📻 سورة الكهف من آية ( 83 - 97 ) ..
للقارئ الشيخ: عبدالبديع بن محمد غيلان ..
إمام مسجد عبدالرحمن النملة في المدينة المنورة ، صلى الله وسلم على نبيّنا محمد ..

قَال رسول الله: «أَحَبُّ الكَلامِ إلى اللهِ أرْبَعٌ: سُبْحانَ اللهِ، والْحَمْدُ لِلَّهِ، ولا إلَهَ إلَّا اللَّهُ، واللَّهُ أكْبَرُ، لا يَضُرُّكَ بأَيِّهِنَّ بَدَأْتَ.» رواه مسلم
Nabigu (ﷺ) wuxuu yidhi:«Hadalka xagga ilaahay loogu Jacaylka badanyahay waa afar: {سُبْحانَ اللهِ، والْحَمْدُ لِلَّهِ، ولا إلَهَ إلَّا اللَّهُ، واللَّهُ أكْبَرُ} ku dhibi maayo kooda aad ku bilawdaa.» – Muslim
Kelmadahaa kooda aad ku bilawdaa ku dhibimaayo oo kaad doonto ayaad horumarin kartaa kaad doontana waad dib dhigi kartaa.
❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
Ka mid noqo @XadiiskaMaanta oo ku soo biir siina faafi, https://t.me/XadiiskaMaanta

📻 سورة الكهف من آية ( 98 - 110 ) ..
للشيخ المقرئ: محمود بن خليل الحصري - رحمه الله -.

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Haddii midkiin walaalkii uu ka arko ama xaga naftiisa ama xaga xoolihiisa wax cajabiya (wax uu la yaabo wanaagiisa) ha ugu duceeyo barako maxaa yeelay ishu waa dhab oo waa jirtaa.»
Ruuxu ma oga inuu isagu wax ilayn karo iyo inaanu ilayn karin sidaas aawadeed waa inuu marka horeba barakada ku duceeyo, haddii uu barakada ku duceeyo oo uu dhaho (بارك الله فيك) wixii ili kaga dhici mayso ducadaa uu ducaynayo ayaa xijaab u ah.
❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
Ka mid noqo @XadiiskaMaanta oo ku soo biir siina faafi, https://t.me/XadiiskaMaanta
Ruuxu ma oga inuu isagu wax ilayn karo iyo inaanu ilayn karin sidaas aawadeed waa inuu marka horeba barakada ku duceeyo, haddii uu barakada ku duceeyo oo uu dhaho (بارك الله فيك) wixii ili kaga dhici mayso ducadaa uu ducaynayo ayaa xijaab u ah.
❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
Ka mid noqo @XadiiskaMaanta oo ku soo biir siina faafi, https://t.me/XadiiskaMaanta
📻 سورة مريم من آية ( 1 - 15 ) ..
للقارئ الشيخ: سامي بن عوض السلمي ..
إمام جامع سارة الموسى في مدينة الرياض ..

@XadiiskaMaanta
عن أبي هريرة رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه - قال: (أقرب ما يكون العبد من ربه وهو ساجد فأكثروا الدعاء) . رواه مسلم
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Wakhtiga addoonku ugu dhawaanshiiyo badanyahay rabbigii waa marka uu sujuudsanyahay farabadiya ducada.»

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Digri ilaahay la xuso waxa ugu fadli badan (لا إله إلا اللهُ) ducana waxa ugu fadli badan (الحمدُ للهِ).»
❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
Ka mid noqo @XadiiskaMaanta oo ku soo biir siina faafi, https://t.me/XadiiskaMaanta
❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
Ka mid noqo @XadiiskaMaanta oo ku soo biir siina faafi, https://t.me/XadiiskaMaanta
الشيخ نورين محمد صديق سورة مريم Sheikh | Nourin Mohamed Siddig…
📻 سورة مريم من آية ( 37 - 40 )
Abuu Hurayra –Ilaahay ha ka raali noqdee– wuxuu yidhi: Rasuulku (ﷺ) wuxuu ahaa mid dhaha sujuudiisa: «Ilaahayow ii dhaaf aniga dambigayga dhammaantii intiisa yar, iintiisa weyn, kii sii horreeyay iyo kii sii dambeeyay, kiisa muuqda iyo kiisa qarsoon.» –Muslim
❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
Ka mid noqo @XadiiskaMaanta oo ku soo biir siina faafi, https://t.me/XadiiskaMaanta
❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
Ka mid noqo @XadiiskaMaanta oo ku soo biir siina faafi, https://t.me/XadiiskaMaanta
📻 سورة مريم من آية ( 41 - 50 ) ..
للقارئ الشيخ: عبدالرحمن الصاهود ..
إمام مسجد عائشة رضي الله عنها وعن أبيها ، في دولة الكويت..

Xudayfa –ilaahay ha ka raali noqdee– wuxuu yidhi: Nabigu (ﷺ) wuxuu ahaa marka uu hurdada ka kaco mid dhaha: «الْحَمْدُ لِلَّهِ الَّذِي أَحْيَانَا بَعْدَمَا أَمَاتَنَا وَإِلَيْهِ النُّشُورُ»
Macnaha Ducada:
(Mahadi ilaahay bay u sugnaatay, ilaahaas oo na nooleeyay markuu na dilay dabadeed, xagga ilaahay oo kaliya buu ahaaday soo noolayntu.)
Laba goorba ilaahay nafta waa qabtaa marka uu geeriyoonayo ruuxu si dhammaystiran buu nafta uga qabtaa marka uu seexdana wuu ka qabanayaa.
Marka la baraarugo ee hurdada laga kaco waa in ilaahay loo mahad naqo illeen naftaadii inta la qabtaa dib laguugu soo celiyee.
❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
Macnaha Ducada:
(Mahadi ilaahay bay u sugnaatay, ilaahaas oo na nooleeyay markuu na dilay dabadeed, xagga ilaahay oo kaliya buu ahaaday soo noolayntu.)
Laba goorba ilaahay nafta waa qabtaa marka uu geeriyoonayo ruuxu si dhammaystiran buu nafta uga qabtaa marka uu seexdana wuu ka qabanayaa.
Marka la baraarugo ee hurdada laga kaco waa in ilaahay loo mahad naqo illeen naftaadii inta la qabtaa dib laguugu soo celiyee.
❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
📻 سورة مريم من آية ( 51 - 64 ) ..
للقارئ الشيخ : بيشةوا قادر الكردي ..
إمام مسجد الأوابين في إمارة الشارقة في دولة الإمارات ..

قال – صلى الله عليه وسلم-: (البخيلُ من ذُكِرْتُ عندَه فلم يُصَلِّ عليَّ)
Nabigu (ﷺ) wuxuu yidhi:«Bakhayl waxa ah ka agtiisa la igu xuso oo aan igu sallin.»
Xadiiskan waxaa laga qaadanayaa in salliga Nabiga (ﷺ) lagu dedaalo gaar ahaan marka Nabiga la soo hadal qaado ama sifadiisa ama magaciisa in lagu salliyo.
Culimada qaar waxay ka daliishadeen mar kasta oo Nabiga (ﷺ) la xuso ama la soo qaadaa in lagu salliyaa inay waajib tahay.
صَلُّوا۟ عَلَى ٱلنَّبِیِّ ﷺ ...اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ.