuudu Gumaadeyso Allow Yahuud Naga Ciwaab Daran Oo Ku Habsatay.
Xalay Ilaa Iyo hada duqeyn ayaa ku socoto qaza yahuuduna wali waxey isku dayayaan in ay galaan qaza.
Israa'iil Oo Duqeysay #Masar Iyo Ciidanka Masar Oo Wax Dareen Ah Iyo War Lahayn!

Israa'iil oo duqeysay #Lubnaan iyo ciidanka Lubnaan wax macno ah iyo war midna ma hayo!

Israa'iil oo duqeysay #Suuriya,ciidanka Suuriyana caqli iyo cilmi midna malaha oo xor bay u yihiin inay dadkooda laayaan!

Ciidanka Urdunna waxay haystaan ​​hub ka soo galaya dhulkooda oo ay indhaha ku hayaan si ay u taageeraan Israa’iil, wax macno ah iyo warna ma jiro!

Ciidanka #Sucuudiga ayaa hawada u furan indhihiisa hortooda si ay u taageeraan Israel, mana jirto wax dareen ah ama war ah!

Natiijadu waxay tahay: #Gaza_Kibirka waa la duqeeyay oo la baabi'iyay khiyaanada iyo tacabka ay wadaan taliyayaasha Sahyuuniyadda ee gacanta ku haya ciidamadaas.

In la rido dawladaha gacanta ku haya ciidamadaas, loogana faa’iidaysto inay u adeegaan cadawga ummadda iyo cabudhinta shacabkeeda, waa waajib si ummadda loo xoreeyo, falastiinna loo xoreeyo.

Cabdul-laahi Al-Ghaamidi

Turjumida waa Google
👍3
"Ciidankan Carbeed ee aad arkaysaan ma loo sameynin inay difaacaan Islaamka iyo Muslimiinta, balse waa aasaasay in ay idin dilaan, hal xabbadna kuma ridi doonaan Sahyuuniyadda."

Qoraa Sayid Qutb 1966kii.

Kuwa Soomaalida Waa La Mid Fikirka Liito Ee Laga dhaadhiciyay kuwa carbeed ayaa kuwaanna laga dhaadhiciyay.
Meir Mazuz : waa mid kamid ah axbaarta yuhuuda kanaalka 7aad ee israaiil ayuu u sheegay hadalkaan

" Haddii aan la tacaamulayno banii aadam waxaan ogolaan lahayn samafalka caadiga ah in Qaza la geeyo laakiin waxaan la tacaamulaynaa xoolo aanan banii aadam ahayn "

Midaas waa caqliyadooda ayaga iyo siyaasiyiinta galbeedka sahaayinada caabudo .

Cumar Inshar

Naxariis laawayaasha Nuucaas Ah Ayey Reer Gaza Xabsi Oogu Xiran yihiin Isgaarsiin Ma Leh Internetna Ma Leh.

رب سلم رب سلم رب سلم
😱1
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Muuqaal Ku tusinaayo qeyb ka mid ah burburka yahuudu ka wado Gaza

Diyaarad nuuceeda lagu qiyaasay B52 Oo halki mar rideyso Gantaalo 30-40 ayaa duqeysay guryo dabaqyo ah iyo dhismayaal dhulka ayeyna ku dartay.

رب سلم رب سلم
😢2
Fikirka Liito Ee Laga Dhaadhiciyay Ciidamada Carbeed Iyo Shucuubtooda Iyo Wadamada Kale Ee Muslimka Ah Laga Dhaadhiciyay Waa Waxa Lagu Sheego #Wadaniyada.

Wadaniyadu Waa Cudurka Muslimiinta Kala Geeyay, Waa Cudurka Yareeyay Isu Damqashada Muslimiinta Dhaxdooda Ah, Waa Cudurka Yareeyay Gacaltooyadii Muslimiinta Isu Qabeen Iyo Ka Fogaanshaha Gaalada Iyo Naceybkooda, Muslimiinta Hadey Doonayaan Sharaf Cizzi Midnimo Shareecada Oo Sareyso Ha Tuuraano Baqtiga Wadaniyada (Waxa Aan Ku Magacaawno Soomaalinimada), Hadii Kale Shirqoolka Gaalka Oo Noo Dhigay Ayaa Maalin Walba Muslimka Lagu Leyn Doonaa Damqashana Ma Jiri Doonto.
👍3
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
شهداء أطفال قبل قليل في قصف الاحتلال الإسرائيلي على مخيم النصيرات 🇵🇸
😢2😱1
Gumeystaha Yahuuda Caruurta Gaza Wuu Laayay.👆
Forwarded from سبيل النجاة (Muna Koos)
ماذا يقصد أبو عبيدة الناطق باسم كتائب القسام، "بلعنة العقد الثامن"؟

"لعنة العَقد الثامن" التي ورَدت على لسان أبي عبيدة -سدده الله- في بيانه الأخير، يُراد بها: ما يعتقده اليهود -استناداً إلى نصوص توراتية- من أنهم لا تستمر لهم دولة قدر ثمانين سنة، ثم تنهار، فالعقد الواحد يُقدّر بعشر سنوات، والعقد الثامن يعني كمال الثمانين عاماً، فنصوص التوراة عندهم تقول إن اليهود على مدار تاريخهم قامت لهم دولتان فقط، كل واحدة منهما انهارت عند نهاية العقد الثامن، هما مملكة داود وسليمان، ومملكة الحشمونائيم.

وقد صرَّح كثيرون من قادة الكيان الصهيوني بذلك، منهم ايهود باراك وبن غوريون، وحتى نتنياهو -كما جاء في بعض تصريحاته- يتمنى أن يصل ب"إسرائيل" إلى تمام المائة.

مع معركة طوفان الأقصى ولعنة "العقد الثامن".. "إسرائيل" تستشعر الهزيمة والزوال

منقول من د. تكروري
‏الحرب الداخلية في إسرائيل سوف تبدأ في اليوم الذي ستتوقف فيه معركة ⁧ #طوفان_الأقصى ⁩ لكنهم بدؤوا مرحلة اللوم والخلاف الآن فقد تنصل نتنياهو من الفشل الأمني واتهم الاستخبارات والشاباك بالمسؤولية،فهاجمه وزير دفاعه غانتس وطالبه بالتراجع عن اتهاماته وإعلان تحمل المسؤولية فرضخ نتنياهو واضطر كما قالت صحيفة "معاريف " الاسرائيلية لحذف التغريدة التي اتهم فيها قادة المنظومة الأمنية بأنهم سبب الفشل الأمني لعدم إبلاغه بمعلومات مُسبقة حول نوايا حماس،معركة ⁧ #طوفان_الأقصى ⁩ ستؤدي إلى حرب داخلية في ⁧ #إسرائيل ⁩ وصراعات قد تقود لتفكيك الدولة،هذه ليست أوهام ولكن ارجعوا إلى تصريحات قادة اسرائيل حول لعنة العقد الثامن ونبوءات النهاية التي يتحدثون عنها منذ ربع قرن، وإلى التاريخ فهناك حروب تغير الخرائط وهذه واحدة منها.

احمد منصور

.⁧ #غزه_تقاوم ⁩ ⁦ #Gaza ⁩ ⁦ #Gaza_Genocide
👍3