AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
6.93K subscribers
135 photos
29 videos
43 links
Dugsiga alfurqaan waa dugsi ku baxa habka online ka kaas oo ay wax ka dhigtaan arday farabadan oo ku kala sugan daafaha dunida.

Maamulka👉👉👉 @UstaadAbdurisaaq

Ku xidhnow facebook pagekayaga
.
https://www.facebook.com/profile.php?id=100091495486407.
Download Telegram
Forwarded from Dr Xasanaad
Forwarded from Dr Xasanaad
Waa ID CARD yada ardaydii is diwaan galisay bishan 5aad 2024
Wali fursadani way socotaa kamid noqo ardayda bishan shanaad
Laba maalmood ayaa ka hadhay diwaan galinta fursadan  hadii aad ubaahan tahay hore isku diwaan gali links ka hoose
Kusoo dhawaada kuliyada ALRAHMA ONLINE SCHOOL

2024 qorshahaaga makuugu jirtaa inaad wax kabarato diintaada suuban, hadaba kuliyadu waxa ay kuu diyaarisay maadooyinka hoos kuxusan oo bilaabmi doona bishan 5/2024

➡️siiro: taariikhdii nabiga صلى لله عليه وسلم ( Hal bil)
➡️ xadiith ( Hal bil)
➡️caqiidada islaamka ( hal bil)
➡️fiqhi ( dhamaan dahaarada iyo cibaadaadka ( hal bil)

Hadaba si aad warbixin faahfaahsan uhesho ama isku diwaan galiso kudhufo linkiga hoose
@alrahma_academy@alrahma_academy @alrahma_academy
Fursadii Qarniga

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 5aad ee sanadka 2024
oo kala ah.

1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
5) photoshop and graphic designs
5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda  oo bilow ah
7) cv writing
8) pharmacology(barashada daawoyinka)
9) photo shop and graphic design.




Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.


Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.
# Adoo shaqynaya baro cilmiga .

Halkan hoose  iska diwaan gali:👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Forwarded from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY (A/rahman Mohamed)
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Forwarded from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY (USTAAD ABDURISAAQ)
💊 FURSAD MUHIIM AH .

Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology).
Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka .

💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee.
💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee.

Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
Fasalki computerka maanta ayuu bilaabmaya ardayda diyaarka ah hore ha isku diwan galiyan
Fursad dadka waawayn ah.

Matahay qof raba inuu barto Higaada iyo carabiga.
Hadii aad tahay waalid ama qof raba inuu barto higaada oo bilow ah kuliyada alfurqan waxay kuu haysaa fasalo cusub oo higaad ah oo bilow ah halkan hoose iska diwaan gali.
👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Forwarded from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY (USTAAD ABDURISAAQ)
💊 FURSAD MUHIIM AH .

Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology).
Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka .

💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee.
💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee.

Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
Qorshahaga sanadka cusub ma ku jirtaa barashada quraanku



➡️ Kaalay baro quraanka kariimka ah .
➡️ Kaalay baro wax la barto waxa ugu fiican kaas oo ah quraanka karimka ah.
➡️ Kaalay baro wax waqti lagu bixiyo waxa ugu fiican kaas oo ah barashada quraanka kariimka ah.
➡️ Kaalay baro wax lacag lagu bixiyo kan ugu mudan kaasoo aah quraanka kariimka.
Kuliyada wayn ee Al furqan  online school.
Waxay ku diyaarisay fasalo cusub .
Fadlan waaa noo sharag inaad quraanka barato oo aad xidhidh fiicanla yeelato Allihii ku abuuray.
Jabi darbiga jahliga .oo kaalay aynu barano quraanka ee.
Fursadi laba maaha .

Halkan hoose iska diwan gali.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
Fasalada way xidhmayaan cidii diyaar ahi hore ha isku diwan galiso
Forwarded from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY (A/rahman Mohamed)
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Fursadii Qarniga

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 6aad ee sanadka 2024
oo kala ah.

1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa.

5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda  oo bilow ah
7) cv writing
8) pharmacology(barashada daawoyinka)





Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.


Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.
# Adoo shaqynaya baro cilmiga .

Halkan hoose  iska diwaan gali:👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Forwarded from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY (A/rahman Mohamed)
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Mid kamida ardayda dhanaystay computerka.
Hambalyo ibrahim🎓🎓
Forwarded from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY (USTAAD ABDURISAAQ)
💊 FURSAD MUHIIM AH .

Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology).
Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka .

💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee.
💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee.

Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
Kusoo dhowow alfurqan online academy.
Wax barta aan barwaaqo gaadhnee.