Somcourse
7.8K subscribers
1.86K photos
36 videos
25 files
426 links
"Rajada Dhalinyarada"
-----------------------------
''MAALIN CUSUB"
"XIRFAD CUSUB"
"FURSAD CUSUB"

๐—™๐—ฅ๐—˜๐—˜ ๐— ๐—ข๐—–๐—ž๐—จ๐—ฃ๐—ฆ
๐Ÿ‘‰ @mockups252
Download Telegram
Your First Step into Google Ads Success.pptx
6.3 MB
3โค4๐Ÿ”ฅ1๐Ÿฅฐ1
๐— ๐—”๐—›๐—”๐——๐—ฆ๐—”๐—ก๐—œ๐—— ๐— ๐—”๐—–๐—”๐—Ÿ๐—Ÿ๐—œ๐—ก..

Waqtigaaga qaaliga ah ee aad na siisay iyo aqoonta aad si hufan noogu faaโ€™iideysay ayaa mudan qadarin gaar ah. waxaadna nagu reebtay raad waxtar leh. Sidoo kale waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa Hubaal Malab iyo Sesan Programme oo qeyb weyn ka ahaa agaasimka barnaamijkaan.
2โค5๐ŸŽ‰1
Ka faaideyso webinarkeenna xiisaha leh taxanihiisa 9-aad, halkaas oo uu Eng. Abdifatah Ahmed oo ah maamulaha Bastami Agency uu si qoto dheer noogu hagi doono Barashada Aasaasiga ah ee Digital Marketing.

Kulankani wuxuu si gaar ah u jihaynayaa dhallinyarada doonaysa inay fahmaan habka saxda ah ee loo barto Digital Marketing-ka.

Kusoo biir Group-kaan si aad
uga faaideysato.๐Ÿ‘‡
https://chat.whatsapp.com/GqORdEO7QZd6w7Ix5MUKhQ?mode=ems_copy_t
2๐Ÿ‘2โค1
Roadmap of Digital Marketing.pdf
6.2 MB
Waa kanaa pdf ka.

Casharkii ku dhaafey๐Ÿ‘‡
https://youtu.be/bpvCixJwK7A
๐Ÿ‘7โค1
๐— ๐—”๐—ซ๐—”๐—”๐—— ๐—ž๐—” ๐—ง๐—”๐—ค๐—”๐—”๐—ก๐—ก๐—”๐—” ๐—ซ๐—˜๐—˜๐—ฅ๐—ž๐—”
๐Ÿฐ๐Ÿฌ/๐Ÿฐ๐Ÿฌ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐˜‚๐˜‚๐—พ-๐—ด๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ?

Haddii aad tahay digital Marketer ama aad rajeyneyso inaad hadda kusoo biirto, tani waa mid ka mid ah qawaaniinta ugu muhiimsan, taas oo kaa caawin doonta in ololahaaga xiga uu noqdo mid guuleysta.


Inta kasoo akhriso
https://www.facebook.com/share/p/16T8KkLiED/
๐Ÿ‘2๐Ÿ”ฅ1
Sanadka cusub haddii uu qorshahaagu yahay inaad sameysato marketing strategy kuu gaar ah, raac qodobada hoos ku xusan.
โค2๐Ÿ”ฅ1
Yaa xallin kara alaabtaan ๐Ÿ‘‹
kooxda safka dambe ayaan la hadlayaa๐Ÿ˜
๐Ÿ‘4
๐—š๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ผ ๐˜„๐—น๐—น ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐—ท๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ฒ๐Ÿ‘‹๐Ÿ˜
.............
Koorsooyinkii hore iyo kuwa kaloo cusub naga filo sanadka cusub InshaAllah.
9โค5๐Ÿฅฐ4๐ŸŽ‰1๐Ÿ™1
UMA BAAHNID COMPUTER
Ku baro muuqaal hagaajinta
mobile kaaga gacanta.

๐Ÿš€ XOGTA KOORSADA

-โ—‹ 13 Cutub
-โ—‹ 61 Cashar
-โ—‹ 4 Asbuuc
-โ—‹ Imtixaan
-โ—‹ Shahaado

QAAR KAMID AH CASHARADA:๐Ÿ‘‡
โ—‹-Sida loo sameeyo muuqaalo xayeysiin ah
โ—‹-Sida loo sameeyo muuqaalo reaction ah
โ—‹-Sida loo sameeyo muuqaalada gaagaaban ee social media.

-----------------------
Qiimaha Hore 20$โŒ
Qiimaha Hadda 9$โœ…

โ˜Ž๏ธ ISKA DIWAANGELI
wa.me/+252614287820
๐Ÿ”ฅ8โค4๐Ÿ‘1
๐—•๐˜‚๐—ถ๐—น๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ข๐—ฝ๐—ฝ๐—ผ๐—ฟ๐˜๐˜‚๐—ป๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ฒ๐˜€ ๐—ถ๐—ป ๐— ๐—ผ๐—ป๐—ถ๐˜๐—ผ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด & ๐—˜๐˜ƒ๐—ฎ๐—น๐˜‚๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป
Ma dooneysaa inaad ogaato fursadaha shaqo ee ๐—ž๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ค๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ (๐— &๐—˜) iyo sida aad uga faaโ€™iideysan karto?

Haddii aad danaynayso inaad bilowdo safarkaaga M&E ama aad rabto faham guud oo ku saabsan kormeerka iyo qiimeynta mashaariicda, gaar ahaan kuwa horumarinta iyo baniโ€™aadamnimada, webinar-kaan waa kuu muhiim.

Daqiiqadahaas kooban waxaa diiradda lagu saari doonaa fahamka M&E iyo sida aad uga faaโ€™iideysan karto fursadaha shaqo ee la xiriira.

Webinar-kaan waxa uu kaa caawin doonaa:
โ€ข- Inaad faham qoto dheer ka hesho doorka M&E ee mashaariicda
โ€ข- Inaad ogaato fursadaha shaqo ee M&E iyo sida loo helo
โ€ข- Inaad barato sida loo dhiso xirfadaha lagama maarmaanka ah si aad ugu diyaar garowdo suuqa shaqada.

Haddii aad tahay arday, xirfadle bilow ah, ama qof doonaya inuu xirfaddiisa kobciyo......

Ka faaideysato.๐Ÿ‘‡
https://www.facebook.com/share/1DbPTxUpKY/
โค3๐Ÿ”ฅ1
๐— ๐˜‚๐—น๐˜๐—ถ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฝ๐—ฒ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜€๐˜ haddii aad tahay oo waliba freelancer ah, Webinar-kaan bilaashka ah yuusan ku dhaafin.!

๐ŸŽฏ''๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ป ๐—ฆ๐˜๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐—ฒ๐˜€ ๐˜๐—ผ ๐—”๐˜๐˜๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐˜ ๐— ๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐—–๐—น๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐˜๐˜€ ๐—ฎ๐˜€ ๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—น๐˜๐—ถ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฝ๐—ฒ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜€๐˜''

Waa Webinar diiradda lagu saari doono:

-๐Ÿ”… Xeeladaha lagu soo jiito iyo meelaha laga helo macaamiil cusub
-๐Ÿ”… Dhibaatooyinka ka hortaagan xirfadleyda in ay helaan macaamiil
-๐Ÿ”… Waxa saxda ah oo ay u baahan yihiin macaamiisha
-๐Ÿ”… Qeexidda macaamiilka saxda ah ee ku habboon adeeggaaga
-๐Ÿ”… Diyaarinta xirmooyin adeeg oo nidaamsan
-๐Ÿ”… Hab diyaarinta portfolio si cad u qeexaya adeeggaaga
-๐Ÿ”… Xeeladaha lagu xalliyo diidmada macaamiilka
-๐Ÿ”… Sida loo qoro fariimo cad oo macaamiilka soo jiita
-๐Ÿ”… Xeeladaha loo maro iibka iyo hashiiska
-๐Ÿ”… Dhisidda sumcad kaa dhigi karta freelancer gaar ah
-๐Ÿ”… Hababka lagu ogaado baahiyaha gaarka ee macaamiilka
- Iyo.......

Ku soo biir
https://chat.whatsapp.com/BVhhi0ouuMF57hZCoCco69
โค7
CIID WANAAGSAN.

Sawiradaan camala hadaad u baahato kala soo deg @Mockups252
โค3
โค4
Diyaar ma u tahay inaad noqoto
๐—š๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—๐—ถ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ?
Ku soo biir Somcourse #webinarseries12
oo ciwaankiisu yahay

๐“๐ก๐ž ๐€๐ˆ-๐๐จ๐ฐ๐ž๐ซ๐ž๐ ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐„๐ง๐ญ๐ซ๐ž๐ฉ๐ซ๐ž๐ง๐ž๐ฎ๐ซ.

Webinar-kaan waxaa diiradda lagu saari doonaa sida ๐—”๐—œ iyo ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น-๐—ธ๐—ฎ ay u abuuraan jiil cusub oo ganacsato ah.

๐–๐€๐—๐€๐€๐ƒ ๐Š๐” ๐๐€๐‘๐€๐ ๐ƒ๐Ž๐Ž๐๐“๐€๐€:
- Waa maxay Entrepreneurship iyo Digital Entrepreneurship?
- Sidee AI loogu adeegsan karaa ganacsiga iyo hal-abuurka?
- Sidee AI kaaga caawin karaa inaad fikrad ganacsi dhisto?
- Sidee digital skills-ku u abuuraan fursado cusub?
- Sidee ayaad u noqon kartaa AI-Powered Digital Entrepreneur?

Ku soo biir Group-kaan si aad
uga faaideysato.
https://chat.whatsapp.com/CNI3gvELoPFICxe14oVRKL
โค3
Ma rabtaa inaad baratid Digital Marketing, adigoo si toos ah ula falgalaya macallimiin khibrad u leh suuqa digital-ka.?

๐——๐—ถ๐—ด๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜๐—ฐ๐—ฎ๐—บ๐—ฝ, waa tababar ๐Ÿฏ ๐˜๐—ผ๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ah oo si gaar ah loogu talagalay dadka doonaya inay bartaan digital marketing, content creation, content marketing, social media marketing iyo paid advertising.

๐๐จ๐จ๐ญ๐œ๐š๐ฆ๐ฉ-๐ค๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐ค๐ฎ ๐›๐š๐ซ๐š๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐š:
Foundation of Digital Marketing and Strategy
Content Marketing, Creation and Planning
Social Media Marketing and Paid Advertising
Waxaa ku hagi doona 3 macallin oo kubaro ah oo inbadan kusoo guda jireen suuqa dijital-ka.

Start Date: 13 June 2026
Duration: 3 Weeks
Certificate: Yes
On Campus Training, Taleh, Som-oil Building, Mogadishu
Limited Seats: 20 Students Only

Haddii aad rabto inaad dhisto xirfad practical ah oo maanta si weyn looga baahan yahay suuqa shaqada, tani waa fursaddaada.

Isdiiwaangeli maanta, Kuraastu way xaddidan tahay.
Wa.me/+252614287820
โค3