Xadiiska Maanta
1.88K subscribers
1.04K photos
8 videos
25 files
718 links
❪بَلِّغوا عنّي ولو آيةً❫
Nebigu ❪ﷺ❫ waxa uu yidhi: “Iga gaadhsiiya [diinta] hal aayadna ha ku ahaato e.”
Kala xidhiidh: https://t.me/Axmeddawlad
Download Telegram
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ.
‏غيلان 36
📻 سورة الإسراء من آية ( 23 - 38 )
📻 سورة الإسراء من آية ( 23 - 38 ) ..
للقارئ الشيخ: عبدالبديع بن محمد غيلان ..
إمام مسجد عبدالرحمن النملة في المدينة المنورة ، صلى الله وسلم على نبيّنا محمد ..
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Qofka akhriya Suuradda Al-Kahfi maalinta Jimcaha waxaa loo ifiyaa nuur inta u dhaxaysa labo Jimce.»

→Xadiiskan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
”يا نفسي! إعتبري بمن سكن القبور بعد القصور.“😥
Audio
📻 سورة الإسراء من آية ( 39 - 49 )
📻 سورة الإسراء من آية ( 39 - 49 ) ..
للقارئ الشيخ : فارس عبد ربّه عبّاد ..
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Kaan ilaahay waxba waydiisan, ilaahay waa u cadhoodaa.»


Ilaahay waa cadhoonayaa haddaad su'aashiisa iska daysoo baryi waydo, Bini'aadamka yaryarina marka la baryay cadhoodaan.

اللهُ يَغْضَبُ إِن تَرَكْتَ سُؤَالَهُ – وَبُنَيَّ آدَمَ حِينَ يُسْأَلُ يَغْضَبُ.
Audio
📻 سورة الإسراء من آية ( 50 - 60 )
📻 سورة الإسراء من آية ( 50 - 60 ) ..
للقارئ الشيخ : ظفر بن مفلح القليب ..
إمامُ جامع عبدالعزيز بن محمّد آل فريان في مدينة الرياض
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Dhallinyarooy; kiina awooda haqabtirka iyo biilka qoyskiisu ha guursado, guurku wuu arag laabis badan yahay oo xubin dhawr og yahay'e kiina aan awoodin (guurku) ha soomo soontu waa ka hortag iyo derbi shahwooyinka nafta ka xakameeya'e»

❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
📻 سورة الإسراء من آية ( 61 - 69 ) ..
للقارئ الشيخ : الوليد بن خالد الشمسان ..
إمامُ مشارك في مسجد قباء ..
Abii Hurayra (رضي الله عنه) wuxuu sheegay: in nin uu ku yidhi Nabiga (ﷺ): Ii dardaaran Nabigu wuxuu ku yidhi: «Ha cadhoon» wuu ku celceliyay dhawr goor (ii dardaaran), wuxuu Nabigu ku yidhi: «Ha cadhoon.»

Ka mid noqo Xadiiska Maanta oo ku soo biir siina faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
Audio
📻 سورة الإسراء من آية ( 70 - 88 )
📻 سورة الإسراء من آية ( 70 - 88 ) ..
للقارئ الشيخ : عبدالرحمن بن إبراهيم العليان ..
إمامُ وخطيب جامع محمد بن عبدالوهاب بمدينة بريدة ..
Fadliga laga helaayo salliga Nabiga ﷺ waxaa ka mid ah.

قال النبي ﷺ: «من صلَّى عليَّ صلاةً لم تزلِ الملائكةُ تصلِّي عليه ما صلَّى عليَّ ، فليُقلَّ عبدٌ منكم أو ليُكثِرْ.»

Nabigu (ﷺ) wuxuu yidhi:«Kii igu salliya maa'igtu ka biximayso inay ku sallinayso inta uu igu sallinayo markaa addoon ha yaraysto ama ha badsado.»

❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
Audio
📻 سورة الإسراء من آية ( 89 - 98 )
📻 سورة الإسراء من آية ( 89 - 98 ) ..
للقارئ الشيخ : أحمد بن خليل القارئ - رحمه الله -.
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Jannada galimaysaan ilaa aad rumaysaan, mana rumaynaysaan ilaa aad is jeclaataan, ma idin tusiyaa arrin haddii aad samaysaan aad is jeclaanaysaan, salaanta dhexdiina ku faafiya.»

❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
Audio
📻 سورة الإسراء من آية ( 99 - 111 )