DACWADA AL-SAADICUUN
Xalaqada 22aad
Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dacwada ee Jamacada.
Youtube link : https://youtu.be/p9OTsV9rPU0?si=LHGB0KrcxOfjfAab
#Dacwada_Al_Saadicuun
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq

YouTube
Dacwada Al-Saadicuun Qaybtii 22-aad
DACWADA AL-SAADICUUN
Xalaqada 22aad
Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dacwada ee Jamacada.
#Dacwada_Al_Saadicuun
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
Transcript

โค12๐3
DACWADA AL-SAADICUUN
Xalaqada 23aad

Youtube link : https://youtu.be/k__dqrz3sww?si=LlbwYh9T7QrEVOXT

Dacwada Al-Saadicuun Qaybtii 23-aad

โค10๐4
DACWADA AL-SAADICUUN
Xalaqada 24aad

Youtube link : https://youtu.be/-bYIagbeGBA?si=-ts-x26iUWhxxFZ7

Dacwada Al-Saadicuun Qaybtii 24-aad

โค9๐5
DACWADA AL-SAADICUUN
Xalaqada 25aad

Youtube link : https://youtu.be/PI9TkML_2uc?si=SKdqP9coQ7OV_ifI

Dacwada Al-Saadicuun Qaybtii 25-aad

Xalaqada 26aad

Youtube link : https://youtu.be/GFznERZzdS0?si=BFIeVzXKsYyakYg2

Dacwada Al-Saadicuun Qaybtii 26-aad

โค11๐5
DACWADA AL-SAADICUUN
Xalaqada 27aad

Youtube link : https://youtu.be/30l_77Ewtbw?si=YEyz4QTs60QU5tza

Dacwada Al-Saadicuun Qaybtii 27-aad

โค11๐8
DACWADA AL-SAADICUUN
Xalaqada 28aad

Youtube link : https://youtu.be/58ww6KelmAY?si=afGLskGkqbEGJYZM

Dacwada Al-Saadicuun Qaybtii 28-aad

โค11๐4
DACWADA AL-SAADICUUN
Xalaqada 29aad

Youtube link : https://youtu.be/XyDakEB55o0?si=ZlHk41AgWo8ajpBY

โค11๐3๐ฅ1
Daawadayaal Jamaacada Al Saadicuun Bil Xaq waxay bisha Ramadaan idinla wadaagtay barnaamijkii โDacwada Al Saadicuun Bil Xaqโ oo ay ku soo bandhigtay nuxurka dacwadeedii ay soo gudbisay 7dii sano ee la soo dhaafay iyo mustaqbalka dacawadeeda.
Hadaba Waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagtaan sida aad uga faaโiidaysateen barnaamijkaas iyo waxa aad ka fahamteen dacwada Jamaacada.
#Dacwada_Al_Saadicuun
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
Hadaba Waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagtaan sida aad uga faaโiidaysateen barnaamijkaas iyo waxa aad ka fahamteen dacwada Jamaacada.
#Dacwada_Al_Saadicuun
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
โค7๐2๐2๐ฅ1๐ฅฐ1๐1
Jamaacada Al-Saadicuun waxa ay ugu hanbalyeyneysaa muslimiinta meel walba oo ay joogaan ciidul Fidriga barakeysan.
#ciidul_Fidriga_barakeysan
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#ุฌู ุงุนุฉ_ุงูุตุงุฏุนูู_ุจุงูุญู
#ciidul_Fidriga_barakeysan
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#ุฌู ุงุนุฉ_ุงูุตุงุฏุนูู_ุจุงูุญู
โค10๐2๐ฅ1
Qof kasta oo u soomay, una afuray addeecidda Allaah. Qof kasta oo u soomay iimaan iyo ajir maleysasho darteed, rumeeyeyna in Allaah uu yahay kan wax abuura oo aan cidi la wadaagin, Isagu wax arsaaqa oo aan cidi la wadaagin, Isagu mulkiga dhammaantiis leh oo aan cidi la wadaagin, Isagu xukunka kaligiis leeyahay oo aan cidi la wadaagin, Isagu kaligiis wax nooleeyo, waxna dilo oo aan cidi la wadaagin, umuurta oo dhanna Isaga kaligiis loo celinayo.
Dhammaan dadkaas oo dhan waxa aan u diraynaa hambalyo ku aaddan ciidul-fidriga barakeysan, kana soo goโday qalbiyo la jecel liibaan adduunyo iyo mid aakhiro.
Jamaacada Al-Saadicuun waxa ay ugu hanbalyeyneysaa muslimiinta meel walba oo ay joogaan ciidul Fidriga barakeysan.
Allaah ha u soo celiyo isaga oo barako iyo kheyr xanbaarsan. Allaah ha idinka aqbalo daacaadkiina, hana naga aqbalo annaga iyo adinkaba acmaasha wanagsan
Youtube link : https://youtu.be/dwxsTHjLGEY?si=AgwRUzuzDp0jN4ga
#ciidul_Fidriga_barakeysan
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#ุฌู ุงุนุฉ_ุงูุตุงุฏุนูู_ุจุงูุญู
Dhammaan dadkaas oo dhan waxa aan u diraynaa hambalyo ku aaddan ciidul-fidriga barakeysan, kana soo goโday qalbiyo la jecel liibaan adduunyo iyo mid aakhiro.
Jamaacada Al-Saadicuun waxa ay ugu hanbalyeyneysaa muslimiinta meel walba oo ay joogaan ciidul Fidriga barakeysan.
Allaah ha u soo celiyo isaga oo barako iyo kheyr xanbaarsan. Allaah ha idinka aqbalo daacaadkiina, hana naga aqbalo annaga iyo adinkaba acmaasha wanagsan
Youtube link : https://youtu.be/dwxsTHjLGEY?si=AgwRUzuzDp0jN4ga
#ciidul_Fidriga_barakeysan
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#ุฌู ุงุนุฉ_ุงูุตุงุฏุนูู_ุจุงูุญู
YouTube
hambalyo ku aaddan ciidul-fidriga barakeysan
Qof kasta oo u soomay, una afuray addeecidda Allaah. Qof kasta oo u soomay iimaan iyo ajir maleysasho darteed, rumeeyeyna in Allaah uu yahay kan wax abuura oo aan cidi la wadaagin, Isagu wax arsaaqa oo aan cidi la wadaagin, Isagu mulkiga dhammaantiis lehโฆ
โค11๐4๐ฅ1
Muslimiinta oo dhan waxa aan u diraynaa hambalyo ku aaddan ciidul-fidriga barakeysan, kana soo goโday qalbiyo la jecel liibaan adduunyo iyo mid aakhiro
Youtube link : https://youtu.be/dwxsTHjLGEY?si=Zwsnqt2NFhnvjfBq
#ciidul_Fidriga_barakeysan
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#ุฌู ุงุนุฉ_ุงูุตุงุฏุนูู_ุจุงูุญู
Youtube link : https://youtu.be/dwxsTHjLGEY?si=Zwsnqt2NFhnvjfBq
#ciidul_Fidriga_barakeysan
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#ุฌู ุงุนุฉ_ุงูุตุงุฏุนูู_ุจุงูุญู
YouTube
hambalyo ku aaddan ciidul-fidriga barakeysan
Qof kasta oo u soomay, una afuray addeecidda Allaah. Qof kasta oo u soomay iimaan iyo ajir maleysasho darteed, rumeeyeyna in Allaah uu yahay kan wax abuura oo aan cidi la wadaagin, Isagu wax arsaaqa oo aan cidi la wadaagin, Isagu mulkiga dhammaantiis lehโฆ
โค10๐4๐ฅ1
"Hordhac"- Sh. Abdullaahi Ahmed Nur
Dhaxal Reebka Saadicuun " (ู ู ุชุฑุงุซ ุงูุตุงุฏุนูู) Xiligiisii 2aad.
Allaah (SWT) waxa uu Jamaacada Al-saadicuun ku mannaystay dhaxalreeb aad u weyn oo qiimo badan, kuna salaysan kitaabka Allaah iyo sunnada Rasuulkiisa(SCW).
Dhaxalreebkaas jamaacadu waxa ay ku tarbiyoobeysay waqti dheer oo ka badan afartan sano, Ilaa uu Allaah doonay in uu u soo saaro dadka si ay u gaarsiiso risaalada Allaah.
Youtube link : https://youtu.be/ZfAtHTdTf_I?si=dhig8nI5F87BhTm6
#Al_Saadicuun_Bil_Xaq
#The_Proclaimers_of_the_Truth

Dhaxal Reebka Saadicuun Xiligiisii 2aad.
"Hordhac"- Sh. Abdullaahi Ahmed Nur
Dhaxal Reebka Saadicuun Xiligiisii 2aad.
Allaah (SWT) waxa uu Jamaacada Al-saadicuun ku mannaystay dhaxalreeb aad u weyn oo qiimo badan, kuna salaysan kitaabka Allaah iyo sunnada Rasuulkiisa(SCW).
Dhaxalreebkaas jamaacaduโฆ

โค11๐3
Hordhac Xaladaqada 2aad : Sh. Abdullaahi Ahmed Nur
Dhaxal Reebka Saadicuun " (ู ู ุชุฑุงุซ ุงูุตุงุฏุนูู) Xiligiisii 2aad.
Allaah (SWT) waxa uu Jamaacada Al-saadicuun ku mannaystay dhaxalreeb aad u weyn oo qiimo badan, kuna salaysan kitaabka Allaah iyo sunnada Rasuulkiisa(SCW).
Dhaxalreebkaas jamaacadu waxa ay ku tarbiyoobeysay waqti dheer oo ka badan afartan sano, Ilaa uu Allaah doonay in uu u soo saaro dadka si ay u gaarsiiso risaalada Allaah.
Youtube link : https://youtu.be/m3VUrNnqXbE?si=n71gSXhlH4JWYxKc
#Al_Saadicuun_Bil_Xaq
#The_Proclaimers_of_the_Truth
#ุฌู ุงุนุฉ_ุงูุตุงุฏุนูู_ุจุงูุญู
Dhaxal Reebka Saadicuun " (ู ู ุชุฑุงุซ ุงูุตุงุฏุนูู) Xiligiisii 2aad.
Allaah (SWT) waxa uu Jamaacada Al-saadicuun ku mannaystay dhaxalreeb aad u weyn oo qiimo badan, kuna salaysan kitaabka Allaah iyo sunnada Rasuulkiisa(SCW).
Dhaxalreebkaas jamaacadu waxa ay ku tarbiyoobeysay waqti dheer oo ka badan afartan sano, Ilaa uu Allaah doonay in uu u soo saaro dadka si ay u gaarsiiso risaalada Allaah.
Youtube link : https://youtu.be/m3VUrNnqXbE?si=n71gSXhlH4JWYxKc
#Al_Saadicuun_Bil_Xaq
#The_Proclaimers_of_the_Truth
#ุฌู ุงุนุฉ_ุงูุตุงุฏุนูู_ุจุงูุญู
YouTube
Dhaxal Reebka Saadicuun Xiligiisii 2aad. Hordhac Xalaqadda 2aad
Hordhac- Xalaqadda 2aad Sh. Abdullaahi Ahmed Nur
Dhaxal Reebka Saadicuun Xiligiisii 2aad.
Allaah (SWT) waxa uu Jamaacada Al-saadicuun ku mannaystay dhaxalreeb aad u weyn oo qiimo badan, kuna salaysan kitaabka Allaah iyo sunnada Rasuulkiisa(SCW).
Dhaxalreebkaasโฆ

โค7๐6๐ฅ2
# Ku ajiibay_ Allahayow_Ku ajiibay
Rabbiyow kugu ajiibay qalbigeyga, caqligeyga iyo xubnaheyga oo dhan.
Rabbiyow kugu ajiiby, isdhiibid, jajabnaan iyo hoggaansanaan.
Kugu ajiibay jaceyl, daaco, raallinimo iyo xasillooni.
Ku ajiibay aniga oo damcaya raalli ahaanshahaaga, rajeynayana naxariistaada.
Allahayow ku ajiibay, Adiga mooyee cid kalena talasaaranmaayo, irkanna maayo cid aan Adiga aheyn, cid aan Adiga aheyna ka baqi maayo, cid aan adiga aheyna u xukun doonan maayo.
#Ku ajiibay_ cid kula wadaagtaana ma jirto_ ku ajiibay.
Cid kula wadaagtaa ma jirto mulkigaaga iyo taladaada, cid kula wadaagtaa ma jirto maamulkaaga iyo xukunkaaga, cid kula wadaagtaa ma jirto abuuridda iyo talada, cid kula wadaagtaa ma jirto shacaaโirta iyo shareecda, cid kula wadaagtaa ma jirto xalaaleynta iyo xaarrimidda, cid kula wadaagtaa ma jirto daacada iyo hoggaansanka, cid kula wadaagtaa ma jirto salaadda iyo cibaado falashadaโฆ Waxaa dhuroobay ruuxii ajiiba yeeridda Rabbigiis, isudhiiba oo adeeca.
Allaah ha idinka aqbalo daacaadkiina, farxaddiinana ku taamyeelo ciidda.
Youtube link : https://youtu.be/lY7HU9hqXHU?si=C_2F5ObXAqwYTySP

TAHNIYADDA CIIDA AL ADXA EE BARKAYSAN
# Ku ajiibay_ Allahayow_Ku ajiibay
Rabbiyow kugu ajiibay qalbigeyga, caqligeyga iyo xubnaheyga oo dhan.
Rabbiyow kugu ajiiby, isdhiibid, jajabnaan iyo hoggaansanaan.
Kugu ajiibay jaceyl, daaco, raallinimo iyo xasillooni.
Ku ajiibay aniga oo damcaya raalliโฆ

โค13๐3
OGEYSIIS!
Waxaan dadka ku xiran bogga jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq ugu bishaaraynaynaa in aan dib u billaabi doonno barnaamijkii KULANKA JIMCAHA (Xiligiisa 6aad)
Xalaqada 1aad waxay soo galaysaa Inshaa Allaah habeenka Jimcaha 04/06/2024 8:00pm.
Facebook link : https://www.facebook.com/share/v/RkzbpGCnq1G9CTsi/?mibextid=oFDknk
#Al_Saadicuun_Bil_Xaq
#The_Proclaimers_of_the_Truth
#ุฌู ุงุนุฉ_ุงูุตุงุฏุนูู_ุจุงูุญู
Waxaan dadka ku xiran bogga jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq ugu bishaaraynaynaa in aan dib u billaabi doonno barnaamijkii KULANKA JIMCAHA (Xiligiisa 6aad)
Xalaqada 1aad waxay soo galaysaa Inshaa Allaah habeenka Jimcaha 04/06/2024 8:00pm.
Facebook link : https://www.facebook.com/share/v/RkzbpGCnq1G9CTsi/?mibextid=oFDknk
#Al_Saadicuun_Bil_Xaq
#The_Proclaimers_of_the_Truth
#ุฌู ุงุนุฉ_ุงูุตุงุฏุนูู_ุจุงูุญู
Facebook
Log in or sign up to view
See posts, photos and more on Facebook.
โค12๐2
K๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐ฆ๐๐๐ก๐ - ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ 6๐๐๐
๐๐๐ฅ๐๐ช๐๐๐ 1๐๐๐ -
Waynaynta Allah iyo Hufiddisa
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay waynaynta Allah iyo hufiddiisa, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona
Youtube link : https://youtu.be/BNt4OZZld0w?si=qq8KNkKQX2X7lrur
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan

K๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐ฆ๐๐๐ก๐ - ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ 6๐๐๐ : ๐๐๐ฅ๐๐ช๐๐๐ 1๐๐๐
K๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐ฆ๐๐๐ก๐ - ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ 6๐๐๐
๐๐๐ฅ๐๐ช๐๐๐ 1๐๐๐
Waynaynta Allah iyo Hufiddisa
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay waynayntaโฆ

โค10๐3
๐๐ก๐๐ฑ๐๐ฅ ๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐๐ข๐๐ฎ๐ฎ๐ง -๐illiga 2aad ๐๐๐ฅ๐๐ช๐๐๐ 30๐๐๐
Dagaalka ka Dhaxeeya Jaahiliyada iyo Islaamka
Xalqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa dagaalka soo jireenka aha ee ka dhaxeeyay xaqa(islaamka) iyo baadilka(Jaahiliyada) ayadoo lagu milicsan doona waqtiga uu soo bilaawday iyo waxa uu salka ku hayo.
Youtube link : https://youtu.be/GuIH_h7_Gx0?si=kAnoVwNrRLfgUzUx
#Daawasho_Wacan
#Dhaxal_Reebka_Saadicuun
#Al_Saadicuun_Bil_Saq.

Xalqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa dagaalka soo jireenka aha ee ka dhaxeeyay xaqa(islaamka) iyo baadilka(Jaahiliyada) ayadoo lagu milicsan doona waqtigaโฆ

๐5โค4
K๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐ฆ๐๐๐ก๐ - ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ 6๐๐๐
๐๐๐ฅ๐๐ช๐๐๐ 2๐๐๐
Waynaynta Allah iyo Hufiddisa.
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa ujeeda allah aadanaha u abuuray oo ah in allah kaligii ay adoon u noqdaan, iyo in ay xaqiijiyaan khilaafadii allah kuna xaqiijiyaan shardigii iyo cahdigii allah uu la galay.
Youtube link : https://youtu.be/aQ0HABKsY0M?si=TpszyQdLjxfnOYBT
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
๐๐๐ฅ๐๐ช๐๐๐ 2๐๐๐
Waynaynta Allah iyo Hufiddisa.
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa ujeeda allah aadanaha u abuuray oo ah in allah kaligii ay adoon u noqdaan, iyo in ay xaqiijiyaan khilaafadii allah kuna xaqiijiyaan shardigii iyo cahdigii allah uu la galay.
Youtube link : https://youtu.be/aQ0HABKsY0M?si=TpszyQdLjxfnOYBT
#Al_Sadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
#Daawasho_Wacan
YouTube
K๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐ฆ๐๐๐ก๐ - ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ 6๐๐๐ : ๐๐๐ฅ๐๐ช๐๐๐ 2๐๐๐
K๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐ฆ๐๐๐ก๐ - ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ 6๐๐๐
๐๐๐ฅ๐๐ช๐๐๐ 2๐๐๐
Waynaynta Allah iyo Hufiddisa
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa ujeeda allah aadanaha u abuuray oo ah in allah kaligii ay adoon u noqdaan, iyo in ay xaqiijiyaan khilaafadii allah kuna xaqiijiyaan shardigii iyo cahdigiiโฆ

โค9๐4
๐๐ก๐๐ฑ๐๐ฅ ๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐๐ข๐๐ฎ๐ฎ๐ง -๐illiga 2aad ๐๐๐ฅ๐๐ช๐๐๐ 30๐๐๐
Waaqaca Jaahiliyada Caalamka ku noll
Xalqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa farqiga u dhaxeeyxa jaahilyada maanta caalamka joogta iyo tii hore.
jaahiliyadii hore waxay ahaayeen kuwa hareer maray oo ka tagay kuna been abuurtay kutubtii alla soo dajiyay kuwa maanta jogana waa sidoo kale weeyaan.
Youtube link : https://youtu.be/4Pn3VZ8BzTQ?si=u27BzJw1r5nobZrg
#Daawasho_Wacan
#Dhaxal_Reebka_Saadicuun
#Al_Saadicuun_Bil_Saq.
Waaqaca Jaahiliyada Caalamka ku noll
Xalqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa farqiga u dhaxeeyxa jaahilyada maanta caalamka joogta iyo tii hore.
jaahiliyadii hore waxay ahaayeen kuwa hareer maray oo ka tagay kuna been abuurtay kutubtii alla soo dajiyay kuwa maanta jogana waa sidoo kale weeyaan.
Youtube link : https://youtu.be/4Pn3VZ8BzTQ?si=u27BzJw1r5nobZrg
#Daawasho_Wacan
#Dhaxal_Reebka_Saadicuun
#Al_Saadicuun_Bil_Saq.
YouTube
๐๐ก๐๐ฑ๐๐ฅ ๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐๐ข๐๐ฎ๐ฎ๐ง -๐illiga 2aad ๐๐๐ฅ๐๐ช๐๐๐ 31๐๐๐
๐๐ก๐๐ฑ๐๐ฅ ๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐๐ข๐๐ฎ๐ฎ๐ง -๐illiga 2aad ๐๐๐ฅ๐๐ช๐๐๐ 30๐๐๐
Waaqaca Jaahiliyada Caalamka ku noll
Xalqadaan waxaa lagu falanqayn doonaa farqiga u dhaxeeyxa jaahilyada maanta caalamka joogta iyo tii hore.
jaahiliyadii hore waxay ahaayeen kuwa hareer maray oo kaโฆ

โค9๐3
K๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐ฆ๐๐๐ก๐ - ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ 6๐๐๐
๐๐๐ฅ๐๐ช๐๐๐ 3๐๐๐ -
Waynaynta Allah iyo Hufiddisa
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida uu quraanku u soo bandhigay xaqiiqada Allaah iyo iyo majaalaadka kala duwan ay xaqiiqadaan ka muuqanayso. Gaar ahaan waxaa lagu falanqeeyay waynaynta Allah iyo hufiddiisa, ayadoo tusaalooyin kala duwan laga soo qaadan doono kitaabka Allaah, sharx waafi ahna laga bixin doona
Youtube link : https://youtube.com/playlist?list=PL_X6ISY9-Y4eHpSDnjBP2JkaMmpUBH_3H&si=jCkMytqtJ7eph9id

โค8๐2