OGEYSIIS!
Waxaan dadka ku xiran bogga jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq ugu bishaaraynaynaa in aan dib u billaabi doonno barnaamijkii KULANKA JIMCAHA (Xiligiisa 6aad)
Xalaqada 1aad waxay soo galaysaa Inshaa Allaah habeenka Jimcaha 04/06/2024 8:00pm.
Facebook link : https://www.facebook.com/share/v/RkzbpGCnq1G9CTsi/?mibextid=oFDknk
#Al_Saadicuun_Bil_Xaq
#The_Proclaimers_of_the_Truth
#جماعة_الصادعون_بالحق

Facebook
Log in or sign up to view
See posts, photos and more on Facebook.
❤12👍2
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 1𝐚𝐚𝐝 -
Waynaynta Allah iyo Hufiddisa
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay waynaynta Allah iyo hufiddiisa, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona
Youtube link : https://youtu.be/BNt4OZZld0w?si=qq8KNkKQX2X7lrur
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan

YouTube
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝 : 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 1𝐚𝐚𝐝
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 1𝐚𝐚𝐝
Waynaynta Allah iyo Hufiddisa
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay waynaynta…

❤10👍3
𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 -𝐗illiga 2aad 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 30𝐚𝐚𝐝
Dagaalka ka Dhaxeeya Jaahiliyada iyo Islaamka
Xalqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa dagaalka soo jireenka aha ee ka dhaxeeyay xaqa(islaamka) iyo baadilka(Jaahiliyada) ayadoo lagu milicsan doona waqtiga uu soo bilaawday iyo waxa uu salka ku hayo.
Youtube link : https://youtu.be/GuIH_h7_Gx0?si=kAnoVwNrRLfgUzUx
#Daawasho_Wacan
#Dhaxal_Reebka_Saadicuun
#Al_Saadicuun_Bil_Saq.

Xalqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa dagaalka soo jireenka aha ee ka dhaxeeyay xaqa(islaamka) iyo baadilka(Jaahiliyada) ayadoo lagu milicsan doona waqtiga…

👍5❤4
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 2𝐚𝐚𝐝
Waynaynta Allah iyo Hufiddisa.
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa ujeeda allah aadanaha u abuuray oo ah in allah kaligii ay adoon u noqdaan, iyo in ay xaqiijiyaan khilaafadii allah kuna xaqiijiyaan shardigii iyo cahdigii allah uu la galay.
Youtube link : https://youtu.be/aQ0HABKsY0M?si=TpszyQdLjxfnOYBT
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 2𝐚𝐚𝐝
Waynaynta Allah iyo Hufiddisa.
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa ujeeda allah aadanaha u abuuray oo ah in allah kaligii ay adoon u noqdaan, iyo in ay xaqiijiyaan khilaafadii allah kuna xaqiijiyaan shardigii iyo cahdigii allah uu la galay.
Youtube link : https://youtu.be/aQ0HABKsY0M?si=TpszyQdLjxfnOYBT
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
YouTube
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝 : 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 2𝐚𝐚𝐝
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 2𝐚𝐚𝐝
Waynaynta Allah iyo Hufiddisa
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa ujeeda allah aadanaha u abuuray oo ah in allah kaligii ay adoon u noqdaan, iyo in ay xaqiijiyaan khilaafadii allah kuna xaqiijiyaan shardigii iyo cahdigii…

❤9👍4
𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 -𝐗illiga 2aad 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 30𝐚𝐚𝐝
Waaqaca Jaahiliyada Caalamka ku noll
Xalqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa farqiga u dhaxeeyxa jaahilyada maanta caalamka joogta iyo tii hore.
jaahiliyadii hore waxay ahaayeen kuwa hareer maray oo ka tagay kuna been abuurtay kutubtii alla soo dajiyay kuwa maanta jogana waa sidoo kale weeyaan.
Youtube link : https://youtu.be/4Pn3VZ8BzTQ?si=u27BzJw1r5nobZrg
#Daawasho_Wacan
#Dhaxal_Reebka_Saadicuun
#Al_Saadicuun_Bil_Saq.
Waaqaca Jaahiliyada Caalamka ku noll
Xalqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa farqiga u dhaxeeyxa jaahilyada maanta caalamka joogta iyo tii hore.
jaahiliyadii hore waxay ahaayeen kuwa hareer maray oo ka tagay kuna been abuurtay kutubtii alla soo dajiyay kuwa maanta jogana waa sidoo kale weeyaan.
Youtube link : https://youtu.be/4Pn3VZ8BzTQ?si=u27BzJw1r5nobZrg
#Daawasho_Wacan
#Dhaxal_Reebka_Saadicuun
#Al_Saadicuun_Bil_Saq.
YouTube
𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 -𝐗illiga 2aad 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 31𝐚𝐚𝐝
𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 -𝐗illiga 2aad 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 30𝐚𝐚𝐝
Waaqaca Jaahiliyada Caalamka ku noll
Xalqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa farqiga u dhaxeeyxa jaahilyada maanta caalamka joogta iyo tii hore.
jaahiliyadii hore waxay ahaayeen kuwa hareer maray oo ka…

❤9👍3
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 3𝐚𝐚𝐝 -
Waynaynta Allah iyo Hufiddisa
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay waynaynta Allah iyo hufiddiisa, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona
Youtube link : https://youtube.com/playlist?list=PL_X6ISY9-Y4eHpSDnjBP2JkaMmpUBH_3H&si=jCkMytqtJ7eph9id

❤8👍2
𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 -𝐗illiga 2aad 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 32𝐚𝐚𝐝
Sabata keenta baaba aadanaha
Xalqadaan waxaa looga hadlayaa haadeenta dheer ee ah aadanuhu dul taagan yihiin iyo sanabta keentay in ay haadaantaa ka lulshaan.
Youtube link : https://youtu.be/op8SDaR1tdc?si=ItfIZVuDGFwciLZz

#Dhaxal_Reebka_Saadicuun…

❤9👍1
𝐅𝐚𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝 -
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 1𝐚𝐚𝐝
Xalaqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa inshaa Allah saddexdii xalaqo ee kulanka Jimcaha ee bishaan baxday.
xalqaadkii sadax ahaa ee baxay bishaan waxaa looga hadlay mawduuca guud oo ah Waynaynta Allah iyo Hufiddisa oo ah xaqiiqada Ilaahnimada in loo caddeeyo dadkana lana baro Rabigooda.
Youtube link : https://youtu.be/07nffdhx-8M?si=wUpGrSOvMg1er9nv

𝐅𝐚𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝 -𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 1𝐚𝐚𝐝
𝐅𝐚𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝 -
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 1𝐚𝐚𝐝
Xalaqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa inshaa Allah saddexdii xalaqo ee kulanka Jimcaha ee bishaan baxday.
xalqaadkii sadax ahaa ee baxay bishaan waxaa looga hadlay mawduuca guud oo ah Waynaynta Allah…

❤9👍2👌1
𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 -𝐗illiga 2aad 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 33𝐚𝐚s
Yaa xaq u leh Hogaaminta Bashrka
Xalqadaan waxaa looga hadlayaa oo lagu sharxayaa allaha kaligii in uu xaq u leeyahay hogaaminta basharka.
Youtube link : https://youtu.be/T_GR4aJHwIc?si=dwHJjazV8COiXtAf

❤10👍4
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 4𝐚𝐚𝐝
Abuuridda Kawnka 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Abuuridda Kawnka, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona
Youtube link : https://youtu.be/5rOVyBZ2Dyw?si=reUFwAQL2ymN0mye

K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 4𝐚𝐚𝐝
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 4𝐚𝐚𝐝 -
Abuuridda Kawnka 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Abuuridda…

𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 5𝐚𝐚𝐝 -
Abuuridda Kawnka 2aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Abuuridda Kawnka, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona
Youtube link : https://youtu.be/yqjkvr_j1MM?si=apj1jxR25szAdNSQ
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 5𝐚𝐚𝐝 -
Abuuridda Kawnka 2aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Abuuridda Kawnka, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona
Youtube link : https://youtu.be/yqjkvr_j1MM?si=apj1jxR25szAdNSQ
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
YouTube
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝 - 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 5𝐚𝐚𝐝
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 5𝐚𝐚𝐝
Abuuridda Kawnka 2aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Abuuridda…
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 5𝐚𝐚𝐝
Abuuridda Kawnka 2aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Abuuridda…
❤7👍3
𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 -𝐗illiga 2aad 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 34𝐚𝐚𝐝
Islaamku Kama horjeedo wax soo saarka ilbaxnimada
Xalqadaan waxaa looga hadlayaa ujeedka ilbaxnimada waa in lagu xaqiijiyaa hadafka loo abuuray aadanaha oo ah in allah kaligii addoon loo ahaado , markaas ayay ibaxnimadu noqonaysaa mid u khidmaynayso basharka.
Youtube link : https://youtu.be/26yToeLcRGk?si=it12_-0w8PMn2muQ
#Daawasho_Wacan
#Dhaxal_Reebka_Saadicuun
#al_saadicuun_bil_saq

Xalqadaan waxaa looga hadlayaa ujeedka ilbaxnimada waa in lagu xaqiijiyaa hadafka loo abuuray aadanaha oo ah in allah kaligii addoon loo ahaado , markaas…

❤10👍2
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 6𝐚𝐚𝐝 -
Abuuridda Kawnka 3aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Abuuridda Kawnka, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona
Youtube link : https://youtu.be/TNIT9yHB2Rk?si=hNm-pmXMvtSrZDqI
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 6𝐚𝐚𝐝 -
Abuuridda Kawnka 3aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Abuuridda Kawnka, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona
Youtube link : https://youtu.be/TNIT9yHB2Rk?si=hNm-pmXMvtSrZDqI
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
YouTube
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 6𝐚𝐚𝐝
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 6𝐚𝐚𝐝 -
Abuuridda Kawnka 3aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Abuuridda…
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 6𝐚𝐚𝐝 -
Abuuridda Kawnka 3aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Abuuridda…
❤10👍3
𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 -𝐗illiga 2aad 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 36𝐚𝐚𝐝
Bashariyadu maanta waxa ay u baahantahay camal ama ficil , wixii ficil ah ee nolasha ka muuqda ayaa aad ugu saamayn badan .
Youtube link : https://youtu.be/Nw8ZriRJt68?si=e0Ra6_Lpz94o7cbK

❤11👍3🔥1
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 7𝐚𝐚𝐝 -
Cilmiga Allah ee Ballaaran 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ee ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Cilmiga Allah ee ballaaran, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona.
Youtube link : https://youtu.be/ni677pDhW0M?si=oTo4-ME_nr8nqH5N

K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 7𝐚𝐚𝐝
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 7𝐚𝐚𝐝 -
Cilmiga Allah ee Ballaaran 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ee ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay…

❤9👍2🔥1
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 8𝐚𝐚𝐝
Cilmiga Allah ee Ballaaran 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ee ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Cilmiga Allah ee ballaaran, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona.
Youtube link : https://youtu.be/UnUY1gQR5eQ?si=mJlaEsfqivt4bliu
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 8𝐚𝐚𝐝
Cilmiga Allah ee Ballaaran 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ee ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Cilmiga Allah ee ballaaran, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona.
Youtube link : https://youtu.be/UnUY1gQR5eQ?si=mJlaEsfqivt4bliu
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
YouTube
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 8𝐚𝐚𝐝
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 8𝐚𝐚𝐝
Cilmiga Allah ee Ballaaran 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ee ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay…
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 8𝐚𝐚𝐝
Cilmiga Allah ee Ballaaran 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ee ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay…
❤6👍2🔥2🥰1🏆1
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 9𝐚𝐚𝐝 -
Cilmiga Allah ee Ballaaran 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ee ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Cilmiga Allah ee ballaaran, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona.
Youtube link : https://youtu.be/60JB-_9esLg?si=1Kc9BHVkOH7tmjAS
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 9𝐚𝐚𝐝 -
Cilmiga Allah ee Ballaaran 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ee ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay Cilmiga Allah ee ballaaran, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona.
Youtube link : https://youtu.be/60JB-_9esLg?si=1Kc9BHVkOH7tmjAS
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
YouTube
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 9𝐚𝐚𝐝
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 9𝐚𝐚𝐝
Cilmiga Allah ee Ballaaran 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ee ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay…
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 9𝐚𝐚𝐝
Cilmiga Allah ee Ballaaran 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ee ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay…
❤9👍1🏆1
𝐅𝐚𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝 -
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 3𝐚𝐚𝐝
Xalaqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa inshaa Allah saddexdii xalaqo ee kulanka Jimcaha ee bishaan baxday.
xalqaadkii sadax ahaa ee baxay bishaan.
Youtube : https://youtu.be/fw9zhvCnfHA?si=ExQ9A3zxCRFAimLK
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 3𝐚𝐚𝐝
Xalaqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa inshaa Allah saddexdii xalaqo ee kulanka Jimcaha ee bishaan baxday.
xalqaadkii sadax ahaa ee baxay bishaan.
Youtube : https://youtu.be/fw9zhvCnfHA?si=ExQ9A3zxCRFAimLK
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
YouTube
𝐅𝐚𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝 -𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 3𝐚𝐚𝐝
𝐅𝐚𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝 -
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 3𝐚𝐚𝐝
Xalaqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa inshaa Allah saddexdii xalaqo ee kulanka Jimcaha ee bishaan baxday.
xalqaadkii sadax ahaa ee baxay bishaan.
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 3𝐚𝐚𝐝
Xalaqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa inshaa Allah saddexdii xalaqo ee kulanka Jimcaha ee bishaan baxday.
xalqaadkii sadax ahaa ee baxay bishaan.
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
❤9👍1🏆1
𝐃𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐞𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧 -𝐗illiga 2aad 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 40𝐚𝐚𝐝
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida allah u sahlay gudashada waajibka dacwada iyo gudbibnta xaqqaa umadda loo sheegaya taas oo aan u baahnayna darajo cilmi gaar ah ama aqaoon dheeri ah ee laga rabo qofka waajibka dacwada u istaagaya, laakiin ay tahay in uu fahansanyahay waxxa uu sheegaya haba yaraatee.
Youtube link : https://youtu.be/IB7EIm3x3vQ?si=A-vAa_L_KSeIQeZZ

Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida allah u sahlay gudashada waajibka dacwada iyo gudbibnta xaqqaa umadda loo sheegaya taas oo aan u baahnayna darajo cilmi gaar ah ama aqaoon dheeri ah ee laga rabo qofka…
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida allah u sahlay gudashada waajibka dacwada iyo gudbibnta xaqqaa umadda loo sheegaya taas oo aan u baahnayna darajo cilmi gaar ah ama aqaoon dheeri ah ee laga rabo qofka…
❤9👍1🏆1
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 10𝐚𝐚𝐝 -
Abuurista Aadanaha iyo Maamuusiddiisa 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa Abuurista Aadanaha iyo sida uu Allah u karaameeyay. quraanku u soo bandhigay. Waxaa lagu qaadaa dhigay sida quraanku u soo bandhigay heerarka kala duwan ee ay soo martay abuuxistaas iyo waxa la gudboon bani aadanka si ay u gutaan hawshii loo abuuray.
Youtube link : https://youtu.be/Iphyk662F_A?si=8Yvsc7PrY2-KCJB4
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 10𝐚𝐚𝐝 -
Abuurista Aadanaha iyo Maamuusiddiisa 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa Abuurista Aadanaha iyo sida uu Allah u karaameeyay. quraanku u soo bandhigay. Waxaa lagu qaadaa dhigay sida quraanku u soo bandhigay heerarka kala duwan ee ay soo martay abuuxistaas iyo waxa la gudboon bani aadanka si ay u gutaan hawshii loo abuuray.
Youtube link : https://youtu.be/Iphyk662F_A?si=8Yvsc7PrY2-KCJB4
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
YouTube
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 10𝐚𝐚𝐝
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 10𝐚𝐚𝐝 -
Abuurista Aadanaha iyo Maamuusiddiisa 1aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa Abuurista Aadanaha iyo sida uu Allah u karaameeyay. quraanku u soo bandhigay. Waxaa lagu qaadaa dhigay sida quraanku u soo bandhigay…

❤9👍4🏆1
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 11𝐚𝐚𝐝 -
Abuurista Aadanaha iyo Maamuusiddiisa 2aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa Abuurista Aadanaha iyo sida uu Allah u karaameeyay. quraanku u soo bandhigay. Waxaa lagu qaadaa dhigay sida quraanku u soo bandhigay heerarka kala duwan ee ay soo martay abuuxistaas iyo waxa la gudboon bani aadanka si ay u gutaan hawshii loo abuuray.
Youtube link : https://youtu.be/J1nG2JyBngM?si=Rmq5BlJqLVfBb2KE
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 11𝐚𝐚𝐝 -
Abuurista Aadanaha iyo Maamuusiddiisa 2aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa Abuurista Aadanaha iyo sida uu Allah u karaameeyay. quraanku u soo bandhigay. Waxaa lagu qaadaa dhigay sida quraanku u soo bandhigay heerarka kala duwan ee ay soo martay abuuxistaas iyo waxa la gudboon bani aadanka si ay u gutaan hawshii loo abuuray.
Youtube link : https://youtu.be/J1nG2JyBngM?si=Rmq5BlJqLVfBb2KE
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
YouTube
K𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 - 𝐗𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 6𝐚𝐚𝐝 𝐗𝐚𝐥𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 11𝐚𝐚𝐝

❤9👍2🏆1