📻 سورة طه من آية ( 77 - 89 ) ..
للقارئ الشيخ : إبراهيم بن عبدالله اليوسف ..
إمام مسجد التوحيد في محافظة المجمعة ..

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Qofka uu ilaahay khayr (wanaag) la doono Diinta ayuu fahansiiyaa.» –Bukhaari iyo Muslim
❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso. @XadiiskaMaanta

📻 سورة طه من آية ( 99 - 114 ) ..
للقارئ الشيخ : فيصل بن جميل غزاوي ..
إمام وخطيب المسجد الحرام ..
للقارئ الشيخ : فيصل بن جميل غزاوي ..
إمام وخطيب المسجد الحرام ..
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Ka ilaahay xusaya tusaalihiisa iyo kii aan ilaahay xusayn tusaalihiisu waxay la kala tusaale yihiin sidii mid nool iyo mid dhintay.» –Bukhaari iyo Muslim.
Ruuxa ilaahay xusayaa mid nool buu lamid yahay, kaan ilaahay xusayna wuxuu lamid yahay sidii mid dhintay oo kale.
فنسيان ذكرِ الله مـوتُ قلـوبِهم *** وأجسـامُهم قبلَ القُبـورِ قبورُ
وأرواحهم في وحشة من جسومهم *** وليس لهم حتّى النّشور نشـور.

📻 سورة طه من آية ( 115 - 123 ) ..
للقارئ الشيخ : محمد بن عبدالرحمن الخضيري ..
إمام مسجد الشبعان في مدينة بريدة ..

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: «Qofka igu salliya hal mar ilaahay baa ku salliya toban goor.»
Ku salli Nabigaaga Muxammed Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaato'e ﷺ.
صَلُّوا۟ عَلَى ٱلنَّبِیِّ ﷺ ...اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ.
@XadiiskaMaanta

📻 سورة طه من آية ( 124 - 135 ) ..
للقارئ الشيخ: عبدالوليّ بن أمير الأركاني ..
إمام مسجد هشام آل ريس في مدينة الرفاع في مملكة البحرين .

Jimce Barakaysan...🌻
قال رسول الله صلَّى اللهُ عليه وسلَّم:«مَن قَرَأَ سورةَ الكَهفِ يومَ الجُمُعةِ أضاءَ له من النورِ ما بَينَ الجُمُعتينِ.»
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Qofka akhriya Suuradda Al-Kahfi maalinta Jimcaha waxaa loo ifiyaa nuur inta u dhaxaysa labo Jimce.»
❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
Ka mid noqo @XadiiskaMaanta oo ku soo biir siina faafi, https://t.me/XadiiskaMaanta

📻 سورة الأنبياء من آية ( 1 - 8 ) ..
للقارئ الشيخ: عبدالله التميمي ..
إمام مسجد الرضوان في محافظة جدة ..
للقارئ الشيخ: عبدالله التميمي ..
إمام مسجد الرضوان في محافظة جدة ..
كررها دائماً :
”اللهم علّق قلبي بالصلاة والقرآن وأرزقني الثبات حتى ألقاك.“
Ku celceli markasta:
“Eebboow qalbigayga ku xidh salaadda iyo Quraanka, iiguna deeq sugnaansho illaa inta aan kula kulmayo.”

Nabigu (ﷺ) wuxuu yidhi:«Ma jiro maalmo camal wanaagsan oo la sameeyo looga jacayl badanyahay ilaahay xagiisa tobankan maalmood dhexdooda camalka la sameeyo.” Saxaabadu waxay Nabiga waydiiyeen: Xataa jihaadka ilaahay jidkiisa lagu jihaado! NABIGU wuxuu yidhi: “Haa xataa jihaadka waa ka fadli badantahay, hal nin mooyee ninkaasoo xoolihiisii iyo naftiisiiba goobta la tegay ka dibna aan waxba la soo noqonin.»
📻 سورة الأنبياء من آية ( 9 - 29 ) ..
لفضيلة الشيخ القارئ : محمّد أيّوب - رحمه الله - ..