Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 11aad
Nabi Nuux CS wuxuu ahaa rasuulkii ugu horeeyey ee digniin xooggan la yimid.
Qaybtan waxaan ku arkaynaa sabarkii uu u lahaa umaddiisa iyo sida uu ugu yeerayey kumanaan sano si ay uga badbaadaan cawaaqibta shirkiga. Waxaan eegeynaa doodihii uu la galay dadkiisa iyo sida uu u isticmaalay muuqaalada aakhiro si uu u taabto qalbiyadooda. Waa bilowga safarka nabiyaasha ee dhinaca digniinta iyo hanuunka.
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Dr. Cabdulahi Ganey.
Youtube Link: https://youtu.be/aUj1TTfcN2s
Daawasho wacan
#Al_Saadicuun_Bil_Xaq
#Ramadaan1447

YouTube
Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 11aad
Nabi Nuux CS wuxuu ahaa rasuulkii ugu horeeyey ee digniin xooggan la yimid.
Qaybtan waxaan ku arkaynaa sabarkii uu u lahaa umaddiisa iyo sida uu ugu yeerayey kumanaan sano si ay uga badbaadaan cawaaqibta shirkiga. Waxaan eegeynaa doodihii uu la galay dadkiisa…

❤9👍3
Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 12aad
Ibrahim, Musa iyo Ciise (CS)
Xalaqadaan waxay ka hadlaysaa xiriirka ka dhexeeya dacwada qaar ka mid ah nabiyaashii ugu waaweynaa (Ulul-Casmi) iyo maalinta aakhiro. Waxaan eegeynaa sida Nabi Ibraahim, Nabi Muuse, iyo Nabi Ciise CS ay dadkooda ugu xireen cabsida Allah iyo rumaynta maalinta abaalmarinta. Waa cashar na tusaya in fariinta nabiyaashu ay hal tahay, taas oo ah in tawxiidku u baahan yahay in la rumeeyo la kulanka Allah ee malinta Aakhiro.
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Eng. Cabdixaliim Xersi.
Youtube Link: https://youtu.be/Z6x3uQIDD2I?

Xalaqadaan waxay ka hadlaysaa xiriirka ka dhexeeya dacwada qaar ka mid ah nabiyaashii ugu waaweynaa (Ulul-Casmi) iyo maalinta aakhiro. Waxaan eegeynaa sida Nabi Ibraahim, Nabi Muuse, iyo Nabi Ciise CS ay dadkooda ugu xireen cabsida…

❤8👍3
Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 13aad
Bilowgii Digniinta Nabiga (ﷺ)
Sidee ayuu ku bilaabmay baaqii Nabigeena ﷺ ee xagga aakhiro? Qaybtan waxaan ku baranaynaa bilowgii dacwada sirta ahayd iyo markii Nabigu fuulay buurta Safa si uu ugu digo qaraabadiisa iyo dadka reer Makka. Waxaan eegeynaa culayska fariinta iyo sida uu Nabigu (ﷺ) dadka ugu caddeeyey inaan qofna qof kale wax u tarayn maalinta qiyaamaha haddii aanu iimaan iyo camal la imaan.
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Dr. Haaruun Jeelle.
Youtube Link: https://youtu.be/XGYac8-YIPo?

Sidee ayuu ku bilaabmay baaqii Nabigeena ﷺ ee xagga aakhiro? Qaybtan waxaan ku baranaynaa bilowgii dacwada sirta ahayd iyo markii Nabigu fuulay buurta Safa si uu ugu digo qaraabadiisa iyo dadka reer Makka. Waxaan eegeynaa culayska…

Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 14aad
Fariintii ugu dambaysay ee Nabigeena (ﷺ)
Maadaama uu Nabiga (ﷺ) yahay kii ugu dambeeyey nabiyaasha, fariintiisu waa midda ugu dambaysa ee binu-aadamku haysataan ilaa qiyaamaha. Qaybtan waxay falanqaynaysaa mas'uuliyadda saaran qof kasta oo muslim ah si uu fariintaas u gaarsiiyo dadka kale. Waxaan eegeynaa sida Nabigu ﷺ u gutay amaanadii, iyo sida looga rabo umaddiisa inay u istaagaan badbaadinta dadka kale iyagoo xusuusinaya maalintaas weyn.
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Dr. Ciise Bashiir.
Youtube Link: https://youtu.be/n_4k8WzmU6w

Maadaama uu Nabiga (ﷺ) yahay kii ugu dambeeyey nabiyaasha, fariintiisu waa midda ugu dambaysa ee binu-aadamku haysataan ilaa qiyaamaha. Qaybtan waxay falanqaynaysaa mas'uuliyadda saaran qof kasta oo muslim ah si uu…

❤12👍2
Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 15aad
Maxaa dhacaya marka ay naftu ka baxdo jirka?
Qaybtan waxay na marsiinaysaa safarka dhabta ah ee qof kasta sugaya, laga bilaabo daqiiqada geerida, nolosha qabriga (Barzakh) ilaa maalinta dadka la soo saarayo (Xashriga). Waxaan eegeynaa xaqiiqada ah in aduunku yahay mid gabaabsi ah, iyo in tillaabo kasta oo aynu qaadno ay tahay mid noo dhowaanaysa godka iyo xisaabta xigta.
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Dr.Ibrahim Xassan.
Youtube Link: https://youtu.be/bzWKEzAbOpE
Daawasho wacan.

Qaybtan waxay na marsiinaysaa safarka dhabta ah ee qof kasta sugaya, laga bilaabo daqiiqada geerida, nolosha qabriga (Barzakh) ilaa maalinta dadka la soo saarayo (Xashriga). Waxaan eegeynaa xaqiiqada ah in aduunku…

❤11👍4
Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 16aad
Maalinta qiyaamaha ma jiraan meelo dhexe; natiijadu waa labo kooxood oo kaliya.
Qaybtan waxaan ku baranaynaa sifooyinka dadka loo qoondeeyey jannada iyo kuwa loo kaxaynayo naarta. Waxaan eegeynaa sida Qur’aanku u caddeeyey in kala saaristaasi ay tahay mid cadaalad ah oo ku dhisan camalkii aduunka. Waa muuqaal xooggan oo na tusaya halka uu ku dambayn doono safarka binu-aadamka.
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Dr. Cabduqaadir Cali.
Youtube Link: https://youtu.be/vhRXXfG4WuY

Maalinta qiyaamaha ma jiraan meelo dhexe; natiijadu waa labo kooxood oo
kaliya. Qaybtan waxaan ku baranaynaa sifooyinka dadka loo qoondeeyey jannada iyo kuwa loo kaxaynayo naarta. Waxaan eegeynaa sida Qur’aanku u caddeeyey in kala saaristaasi ay tahay mid…

❤9
Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 17aad
Wada-hadalka Allah, Malaa'igta iyo Dadka
Sidee ayuu noqonayaa hadalku maalinta qiyaamaha? Qaybtan waxay soo bandhigaysaa muuqaalada wada-hadalka dhexmari doona Allah iyo adoomadiisa, iyo hadalada malaa'igta ee ku socda dadka Ahlu-Jannada iyo Ahlu-Naarka. Waxaan eegeynaa qoomamada dadka xumaanta galay marka ay Allah baryaan iyo farxadda mu'miniinta marka uu Allah u muujiyo inuu raali ka yahay.
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Dr. Cabdixaliim Hakabo.
Youtube Link: https://youtu.be/Gh_haIgQqE4

Sidee ayuu noqonayaa hadalku maalinta qiyaamaha? Qaybtan waxay soo bandhigaysaa muuqaalada wada-hadalka dhexmari doona Allah iyo adoomadiisa, iyo hadalada malaa'igta ee ku socda dadka Ahlu-Jannada iyo Ahlu-Naarka.…

Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 18aad
Is-eedaynta Daalimiinta iyo Taageerayaashooda
Maxaa dhexmari doona madaxda kibirsan iyo dadkii lunsanaa ee raacay xilligii dunida la joogay? Qaybtan waxa aan ku eegeynaa qisada Fircoon iyo dadkiisii sida ay isku eedaynayaan maalinta qiyaamaha. Waxaan baranaynaa in taageerada indho-la'aanta ah ee la siiyo kuwa baadiyaysan ay horseeddo halaag labada dhinacba ah. Waa cashar ku saabsan ciribta ay leedahay raacista dadka qooqay.
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Ustaad Zayd Ibraahim.
Youtube Link: https://youtu.be/6Xep3nB0pUY

Maxaa dhexmari doona madaxda kibirsan iyo dadkii lunsanaa ee raacay xilligii dunida la joogay? Qaybtan waxa aan ku eegeynaa qisada Fircoon iyo dadkiisii sida ay isku eedaynayaan maalinta qiyaamaha. Waxaan baranaynaa…

Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 19aad
Is-eedaynta Kuwa Is-kibriyey iyo kuwa La-raacay
Waa maxay xiriirka ka dhexeeya kuwa awoodda leh ee dadka marin-habaabiya iyo kuwa raacsan ee aan caqliga isticmaalin? Qaybtan waxay falanqaynaysaa muuqaalka is-eedaynta u dhexaysa kuwa is-kibriyey iyo kuwa raacay ee aakhiro. Waxaan eegeynaa sida xiriirkii aduunku u go'ayo iyo sida mid kastaaba uu u rabo in kan kale lagu laba-laabo cadaabka xilli uu wakhtigii ka dhamaaday.
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Eng. Maxamed Ibraahim.
Youtube Link: https://youtu.be/9vQU0WYZL1E

Waa maxay xiriirka ka dhexeeya kuwa awoodda leh ee dadka marin-habaabiya iyo kuwa raacsan ee aan caqliga isticmaalin? Qaybtan waxay falanqaynaysaa muuqaalka is-eedaynta u dhexaysa kuwa is-kibriyey iyo kuwa…

❤11👍1
Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 20aad
Qoomamada Munaafaqiinta
Munaafaqiintu waxay aduunka kula noolaayeen mu'miniinta, laakiin aakhiro maxaa kala saaraya? Qaybtan waxay ka hadlaysaa xaqiiqada munaafaqiinta ee ah inay waayi doonaan nuurka maalinta qiyaamaha. Waxaan eegeynaa baryada ay baryayaan mu'miniinta inay nuurka ka qayb siiyaan, iyo jawaabta adag ee la siin doono oo ah inay dib ugu laabtaan aduunkii ay iska soo dayaceen.
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Sh. Cabdirashiid Cali.
Youtube Link: https://youtu.be/ouypmsyLmSI

Munaafaqiintu waxay aduunka kula noolaayeen mu'miniinta, laakiin aakhiro maxaa kala saaraya? Qaybtan waxay ka hadlaysaa xaqiiqada munaafaqiinta ee ah inay waayi doonaan nuurka maalinta qiyaamaha. Waxaan eegeynaa baryada ay baryayaan…

❤10👍1
Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 21aad
Khudbada uu Shaydaanka u Akhrin doono dadkii uu baadiyeeyey
Maalinta qiyaamaha, shaydaanku khudbad taariikhi ah ayuu u jeedin doonaa dhamaan dadkii uu aduunka ku soo marin-habaabiyey. Qaybtan waxay iftimiinaysaa khudbaddaas naxdinta leh iyo sida uu shaydaanku ugu oran doono dadka: "Ha i eedaynina ee naftiina eeda." Waxaan arkaynaa sida uu uga baxayo dhamaan ballamihii beenta ahaa ee uu shaydaanku u ballan qaaday intii ay aduunka joogeen.
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Dr. Ciise Cabdi.
Youtube Link: https://youtu.be/Exp8Vw6BM4E

Is-eedaynta iyo Shaydaanka
Maalinta qiyaamaha, shaydaanku khudbad taariikhi ah ayuu u jeedin doonaa dhamaan dadkii uu aduunka ku soo marin-habaabiyey. Qaybtan waxay iftimiinaysaa khudbaddaas naxdinta leh iyo sida uu shaydaanku ugu oran doono dadka: "Ha…

❤7👍1
Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 22aad
Qoomamda Ehlu Naarka iyo Rajada in loo celiyo dunida
Qaybtani waxa ay ka hadlaysaa mid ka mid ah muuqaalada ugu xanuunka badan ee quraanku sawiray, qoomamada daran ee dadka dafira aakhiro marka ay arkaan xaqiiqada. Waxaan eegeynaa baryada ay baryayaan inay adduunka ku soo laabtaan si ay camal fiican u qabtaan, iyo xaqiiqada ah in albaabkaas uu xidhmay. Waa digniin ku socota qof kasta oo nool inuu ka faa'iidaysto fursadda maanta.
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Dr. Axmed Xasan.
Youtube Link: https://youtu.be/KvYZOyDLrGk

Qoomamada iyo Hamuunta ku soo Noqoshada Adduunka
Qaybtani waxa ay ka hadlaysaa mid ka mid ah muuqaalada ugu xanuunka badan ee quraanku sawiray, qoomamada daran ee dadka dafira aakhiro marka ay arkaan xaqiiqada. Waxaan eegeynaa baryada ay baryayaan inay adduunka…

Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 23aad
Soo dhaweynta iyo Karaamaynta ay la kulmi doonaan Ehlo Jannaha
Sidee ayay noqon doontaa nolosha kuwa guulaystay? Qaybtan waxaa la dul-istaagayaa muuqaallada sharafta iyo quruxda badan ee uu Allah u diyaariyey mu’miniinta. Waxaan eegeynaa hadallada ay isweydaarsanayaan Ehlu-jannada, ammaanta ay u jeedinayaan Allah, iyo dareenkooda farxadeed ee aan dhammaadka lahayn.
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Dr Yaxye Najiib.
Youtube Link: https://youtu.be/ENkvrCxaCPc

Sharafta Mu’miniinta iyo Hadalka Ahlu-Jannaha
Sidee ayay noqon doontaa nolosha kuwa guulaystay? Qaybtan waxaa la dul-istaagayaa muuqaallada sharafta iyo quruxda badan ee uu Allah u diyaariyey mu’miniinta. Waxaan eegeynaa hadallada ay isweydaarsanayaan Ehlu…

Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 24aad
Sababaha Halaagga - Shirkiga: Cibaadada oo aan Rabi loo gaar yeelin ama Sharciga oo cid kale laga qaato
Shirkigu ma aha oo kaliya in sanam la caabudo, ee waa cid kasta oo lala wadaajiyo Allah awoodihiisa gaarka ah. Qaybtan waxay falanqaynaysaa khatarta shirkiga iyo sida uu u yahay sababta koowaad ee lagu mutaysto naarta. Waxaan eegeynaa sida dadka qaarkood ay u raacaan sharciyo iyo mabaadi’ ka soo horjeeda diinta Allah, taas oo ah nooc ka mid ah shirkiga oo u baahan in laga digtoonaado.
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Dr. Cabdullaahi Sh. Doon.
Youtube Link: https://youtu.be/zFb6wnpPdRE

Sababaha Halaagga: Shirkiga iyo Sharci-dejinta Allah sokadii
Shirkigu ma aha oo kaliya in sanam la caabudo, ee waa cid kasta oo lala wadaajiyo Allah awoodihiisa gaarka ah. Qaybtan waxay falanqaynaysaa khatarta shirkiga iyo sida uu u yahay sababta koowaad…

Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 25aad
Sababaha Halaagga: Raacista Dawaaqiida
Waa maxay Daaquut? Sideese looga fogaadaa? Qaybtan waxay sharxaysaa macnaha Daaquutka iyo khatarta ay leedahay in qofku ka weecdo raacista wax kasta oo ka fogaynaya amarka Allah. Waxaan eegeynaa in iimaanku aanu dhammaystirmin ilaa lagu kufriyo daaquutka, laguna xidhmo xadhigga Allah (Tawxiidka).
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Ustaad Axmed Saney.
Youtube Link: https://youtu.be/a8tyw76uV9s

Sababaha Halaagga: Raacista Daaquutka (ولاية الطاغوت)
Waa maxay Daaquut? Sideese looga fogaadaa? Qaybtan waxay sharxaysaa macnaha Daaquutka iyo khatarta ay leedahay in qofku ka weecdo raacista wax kasta oo ka fogaynaya amarka Allah. Waxaan eegeynaa in iimaanku…

Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 26aad
Sababaha Halaagga: Dood iyo Muran oo lagala horyimaado Aayadaha Cad-cad ee Rabi SWT
Xagee ku dambeynayaan dadka caqligooda iyo carabkooda u isticmaala inay ku murmaan ama ku inkiraan xaqiiqooyinka Allah? Qaybtan waxay ka hadlaysaa khatarta ka dhalata in la inkiro ama dood la galiyo aayaadka Qur’aanka si loo diido xaqa. Waxaa la sharxayaa kuwa is-kibriya ee diida inay raacaan hanuunka sida ay murankoodaasi u eersan doonaan marka xisaabtu timaado.
Khulaaso: Muranka ama inkiraadda Aayaadka Allah waa astaan muujinaysa kibir iyo iimaan la’aan. Casharku waxa uu na barayaa in mu’minka laga rabo inuu dhageysto oo addeeco Allah mar walba. Waxa aan arkaynaa in dadkii adduunka ku mashquulsanaa doodda iyo shakiga ay aakhira heli doonaan jawaab kulul. Waa fariin ku saabsan muhiimadda ay leedahay in qalbiga lagu xiro hanuunka Allah.
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Ustaad Xirsi Faarax.
Youtube Link: https://youtu.be/QIls_p-Lhq4

Sababaha Halaagga: Doodda iyo Muranka Aayaadka Allah
Xagee ku dambeynayaan dadka caqligooda iyo carabkooda u isticmaala inay ku murmaan ama ku inkiraan xaqiiqooyinka Allah? Qaybtan waxay ka hadlaysaa khatarta ka dhalata in la inkiro ama dood la galiyo aayaadka…

❤8👍1
Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 27aad
Sababaha Halaagga: Kibirka iyo Diidmada Xaqqa
Kibirka waa dambigii ugu horreeyey ee dhaca, waana kii Ibliis jannada looga soo saaray. Qaybtani waxa ay falanqaynaysaa sida kibirku u burburiyo camalka qofka iyo sida uu uga hor-istaago hanuunka. Waxaan eegeynaa ciribta ay mutaystaan kuwa is-kibriya ee aan rabin inay wajigooda dhulka u dhigaan Rabbigii abuuray.
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Ustaad Cabdishakuur Cali.
Youtube Link: https://youtu.be/wuRV1auJIlA

Sababaha Halaagga: Cibaadada Allah oo laga kibro
Kibirka waa dambigii ugu horreeyey ee dhaca, waana kii Ibliis jannada looga soo saaray. Qaybtani waxa ay falanqaynaysaa sida kibirku u burburiyo camalka qofka iyo sida uu uga hor-istaago hanuunka. Waxaan eegeynaa…

❤6👍2👏1
Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 28aad
Sababaha Halaagga: Ku Jeesjeesidda Aayadaha Rabi (SWT)
Description: Ku qoslidda mu’miniinta iyo ku jees-jeeska diinta Allah waa mid aad ugu badan nolosha dadka. Qaybtani waxa ay ka hadlaysaa cawaaqibta ka dhalanaysa sifooyinkaas xun. Waxa aan eegeynaa sida ay isu rogi doonto xaaladdu maalinta qiyaamaha, halkaas oo mu’miniintu ay ku qosli doonaan kuwii adduunka ku qosli jiray.
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Ibraahim Najiib.
Youtube Link: https://youtu.be/sbtyV3_byoA

Sababaha Halaagga: Ku jeesjeesidda Aayaadka Allah
Description: Ku qoslidda mu’miniinta iyo ku jees-jeeska diinta Allah waa mid aad ugu badan nolosha dadka. Qaybtani waxa ay ka hadlaysaa cawaaqibta ka dhalanaysa sifooyinkaas xun. Waxa aan eegeynaa sida ay…

Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 29aad
Sababaha Halaagga: Aduun-jacaylka iyo Shahwaadka
Maxay tahay sababta ugu weyn ee dadka ka fogeeya aakhiro? Waa dhalaalka adduunka iyo raacidda hawada nafta. Qaybtaan waxa ay sharxaysaa sida adduun-jacaylku u indho-tiro qofka, isagoo ka dhiga mid illooba ujeeddadii loo abuuray. Waxaan eegeynaa sida ay shahwaadka iyo raaxada dhalanteedka ahi u horseedaan khasaaro wayn..
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Dr. Cismaan Cabdulle.
Youtube Link: https://youtu.be/6RllgUhrG54

Maxay tahay sababta ugu weyn ee dadka ka fogeeya aakhiro? Waa dhalaalka adduunka iyo raacidda hawada nafta. Qaybtaan waxa ay sharxaysaa sida adduun-jacaylku u indho-tiro qofka, isagoo ka dhiga mid illooba…

❤7👍2
Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 30aad
Waxaan xalaqadan ku soo gudbinay dulmar kooban oo ku saabsan qodobadii ugu muhiimsanaa ee diiradda lagu saaray barnaamijkii inoo socday bisha barakaysan ee Ramadaan.
Barnaamijku wuxuu ka koobnaa afar qayb oo asaasi ah, kuwaas oo kala ah:
1- Sida ay Rumaynta Aakhiro saldhig ugu tahay Caqiiqadada
2- Maalinta Aakhiro Sida Ay Uga Muuqatay Dacwada Rususha.
3- Natiijada iyo Meesha loo dambeyn doono.
4- Arimaha lagu mutaysan karo Halaaga Aakhiro.
Qayb kasta waxaa hoos imanayay qodobo muhiim ah oo si faahfaahsan loogu falanqeeyay xalaqadihii hore, waxaana halkan lagu soo koobay aragti guud oo sahleysa fahamka iyo dib-u-milicsiga barnaamijka.
Youtube Link: https://youtu.be/w38vfgXsOs8

1- Sida ay Rumaynta…

TAHNIYADA CIIDA FITRIGA EE BARKAYSAN
Muslimiintiyow... maalintiinani waa maalin weyn, ciiddiinnani waa munaasabad qiima badan... Allaah ne wuxuu naga mudan yahay in aan weyneyno oon uga shukrino nicmooyinkiisa waaweyn.
Allaah aan uga shukrino in uu na gaarsiiyey Ramadanka, noona kaadshay ilaa aan dhammeystiranay. Immisa ayaa niyaddoodu sidaas aheyd oo aanay geeridu ku simin oo aan gaarin Ramadaanka ama aan dhammeystiranba.
Ciid mubaarak, Allaahna ha naga aqbalo annaga iyo adinkaba acmaasha teeda wanaagsan (suuban), hana nagu galladeysto ka xoreynta naarta dhamaanteen.
Sidaas iyo Ciid wanaagsan.
https://youtu.be/JQeYgLCJ5VM
#Al_Saadicuun_Bil_Xaq
#The_Proclaimers_of_the_Truth
#Ciid_Mubaarak

Allaah aan uga shukrino in uu na gaarsiiyey Ramadanka, noona kaadshay ilaa…

❤13👍2