Su'aalo [أسئلة دينية ومادية]
11.8K subscribers
58 photos
1 video
Akhriyaha maanta waa hogaamiyaha berito 📖📚

Su'aalo Diini Ah. [أسئلة دينية]
Su'aalo Maadi Ah. [أسئلة مادية]
Su'aalo Aqoon Guud. [أسئلة المعرفة العامة]
Xikmado & Oraahyo.
Axaadiista Nabi Muxamed ﷺ.

@Suaalo_Diini_Ah
Download Telegram
Wadanka bilaha sanadkiisa ay yihiin 13 bilood waa
Anonymous Quiz
25%
Nigeria
18%
USA
6%
Kenya
51%
Ethiopia
Malagyada dadka qabriga ku su'aala waa
Anonymous Quiz
86%
2
3%
5
7%
3
3%
1
Tiro atameedka curiyaha Calcium waa
Anonymous Quiz
42%
22
21%
25
28%
20
9%
30
>>> Su'aal <<<

Nabigii ka horeeyay nabi Muxamed ﷺ waa:

A] Nabi Muuse (cs)
B] Nabi Ibraahim (cs)
C] Nabi Nuux (cs)
D] Nabi Ciise (cs)

@Suaalo_Diini_Ah
Sheeg sanadkii uu dhacay duulaankii Moa'ta ?
Anonymous Quiz
30%
2aad Hijriyah
29%
6aad Hijriyah
23%
9aad Hijriyah
18%
8aad Hijriyah
Abwaan Yamyam wuxuu geeriyooday sanadkii:
Anonymous Quiz
31%
2005
22%
2006
29%
2003
18%
2008
Caasimada dalka Nigeria waa
Anonymous Quiz
31%
Lagos
20%
Victoria
41%
Abuja
8%
Accra
Badda ugu wayn caalamka waa
Anonymous Quiz
60%
Mediterranean Sea
22%
Red Sea
10%
Arabian Sea
8%
Black Sea
Qarnigee ayuu bilowday kacdoonka cilmiga Sayniska ?
Anonymous Quiz
41%
16aad iyo 17aad
36%
19aad iyo 20aad
23%
15aad iyo 16aad
Saxaabiga bilaal waxaa soo adoonsaday inta uusan islaamin ka hor:
Anonymous Quiz
30%
Abuu jahal
19%
Abuu lahab
50%
Umaya Bin Khalaf
Dagmada xudun waxay ku taalaa gobolka
Anonymous Quiz
29%
Mudug
30%
Sool
19%
Sanaag
22%
Nugaal
Waxaad rabtaa inaad soo iibsato laptop jooga $97
mana haysatid wax lacag ah,

Hooyo ayaad u tagtay waxaadna ka deensatay $50

Aabana waxaad ka deensatay $50
Isku dar waa $100

Laptop-kii ayaad soo iibsatay waxaana ka bixisay $97

Waxaa kuu soo haray $3

Kadib $1 ayaad u celisay hooyo

Aabana $1 ayaad u celisay

Waxa kuu soo haray $1 adiga ayaana qaatay

Hadda hooyo waxay kugu leedahay $49

Aabana wuxuu kugu leeyahay $49

Isku dar waa $98

Waxaad Ku dartaa $1 aad adiga qaadatay waxayna is ku noqotay $99

Hadaba Su'aashu waxay tahay $1 ayaa maqan meesha uu ka baxay lagaa rabaa?
>>> Su'aal <<<

Galabtii markay cadceedu kulushahay geelu wuxuu u jeestaa:

A] Cadceed ka dhaca.
B] Xeradiisa.
C] Cadceed ka soo baxa.
D] Qiblada.
ما معنى الصلاة لغة؟