Al-Saadicuun Bil-Xaq
407 subscribers
185 photos
11 videos
1 file
636 links
Waa Barta Rasmiga ee Jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq
Download Telegram
๐…๐š๐ฅ๐š๐ง๐ช๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐ก๐š - ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š 6๐š๐š๐ -
๐—๐š๐ฅ๐š๐ช๐š๐๐š 1๐š๐š๐
Xalaqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa inshaa Allah saddexdii xalaqo ee kulanka Jimcaha ee bishaan baxday.
xalqaadkii sadax ahaa ee baxay bishaan waxaa looga hadlay mawduuca guud oo ah Waynaynta Allah iyo Hufiddisa oo ah xaqiiqada Ilaahnimada in loo caddeeyo dadkana lana baro Rabigooda.

Youtube link : https://youtu.be/07nffdhx-8M?si=wUpGrSOvMg1er9nv

#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
โค9๐Ÿ‘2๐Ÿ‘Œ1
K๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐ก๐š - ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š 6๐š๐š๐
๐—๐š๐ฅ๐š๐ช๐š๐๐š 4๐š๐š๐
Abuuridda Kawnka 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Abuuridda Kawnka, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona

Youtube link : https://youtu.be/5rOVyBZ2Dyw?si=reUFwAQL2ymN0mye

#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
โค9๐Ÿ‘4
K๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐ก๐š - ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š 6๐š๐š๐
๐—๐š๐ฅ๐š๐ช๐š๐๐š 5๐š๐š๐ -
Abuuridda Kawnka 2aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Abuuridda Kawnka, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona

Youtube link : https://youtu.be/yqjkvr_j1MM?si=apj1jxR25szAdNSQ

#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
โค7๐Ÿ‘3
๐ƒ๐ก๐š๐ฑ๐š๐ฅ ๐‘๐ž๐ž๐›๐ค๐š ๐’๐š๐š๐๐ข๐œ๐ฎ๐ฎ๐ง -๐—illiga 2aad ๐—๐š๐ฅ๐š๐ช๐š๐๐š 34๐š๐š๐
Islaamku Kama horjeedo wax soo saarka ilbaxnimada
Xalqadaan waxaa looga hadlayaa ujeedka ilbaxnimada waa in lagu xaqiijiyaa hadafka loo abuuray aadanaha oo ah in allah kaligii addoon loo ahaado , markaas ayay ibaxnimadu noqonaysaa mid u khidmaynayso basharka.

Youtube link : https://youtu.be/26yToeLcRGk?si=it12_-0w8PMn2muQ

#Daawasho_Wacan
#Dhaxal_Reebka_Saadicuun
#al_saadicuun_bil_saq
โค10๐Ÿ‘2
K๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐ก๐š - ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š 6๐š๐š๐
๐—๐š๐ฅ๐š๐ช๐š๐๐š 6๐š๐š๐ -
Abuuridda Kawnka 3aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Abuuridda Kawnka, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona

Youtube link : https://youtu.be/TNIT9yHB2Rk?si=hNm-pmXMvtSrZDqI

#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
โค10๐Ÿ‘3
K๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐ก๐š - ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š 6๐š๐š๐
๐—๐š๐ฅ๐š๐ช๐š๐๐š 7๐š๐š๐ -
Cilmiga Allah ee Ballaaran 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ee ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Cilmiga Allah ee ballaaran, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona.

Youtube link : https://youtu.be/ni677pDhW0M?si=oTo4-ME_nr8nqH5N

#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
โค9๐Ÿ‘2๐Ÿ”ฅ1
K๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐ก๐š - ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š 6๐š๐š๐
๐—๐š๐ฅ๐š๐ช๐š๐๐š 8๐š๐š๐
Cilmiga Allah ee Ballaaran 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ee ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Cilmiga Allah ee ballaaran, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona.

Youtube link : https://youtu.be/UnUY1gQR5eQ?si=mJlaEsfqivt4bliu

#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
โค6๐Ÿ‘2๐Ÿ”ฅ2๐Ÿฅฐ1๐Ÿ†1
K๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐ก๐š - ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š 6๐š๐š๐
๐—๐š๐ฅ๐š๐ช๐š๐๐š 9๐š๐š๐ -
Cilmiga Allah ee Ballaaran 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ee ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Cilmiga Allah ee ballaaran, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona.

Youtube link : https://youtu.be/60JB-_9esLg?si=1Kc9BHVkOH7tmjAS

#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
โค9๐Ÿ‘1๐Ÿ†1
๐…๐š๐ฅ๐š๐ง๐ช๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐ก๐š - ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š 6๐š๐š๐ -
๐—๐š๐ฅ๐š๐ช๐š๐๐š 3๐š๐š๐
Xalaqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa inshaa Allah saddexdii xalaqo ee kulanka Jimcaha ee bishaan baxday.
xalqaadkii sadax ahaa ee baxay bishaan.

Youtube : https://youtu.be/fw9zhvCnfHA?si=ExQ9A3zxCRFAimLK

#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
โค9๐Ÿ‘1๐Ÿ†1
๐ƒ๐ก๐š๐ฑ๐š๐ฅ ๐‘๐ž๐ž๐›๐ค๐š ๐’๐š๐š๐๐ข๐œ๐ฎ๐ฎ๐ง -๐—illiga 2aad ๐—๐š๐ฅ๐š๐ช๐š๐๐š 40๐š๐š๐
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida allah u sahlay gudashada waajibka dacwada iyo gudbibnta xaqqaa umadda loo sheegaya taas oo aan u baahnayna darajo cilmi gaar ah ama aqaoon dheeri ah ee laga rabo qofka waajibka dacwada u istaagaya, laakiin ay tahay in uu fahansanyahay waxxa uu sheegaya haba yaraatee.

Youtube link : https://youtu.be/IB7EIm3x3vQ?si=A-vAa_L_KSeIQeZZ

#Daawasho_Wacan
#Dhaxal_Reebka_Saadicuun
#al_saadicuun_bil_saq
โค9๐Ÿ‘1๐Ÿ†1
K๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐ก๐š - ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š 6๐š๐š๐
๐—๐š๐ฅ๐š๐ช๐š๐๐š 10๐š๐š๐ -
Abuurista Aadanaha iyo Maamuusiddiisa 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa Abuurista Aadanaha iyo sida uu Allah u karaameeyay. quraanku u soo bandhigay. Waxaa lagu qaadaa dhigay sida quraanku u soo bandhigay heerarka kala duwan ee ay soo martay abuuxistaas iyo waxa la gudboon bani aadanka si ay u gutaan hawshii loo abuuray.

Youtube link : https://youtu.be/Iphyk662F_A?si=8Yvsc7PrY2-KCJB4

#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
โค9๐Ÿ‘4๐Ÿ†1
K๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐ก๐š - ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š 6๐š๐š๐
๐—๐š๐ฅ๐š๐ช๐š๐๐š 11๐š๐š๐ -
Abuurista Aadanaha iyo Maamuusiddiisa 2aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa Abuurista Aadanaha iyo sida uu Allah u karaameeyay. quraanku u soo bandhigay. Waxaa lagu qaadaa dhigay sida quraanku u soo bandhigay heerarka kala duwan ee ay soo martay abuuxistaas iyo waxa la gudboon bani aadanka si ay u gutaan hawshii loo abuuray.

Youtube link : https://youtu.be/J1nG2JyBngM?si=Rmq5BlJqLVfBb2KE

#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
โค9๐Ÿ‘2๐Ÿ†1
K๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐ก๐š - ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š 6๐š๐š๐
๐—๐š๐ฅ๐š๐ช๐š๐๐š 12๐š๐š๐ -
Abuurista Aadanaha iyo Maamuusiddiisa 3aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa Abuurista Aadanaha iyo sida uu Allah u karaameeyay. quraanku u soo bandhigay. Waxaa lagu qaadaa dhigay sida quraanku u soo bandhigay heerarka kala duwan ee ay soo martay abuuxistaas iyo waxa la gudboon bani aadanka si ay u gutaan hawshii loo abuuray.

Youtube link : https://youtu.be/2g9ZmApO298?si=NZVDCU90b3v3dTjc

#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
โค8๐Ÿ‘2๐Ÿ†1
๐…๐š๐ฅ๐š๐ง๐ช๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐ก๐š - ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š 6๐š๐š๐ -
๐—๐š๐ฅ๐š๐ช๐š๐๐š 4๐š๐š๐
Xalaqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa inshaa Allah saddexdii xalaqo ee kulanka Jimcaha ee bishaan baxday.
xalqaadkii sadax ahaa ee baxay bishaan.

Youtube link : https://youtu.be/HG188yJeYJY?si=faypFucV2cVsAqv3

#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
โค11๐Ÿ‘4๐Ÿ†2
K๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐ก๐š - ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š 6๐š๐š๐
๐—๐š๐ฅ๐š๐ช๐š๐๐š 13๐š๐š๐ -
Xalaqadaan waxaa looga hadlaayaa sida Allah SW ugu sakhiray aadanaha koonka. Waxaa lagu muujiyay nicmooyin fara badan oon la soo koobi Karin oo Allah u galay bani aadanka si ay u gutaan hadafkii loo abuuray.

Youtube link : https://youtu.be/Y08HBEuywlM?si=8Ks6L0Vw2Z72lBfJ

#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
โค7๐Ÿ‘6๐Ÿ”ฅ2๐Ÿ†1
๐ƒ๐ก๐š๐ฑ๐š๐ฅ ๐‘๐ž๐ž๐›๐ค๐š ๐’๐š๐š๐๐ข๐œ๐ฎ๐ฎ๐ง -๐—illiga 2aad ๐—๐š๐ฅ๐š๐ช๐š๐๐š 44๐š๐š๐
xalaqadaan caawa waxaa looga hadlayaa mawduuc ku saabsan qaanuunka fitriga ah oo ilaahiga ah oo allah u dajiyay kawkna aan ku noolnahay kuna maamula

youtube link : https://youtu.be/Bxf7WvfDJRo?si=0XzGpWEkjSSB_x6L

#Daawasho_Wacan
#Dhaxal_Reebka_Saadicuun
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
โค11๐Ÿ‘2
K๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐ก๐š - ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š 6๐š๐š๐
๐—๐š๐ฅ๐š๐ช๐š๐๐š 13๐š๐š๐ -
Xalaqadaan waxaa looga hadlaayaa sida Allah SW ugu sakhiray aadanaha koonka. Waxaa lagu muujiyay nicmooyin fara badan oon la soo koobi Karin oo Allah u galay bani aadanka si ay u gutaan hadafkii loo abuuray.

Youtube link : https://youtu.be/Db8rjb4VKGc?si=L8aOrwbWNeB9geUL

#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
โค9๐Ÿ‘3
K๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐ก๐š - ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š 6๐š๐š๐
๐—๐š๐ฅ๐š๐ช๐š๐๐š 15๐š๐š๐
Xalaqadaan waxaa looga hadlaayaa sida Allah SW ugu sakhiray aadanaha koonka. Waxaa lagu muujiyay nicmooyin fara badan oon la soo koobi Karin oo Allah u galay bani aadanka si ay u gutaan hadafkii loo abuuray.

Youtube link : https://youtu.be/PLYtb7BADjU?si=IlLWatv_iTUWURLw

#Daawasho_Wacan
โค8๐Ÿ‘3