Taa'ib Media
502 subscribers
69 photos
101 videos
96 links
Halkaan waxan idinku soo gudbin dona Insha Allah hadi Alle idmo Arahda, Dardaranada Culimada muslimiinta.
Fadlan kuso biir Channeladena siina share gareya
👇👇👇👇👇
https://t.me/Taaib_Media
https://t.me/Daarul_Hidaya
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
Download Telegram
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Zaakatul Fitriga iyo Axkaamteeda.
Waxaa soo jeedinaya Sheekh Xassaan Xuseen Aadam.
https://t.me/Taaib_Media
Forwarded from DAARUL HIDAAYA
XASUUSIN SOONKA 6-DA MAALMOOD EE BISHA SHAWAAL.

Rasuulka ﷺ ayaa waxa uu yiri:- "Qofkii sooma bisha Ramadaan oo raaciya lixda Bisha Shawaal waxa ay ahaan doontaa xagga ajarka sida nin soomay sannadka oo idil".
---------------------
@Daarul_Hidaya
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Maxay diintu ka qabtaa dumarka lacagta ka qaata Ragga ee haasawahana (Shukaansiga) kaga baxa?!!!!
¦¦ Sh. Maxamed Cumar Dirir.


Xigasho: DAARUL HIDAAYA
Forwarded from DAARUL HIDAAYA
Bisha Dil-Xij ayaa laga arkay Dalka Sacuudiga qayb ka mid ah, waxaana Boqoradayda Sacuudiga si Rasmi ah ugu dhawaaqday in berri oo Jimca ah ay tahay maalinta Koowaad ee bisha Dil-Xij.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Daawo Muxaadaro ku saabsan Fadliga Tobanka Hore ee Dul Xijah. Waxaana soo jeedinaya Fadiilatu Sheekh Maxamed Cumar Dirir [Xafidahullaah].

Nagala soco halkaan si aad u heshid kalimad ku saabsan 10ka Dul Xijah oo aan si maalinle ah idinla wadaagi doono Siina faafiya kheyrka:
https://t.me/Taaib_Media
Forwarded from Muxaadaro Soomaali
FADLIGA TOBANKA DUL-HIJJAH

Bisha Dil-xijjah waxay ka mid tahay mid ka mid ah bilaha Alle ee Xurmada badan, waxaana ku jirta bishan 10 maalmood oo khayr badan waxaana inoo caddeynaya hadalka Alle oo ku dhaartay 10kaan Maalmood, Sidoo kale Rasuulku wuxuu yiri SCW: "maalmaha aduunyada majirto maalmo ka fadli badan tobanka maalmood ee bisha Dul-Hijjah ugu horeysa...". Haddaba walal ugu dadaal tobankani maalmood oo caawa habeenkii labaad ay tahay si aad iyo aad ah.

Waxaa sunno ah:

1: Hadii Aad awooddo soon 9ka maalmood ee bishaan Carafo.
2: Shanta Salaadood ku tuko Jamaacada, Sidoo kale ku dadaal salaadaha sunnada.
3:Qur'aan Akhriska, Ducada, Tasbiixda, Taxmiidda, Adkaaraadka...
4: Waxaa sunno ah in aadan timahaaga ama cijiyadaada jarin inta lagu guda jiro maalmahaan hadii aad udxiyada neef qalaysid.
5: Waxaa aad ubadisaan oo kor uqaadan inta aan ku guda jirno maalmahaan Takbiirta sida uu Nabiga SCW iyo Saxaabadiisu samayn jireen oo kale.
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
Forwarded from Muxaadaro Soomaali
Dhagayso Muxaadaro Ka hadleysa "Fadliga 10ka hore bisha dul-hijjah".

Waxaana soo jeedin doona Inshaa'Allaah Sheekh XASAN Ibraahiim Ciise.
🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
Fadliga 10ka Beri ee Dul-Hijjah
Sheekh Xasan Ibraahim Ciise
Halkaan ka dhageyso Muxaadaro ku saabsan tahay "Fadliga Tobanka hore ee bisha Dul-Xijjah", waxaana soo "𝑺𝒉𝒆𝒆𝒌𝒉 𝑿𝒂𝒔𝒔𝒂𝒏 𝑰𝒃𝒓𝒂𝒂𝒉𝒊𝒊𝒎 𝑪𝒊𝒊𝒔𝒆".
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Fadliga ay leedahay maalinka Carafada. - Sheekh Maxamed Cumar Dirir.
Nagu soo biir:
https://t.me/Taaib_Media
Ku ducayso ducadani uu Nabigu ﷺ nagu booriyay inaan ku ducaysano maanta oo kale (Yowmu Carafa) oo aynu aad u badino.

Nabiga ﷺ wuxuu yiri: "Duco waxaa u wanaagsan ducada maalinta Carafo, waana waxa ugu wanaagsan aniga iyo nabiyadii iga horeysay ay yidhaahdeen (ku fuceysan jireen)" :
"لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير ".


Nagu soo biir si aad inoola socotaan:
https://t.me/Taaib_Media
تهنئة عيد الأضحى المبارك اعاده الله علينا وعليكم بالخير، واليمن والبركات والمسرّات. كل عام وانتم بخير ❤️
Forwarded from DAARUL HIDAAYA
SANADKA CUSUB EE HIJRIGA1446-HIJRI:

Waxaana taariikhda Hijriga soo bilaabatay ka dib hijradii Nabiga ﷺ iyo Saxaabadiisa ay u hijroodeen Magaalada Madiina iyaga oo kasoo hijroodeen magaaladii Maka Al-Mukarrama, halkaas oo ay diintooda kala soo carareen ka dib markii culeysyo kala duwan iyo dhibaatooyin fara badan ay kala kulmeen Mushrikiintii Qureysh isaga iyo Saxaabada Allaah ka raali noqdee. Wixii maalintaas ka danbeeyey waxaa bilowday Taariikhda Hijriga, waxaana si rasmi ah u qoray taariikhda Hijriga Allaah ka raali noqdee Saxaabigii jaliilka ahaa ee Cumar Binu Khadhaab. Waxaana Tan iyo waagaas Taariikhda Hijriga ahayd Taariikhda kaliya ee ay Muslimiintu xisaabsadaan.

Waxaan Allaah weydiisanaynaa in sanadkaan Cusub ee 1446-Hijri inooga dhigo sanad Barwaaqa badan, dalkeenana amni iyo xasilooni ku dhisan Shareecada Islaamka ina siiyo hadaan nahay umadda muslimka ah ee Soomaaliyeed, Allaah sidoo kale waxaan weydiisanaynaa in dadkeena kala dhex dhigo quluubtooda maxabo iyo Jacaylka Diintiisa.
Forwarded from DAARUL HIDAAYA
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
"Nin walba oo diinka la dagaalama meel xun buu ku danbeyn doona kuligood waad ogaan doontaan". [Sheekh Xassaan Xuseen].
https://t.me/daarul_hidaya
Forwarded from Muxaadaro Soomaali
XASUUSIN: Soonka Yowmu Cashuura oo ku beegan:
Maalinka 9aad: Isniin 15/07/2024 - 09/01/1446.
Maalinka 10aad: Talaado 16/07/2024 - 10/01/1446.

عن أبي قتادة – رضي الله عنه- عن النبي –صلى الله عليه وسلم- ( صيام يوم عاشوراء أحتسب على الله أن يُكفّر السنة التي قبله ) رواه أحمد (5/296)، ومسلم 1163

Ikhwaanii Filcaqiidah, Nebigu Scw Wuxuu Yiri Xadiis uu warinaayo Abii Qataatah Rc: (Soonka Maalinta Caashuuraa Waxaan Allaah ka rajaynayaa inuu iigu dhaafo sanadkii tegay) Waxaa Wariyey Axmed: 5/296, Muslim:1163.

Waa fursad qaali ah aynu ka wada faa'ideysano, lana wadaag fariintaan sxbkaaga uu moogan yahay si uu isagana uga faa'ideysto adigana ajar aad uga heshid.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Hadaad waqtigaaga ilaaliso, waxkastood rabto inaad gaadho waad gaadheysa... [Sheekh Mustafe].
👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/Taaib_Media
Forwarded from Muxaadaro Soomaali
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Qabyaaladda waa kala geeyaha Muslimiinta || Sh Xassaan Xuseen
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM