Albaani ²⁴| قناةالألباني
12.6K subscribers
2.98K photos
34 videos
9 files
441 links
Cid libinta kaa xigto ma jirto🏃 Sacabna sacabkaaga kagama horeeyo👏Aamin in waxaasi suurogal yihn, Qiimaheeda bixi👊

°#BARNAAMIJYADA_ka_baxa_Kanaalka²⁴°
■Xikmado dahabi ah ■ CASIRIYADA JIMCAHA ■ SHEEKO TAXANE ■SUAALAHA JIMCAHA IWM.

SOO DHAWOOW WLLKA
Download Telegram
Forwarded from zhacro ™
💞Community ++ ♨️♨️
━━━━━━━🔺━━━━━━━━

111k+ 📚Somali Free Books 📙
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
53k+ 📘Somali Librarians 📒
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
32k+ Xikmado iyo murti🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
31k+ 📘Kobciye Books📗
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
16k+ 🧠 Dunida suugaanta👅
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
16k+ 👤Quruxda islaamka🫂
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ 🪢 alxakiim channel 👔
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ xaqiiqada Nolosha🪜
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ 🌱Dareen Side channel🪴
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k+ 🧚 Som Motivation🤳
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 💹 Hassan Caashaq ❇️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k ♨️ Qalbiyadeena 💢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🔴 Guulaayso bet 🟢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🧩 Faiido Channel🪝
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 👩 Hogaan Dumar 🧕
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 💬 albaani channel 🗯
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
11k 📒 Qoraalo kooban 👀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k 🍇 Nuxur Side 🌬
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k 🌎 Haqabtire Online⚡️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
06k 🫧 Ruuxda channel 💫

▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
06k 🫧 MaanHage School 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂

━━━━━━━━━━━━
⭐️ All Channels ➡️ JOIN ALL
━━━━━━━━━━━━
anti-delete 🔝12hrs in channel
𝗤𝗼𝗿𝗺𝗮𝗱𝗮 16 𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗕𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷𝗸𝗮 𝗤𝗼𝗿𝗺𝗼

𝗫𝗶𝗱𝗵𝗶𝗶𝗱𝗵𝗸𝗮 𝘂 𝗱𝗵𝗲𝘅𝗲𝗲𝘆𝗮 𝗺𝗮𝘀𝗸𝗮𝘅𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗷𝗶𝗱𝗵𝗸𝗮

Waligaa maka fikirtay sida maskaxdaada iyo jidhkaagu iskugu xidhanyihiin?
Waxa soo baxday in caafimaadka maskaxda iyo fayoobida jidhkeena ay si dhow isugu xidhanyihiin. Sida daryeelka jidhka ay muhiim utahay ilaalinta caafimaadka dhimirkeena ayaa sidoo kale muhiim u ah

𝗫𝗶𝗱𝗵𝗶𝗶𝗱𝗵𝗸𝗮 𝗺𝗮𝘀𝗸𝗮𝘅𝗱𝗮--𝗷𝗶𝗱𝗵𝗸𝗮

Maskaxdeenu waxay la mid tahay xarumaha taliska oo calaamado usoo dira qaybaha kala duwan ee jidhkeena lakin ma ogtahay in fikiradeena iyo dareenkeena ay sidoo kale fariimaha dib ugusoo celin karaan maskaxdeena? Marka aynu faraxsanahay jidhkeenu wuxu soo daayaa kiimikooyin ina dareensiiya wanaag. dhanka kale walbahaarka, walaaca, iyo murugadu waxay horseedi karaan astaamo jidheed sida muruqyo kacsan ama madax xanuun.

𝗖𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘀𝗮𝗮𝗺𝗮𝘆𝗻𝘁𝗶𝗶𝘀𝗮

Waligaa ma dareentay walaac ka hor imtaxaan wayn ama dhacdo muhiima? Cadaadisku waa falcelinta dareen ee jidhkeena ee xaaladaha baahida badan. Sikastaba ha noqotee walbahaarka xad dhaafka ahi wuxuu noqon karaa dhaawac marka aynu la kulano diiqad, jidhkeenu wuxuu soo daayaa hormoono awood leh inay kor uqadaan garaaca wadnaha iyo kordhinta cadaadiska dhigga hadii ay tani marar badan dhacdo waxay culaysin kartaa wadnaha iyo habka difaaca jidhka taas oo inaga dhigaysa mid aad ugu nugul cudurada .

bal qiyaas inaad wax ka walwalsabtahay wadnahaagu waxa laga yaabaa inuu bilaabo tartan, calaacashaadu way dhididi karaan oo xitaa laga yaabaa inaad xoogaa gariira dareento.

𝗡𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗷𝗶𝗱𝗵𝗸𝗮

Waligaa ma u fiirsatay sida niyadaadu u saamaynkarto rabitaanka cuntadaada?
Marka aan murugoono ama xanaaqno waxa laga yaabaa inaan lumino xiisaha cunista taas oo saamayn karta heerarka tamarta iyo caafimaafka guud. Niyadjabka, dareenka murugada ee dheer, waxa kaloo keeni karaa calaamado jidheed sida daal iyo xanuun

𝗗𝗮𝗿𝗲𝗲𝗻 𝘁𝗼𝗴𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗳𝗮𝘆𝗼𝗼𝗯𝗮𝗮𝗻

Sida dareenka xuni u saameeyo karo jidhkeena , dareenka togan wuxuu yeelan karaa faa'idooyin caafimaad oo cajiib ah

Marka aynu faraxsanahay jidhkeenu wuxuu soo daayaa Endorphins kiimikooyin ushaqeeya sida xanuun baabiiyaha dabiiciga ah. Endorphins yadani kaliya ma wanaajiyaan niyadda sidoo kale waxay yarayn karaan xanuunka waxayna kor uqaadi karaan habka difaaca jidhka

Ubah
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
LOTERY ma kuu soo baxay caawa 😁😁😁😂😂😂😂😂
Forwarded from Xiddigtii Malayka
أللهم أحسن خاتمتي


𝗠𝗮𝗿𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗱𝘂𝗰𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗰𝗲𝗹𝗰𝗲𝗹𝗶
HAL XIRAALE

Waa maxay sheeyga uu iska iibiyo kii sameeyay, kii iibsadayna uusan isticmaalin, kan isticmaalane uusan arkin?
Hadii aad tahay qof laabtiisu cafimaad qabto oo aan cidna qudad u qabin ogu yaraan habenkii hurdo raaxo leh ayaad seexan


Sh:mustafe xaaji ismaciil
Forwarded from Xiddigtii Malayka
𝗫𝗮𝘀𝗶𝗹𝗹𝗼𝗼𝗻𝗶𝗱𝘂𝗯𝗮 :

𝑾𝒂𝒂 𝒎𝒂𝒓𝒌𝒂 𝒂𝒂𝒅 𝒈𝒂𝒂𝒅𝒉𝒐 𝒎𝒂𝒓𝒙𝒂𝒍𝒂𝒅 𝒂𝒂𝒏𝒂𝒅 𝒂𝒒𝒃𝒂𝒍𝒊 𝒌𝒂𝒓𝒊𝒏 𝒙𝒊𝒅𝒉𝒊𝒊𝒅𝒉𝒐 𝒅𝒉𝒂𝒍𝒂𝒏𝒕𝒆𝒆𝒅 𝒂𝒉 𝒔𝒂𝒂𝒙𝒊𝒊𝒃𝒕𝒊𝒏𝒊𝒎𝒐 𝒂𝒂𝒏 𝒇𝒂𝒂'𝒊𝒅𝒐 𝒌𝒖𝒖 𝒍𝒂𝒉𝒂𝒚𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝒅𝒐𝒐𝒅𝒊𝒔𝒕𝒂 𝒅𝒂𝒅𝒌𝒂 𝒂𝒂𝒏 𝒄𝒂𝒒𝒍𝒊𝒈𝒂 𝒖𝒔𝒂𝒂𝒙𝒊𝒊𝒃𝒌𝒂 𝒂𝒉𝒂𝒚𝒏

@xidigtiimalayka
Fact.😊
( QIIMEYNTA BARNAAMIJYADA BIXI JIRAY BISHII RAMADAAN ). 📊
Barnaamijkee ka heshay barnaamijyadii bisha barakaysadeen ramadaan 👊😘 ........
" MADASHA DHALINTA Albaani | قناة الألباني "
Anonymous Poll
34%
Maanta oo kale bisha Ramadaan maxaa dhacay | 🤔
23%
Tartan aqooneedka DIIN-KAAB | 👨‍🏫🎙📻📚🏆🥇🥈🥉
15%
Is weydii " Ramadaan wuu tagay Muxuu kala tagay "🤔🧭
15%
Anta kafuu " Waxaa tahay geesi " | 👑🤝 أنت كفو
13%
Is xasuuinta Ducada AFURKA | 🍉🍝🍜🍽🍕
Yaa dhalinyaro hadii aad xaragoonaysaan waxaad ku xaragoon lahaydeen sunihii nabi muxamad scw ee gaalo kumiinan dayateen

Sh.Xuseen cali jabuuti❤️
Qofka garta xaqiiqada rabinimada sidoo kalana garta xaqiiqada adoonimada wuxuu ka xishoonayaa in uusan wadanin wax lala hortago rabigiisa oo camal wayn ah


Sh:Mustafe xaaji ismacil❤️
⭕️❗️ Community ++ ⚪️
━━━━━━━━━━━━━━━━
🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋
@Diinteenna_Macaan
@Al_xakiim
@Quruxdaislaamka
@Hidaayatu_Rabi
@hogaan_Dumar
@Dhaqan_wanaag
━━━━━━━━━━━━━━━━
🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆
━━━━━━━━━━━━━━━━
@XikmadoSom
@Dhiiragaliye
@Mucaashaq_Jacayl
@AishaAhmed99
@QalbiDhaye143
@kalimakariim
@xaqiiqadanolosha
@Albaanichannel252
@Ruuxda

━━━━━━━━━━━━━━━━
🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸
━━━━━━━━━━━━━━━━
@Dareen_side
@Hasancaashaq)
@daren_jaceyl
@Mohametahmed
@Noqoxiddig
@FAAIDOCHANEEL
@DunnidaSuugaanta

━━━━━━━━━━━━━━━━
🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓
━━━━━━━━━━━━━━━━
@maanhage
@farsamada
@goodirfx
@KobciAqoontaada2
@guuleyso11
━━━━━━━━━━━━━━━━
📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚
━━━━━━━━━━━━━━━━
@somalibooks
@Somalilibrary
@kobciyebooks
@somalienglish3

━━━━━━━🔺━━━━━━━━━
https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk
━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
Salaadu dhaqanka qofka wax ayeey ka badashaa, akhlaaqdiisa ayeey wax ka badashaa oo xumaha ayeey ka rebtaa, hadii aad aragto adiga oo dhaqankaagu is badalin xumihiina aan wali ka harin hadana salaad. Tukanaayo saladaas ayaan ahayn saladii saxda ahayd ilee allah ayaa qur,aanka noogu shekagay in salaadu xumaha ay dadka ka reebto


Sh.mustafa xaaji ismaciil❤️
BARNAAMIJKA QORMO

QORMADA 17 AAD

QALBIGU WAXA UU KU WANAAGSANAADO

11 shay ayaynu ka xusi doonaa inshllh


1_ in aad Qur’aanka akhrido oo ku tadaburto macnihiisa:ku camal fasho
noloshaadana jadwal joogto ah ka noqdo misana aad ku darsato hawlaha sida maalin laha ah aad u qabato
Sidoo kale istiqfaartuna way wanaajisaa quluubta oo way nadiifisaa ileen qalbiga waxa xumeeya waa dunuubtee hadaa danbigii alle uga noqoto waa kuu wanaagsnaan qalbigagi

2_ caloosha waa in aad cuntada ka yarayso:
Waayo cunto badan hadaad cunto waxad cabaysaa cabitaan badan cabitaan
badan hadad cabtana hurdo badan ayaa imaanaysa hurdadaadu haday
badatana jiif mooyee khayr keeni maysid

3_habeenkii ood sax wax ka mida cibaado kuso jeeedaan
گانُوقَلِيلاََ مِنَ لَيـلِ مَايَهـجَعُون
Alle SWT wuxu yidhi waxay ahaayeen kuwo habeenki wax yar ka seexda ycnii inta kale way cibaadaysan jireen
inagu kolay ma gaadhi karnee aan ku dayano dadkaas alle inoo sifeeyay oo habeenkii wax ka mida uun soo kacno si aan alle ugu cibaadaysano

وَبِالاَ ســحَارِهُمـ يَسـتَغـفِرُونَ
sidoo kale waxay ahaayeen kuwo alle danbi dhaaf waydiista habeenka galinkiisa danbe

4_subaxda oo aad xili fcn toosto salaada subax tukato alle u tadarucdo oo ilahay barido danbi dhaafna waydiisato


5_ dadka wanaagsan ehlu khayrka oo aad la fadhiisato" dadka wanaagsan hadii aad la fadhiistao khayr ayay kaaga sheekaynayaan aakhiro ayayna marwalba ku xusuusinyaan raxmada alle aya kusoo dagta meeshay fadhiyaan raxmadaa ayaad adna helaysaa
kuwa xun ee ehlu sharka ah hadii aad la fadhiisata Shar ayay kaaga sheekaynayaan

6_waa aamusid aad ka aamusto wax kasta oo xun iyo malaayacniga hadii aada wax faa'iido leh ku hadlaynin iska aamus
Mar walbood iska ilaaliso inaad wax aan faaido kuu lahayn ka aamusto waa mar walboo qalbigagu nadiif kuu yahay

7_ jaahiliinta ha la fadhiisan" kana fogoow waligaa hadad la fadhiisatana xumaan muran iyo ku tiri kuneen ayay kugu ridayaan
qaafilbaad noqonaysa

8_ dadka waa in aadan waxba ka sheegin" oo ha dhaxgalin ceebahooda iyo sirtooda midna

9_ xalaasha waa in aad cunto oo aad ku dadaasho Wana midka ugu wayn qalbiga ayuu nuuriyaa wuuna wanaajiyaa
xalaasha hadii aad quudato xubnaha oo dhan ayaa iftiimaya xumaanta oo dhana meesha way ka baxaysaa wanaaguna wuu kuu badanayaa

Xaaraam hadaad cunto iyo shubuhaad qalbigay miririnaysaa wayna mugdiyaysaa qalbiga wayn angajinaysaa qalbiga

Waxa la yidhi ninka xaaraamta cuna iyo shubuhaadka waxa looga baqayaa camal inaan laga aqbalin ducadiisana inaan la ajiibin

10_waalidkaa baari u noqo haday noolyiin haday dhinteena u ducee
Qalbi wanaagaga waxaad ka eegtaa mar walba sidaad waalidkaa ula dhaqanto
11_dadka iska cafi oo ha sii raac raacin qaladadka ay kaa galaan
Mar walboo aad cafis badan thy waa mar walboo qalbi wanaagsan oo nadiifi kugu jiro

Alle dhamanteen qalbiga haynoo wanaajiyo

W'Q wllkiin👇 muhamed garane
𝗜𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗸𝗮𝗮 𝗳𝗮𝗿𝘅𝗶𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮 𝘅𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮 𝗸𝘂𝘂 𝗵𝗮𝗴𝗮𝗮𝗷𝗶𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮 𝘄𝗮𝗹𝘄𝗮𝗹𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮𝗻𝗮 𝗸𝘂𝘂𝗴𝘂 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗹𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮 𝗻𝗶𝗺𝗰𝗮𝗱 𝗶𝘆𝗼 𝗿𝗶𝘀𝗾𝗶 𝗸𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗶𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝗸𝗮𝗹𝘀𝗼𝗼𝗻𝗼𝘄 𝗺𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝘅𝗮𝗴𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝘆𝘀𝗮𝘁𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗺𝗮𝗿 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝗵𝗮 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻𝗮𝗮𝗱𝗼

@xidigtiimalayka
Biniaadamka caafimaadkiisu waxa uu ku jiraa Allah sheeg sheegiisa (Xuska allah)


Sh.mustafa xaaji ismacil harun❤️
Fikraduhu inta badan adigoo goob caynkee ah jooga ayay kugu soo dhacaan badanka? 🤔
فاختر لنفسك ما تُحب وتبتغي
Naftaada u door waxa aad jeceshahay in aad heso oo ah in aad jano gasho
ما دام يومُك والليالي باقية
Inta ay harsantahay maalmaha iyo habaynada ka dhiman cimrigaaga
وغداً مصيرك لا تراجع بعده
Biri wwaa hooyashadaadii aad u hoyan lahayd qabriga soona noqon masid geeri kadib🥺
إما جنان الخلد وإما الهاوية.
Ama janooyinkii waaritaanka dalab oo camal falkooda samee ama cadaabihii kululaa oo haawiya ka mid tahay..




-أبو العتائيه رضي الله عنه
Hadii aad tahay qof aqoon ahaan dhisan oo hadana xiiseeynaayo in uu bulashada wax ogu soo gudbiyo alada Telegaram ila soo xiriir👇👇👇👇👇


@Engmohamedqoslaaye
𝗥𝘂𝘂𝘅𝗮 𝗰𝗮𝗾𝗹𝗶𝗴𝗮 𝗹𝗲𝗵 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝘀𝗮𝗯𝗿𝗮𝗮 𝗮𝗺𝗮 𝗱𝘂𝗹𝗾𝗮𝗮𝘁𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗼𝗼 𝘂 𝗯𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗻𝗶 𝗷𝗶𝗿𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗵𝗮𝘆𝗻, 𝗸𝗮𝗱𝗶𝗯 𝗺𝗮𝗿𝗸𝘂𝘂 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗾𝗮𝗻𝗰𝗶𝘆𝗼 𝗶𝗻 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗶𝘆𝗼 𝘁𝗮𝗺𝗮𝗿 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝘂𝘂 𝗱𝗮𝘆𝗮𝗰𝗮𝘆, 𝗵𝗮𝗹𝗴𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗻𝗶𝘆𝗮𝗱 𝗷𝗮𝗯 𝗸𝘂 𝗸𝗲𝗲𝗻𝘁𝗼 𝘀𝗮𝗯𝗶𝗿 𝗹𝗮'𝗮𝗮𝗻𝘁𝗶𝗶𝘀𝘂 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮 𝗸𝗮 𝘁𝗮𝗿𝗮𝘆𝗻 𝗱𝘂𝗿𝘂𝘂𝗳𝘁𝗶𝗶𝘀𝗮.

𝗠𝗮𝗿𝗸𝗮𝗮𝘀 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝗴𝗼'𝗮𝗮𝗻𝘀𝗮𝗱𝗮𝗮 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝗻𝗮𝗳𝘁𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗸𝘂 𝘁𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿𝗼 𝘀𝗮𝗯𝗶𝗿, 𝘀𝗶𝗱𝗮 𝗾𝗼𝗳 𝗹𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗱𝗵𝗮𝘆 𝗹𝗮𝗴𝘂𝗻𝗮 𝗴𝗮𝗿𝗮𝗮𝗰𝗮𝘆𝗼/𝗷𝗲𝗲𝗱𝗹𝗮𝘆𝗼 𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗮𝗯𝗶𝗿𝗸𝗮.

𝕀𝕓𝕟𝕦 𝕢𝕒𝕪𝕪𝕚𝕞 𝕒𝕝 𝕛𝕒𝕨𝕤𝕚𝕪𝕒𝕙 𝕕𝕦𝕝𝕢𝕒𝕒𝕕𝕜𝕒 𝕚𝕪𝕠 𝕞𝕒𝕙𝕒𝕕𝕟𝕒𝕢𝕒