Wax ka baro siiradii nabiga ﷺ
6.94K subscribers
425 photos
84 videos
20 files
615 links
Waxaan halakan idinkula wadaagi doonaa insha Allah, xogo ku saabsan siiradii subanahaﷺ.

Waad qaadan kartaa Qoraalada lkn shardi linkiga raaci mahadsanid 👍

https://t.me/Siiradii_Nabiga_scw

#Share 🙏
Wixii su'al ama talo bixin ah👇

@moha_zahid
Download Telegram
Forwarded from Faafinta kheyrka (Maxamed Shekh Axmednur)
Forwarded from Faafinta kheyrka (Maxamed Shekh Axmednur)
Xaddiisyada 28, 29 iyo 30aad
---------‐------------

Qofkii isaga oo sooman safar gala

Ibnu Cabbaas rc wuxuu wariyay: in Nabi Muxammed NNKH Madiina ka baxay isaga oo sooman una baxay Maka wuxuuna soomanaa illaa uu ka gaadhay meesha la dhaho " Cusfaan " kadib biyo ayuu isiiya dhahay kor ayuuna u qaaday si uu dadka u tuso inuu afurayo wuuna afuray ( jabiyay soonkii ) wuxuuna afuraa illaa intuu Maka ka galayay Ramadaan ayayna aheyd dhacdadaas, sidaa awgeed ayuu Ibnu Cabbaas dhihi jiray: Rasuulku SCW wuu soomay wuuna afuray, qofkii doonana ha soomo kii doonana ha afuraado" ¹

¹ waa musaafurka kaliya qofka uu sidaa lehay Ibnu cabbaas rc.

Bukhaari iyo Muslim 📖


Abi saciidul-khudri rc wuxuu dhahay: " Ramadaan dhexdeed ayaan Rasuulka SCW ayaan la safri jiray qofka afurana lama ceebayn jiran, ka sooman lama canaan jiray "

Bukhaari iyo Muslim 📖

Qofka sooman xaaskiisa ma dhunkan karaa !?

Hooyadeen Ca'isha rc waxay dhahday : Nabi Muxammed NNKH isaga oo sooman ayuu xaasaskiisa dhunkan jiray "

Muslim 📖
Forwarded from Faafinta kheyrka (Maxamed Shekh Axmednur)
Forwarded from Faafinta kheyrka (Maxamed Shekh Axmednur)
Xaddiisyada 31aad iyo 32aad
---------‐------------

Qofkii xaaskiisa u taga maalin Ramadaana !

Wuxuu wariyay Abu Hurayra rc : In nin maalin Nabiga SCW u yimaaday kuna yidhi: Rasuulkii Ilaahow waxaan u tagay xaaakayga aniga oo sooman ! Wuxuu ku yidhi Nabigu scw: " Ma heli wax aad qoor ku xoreyso " wuxuu yidhi maya: " Haddaba ma kari inaad laba bilood oo isku xigta soonto " wuxuu yidhi maya, kaddib Nabiga SCW waxaa loo keenay jawaan timira, wuxuuna ku dhahay ninkii " kan sadaqayso " oo ma cid naga faqiirsan oon wax siiyaa jirta Rasuul Alloow, wallahi madiina labadeeda gollood ma jiro hal reer oo naga baahi-badan ! " Haddaba reerkaaga sii " ayuu Xabiibku NNKH ku yidhi..

Bukhaari iyo Muslim 📖


Qofka inta afura haddana ogaada cadceedii inaysan dhicin !

Waxay warisay Asma Abi bakar rc : inay maalin cirka wada daruura ahaa wakhtigii Nabiga SCW afureen iyaga oo u haysta inay qorraxdii dhacday ! Hishaam oo wariyaasha xaddiiska kamida ayaa la waydiiyay: ma la amray inay qaleeyaan ? Wuxuu yidhi waa lagama maarmaan qaluhu, Macmara wuxuu dhahay ; Hishaam baan ka maqlay isaga oo leh: ma garanayo in qaleeya la yidhi iyo in kale.¹


Bukhaari 📖

¹ Xaddiskan waxaa laga qaadanayaa in qofkii isaga oo u hayata in caceeda dhacday afura 1 inuu maalinka inta ka hadhay uusan waxba cuneyn oo uu af haysan sidoo kale maalinkaa uu soo qalayn soonka, wax kafaara gud ahna lagu laheyn...

Imaamu Cayni ayaa saa yidhi .
Forwarded from Faafinta kheyrka
#Zakaatul_fidri

Bismillaah lix iyo tobon qodob oo zakatul fidriga ( dagara soonka ) kusaabsan.


Muhiim : Fadlan ha iloobin inaad niyooto markaad bixinayso zakatul fidriga waayo camal aan la niyoon lama aqbalo, sidoo kale qofka aad siinayso hakaa gudoomo ama adiga ama qofka wakiilka kaa ah.

1⃣ Waamaxay Zakatul fidri. ?

Waa dhawaansho Allaah sw loogu dhawaanayo bixinta hal Saac ama afar Mud iyadoo la bixinayo cuntada magaalada aad joogto ugu badan ee la isticmaalo lana siinayo fuqarada iyo masaakiinta.

2⃣ Wamxay xikmada loo jideeyay zakatul fidriga. ?

Waxaa loo jideeyay looguna tala galay wixii gaf ah ama danbi ah ee kadhacay bisha ramadaan qofka sooman inay ka nadiifiso, dadka masaakinta ahna la quudiyo si ay maalinta ciida muslimiinta oola farxaan.

3⃣ Xukunka zakatul fidriga.

Waa waajib

4⃣ Yaa ku waajibtaa zakatul fidiriga. ?

Waxaa ku waajibtaa qof kasta oo muslima yar iyo wayn adoon iyo xor lab iyo dhadig.

5⃣ Yay ku waajibty inuu bixiyo zakatul fidriga.?

Qof kasta oo haysto wax dheer maalinka ciida iyo habeenka ciida wuxuu cuni lahaa.

6⃣ Yaa laga bilaabaya bixinta zakatul fidiriga. ?

Qofka mukalafkaa ( qaangaadhkaa ) marka hore naftiisa ayuu ka bilaabi kadib wuxuu ku xijisiin dadka ay nafaqdoodu ku waajibtay, sida caruurtiisa xaaskiisa iyo waalidkiisa aan waxba haysan.

7⃣ Maxaa la bixiyaa zakatul fidiriga.?

Hal Saac oo ah cuntada ugu badan ee laga isticmaalo magaaladaad jogto ayaa qof walba laga bixinayaa. Halka saac waa Afar mud ama 5 koobo oo bariis, bur, Timir, gadhoodh, qamandi, heed, iyo canbuulo ah iwm.

8⃣ Lacag maa lagu bixin karaa zakatul fidiriga?

Maya laguma bixin karo, waayo nabiga scw wakhtigisi lacag way jirtay, muusan ku bixin isagu mana amrin in lagu bixiyo.

9⃣ Yaa lasinayaa zaktul fidiriga?

Waxaa la sinayaa fuqarada iyo masakinta iyo qaybaha kale ee zakada la siiyo ee aan haysan maalinkaa ciida waxay quutaan.

1⃣0⃣ Wakhtigee ayay waajibtaa.?

Waxay waajibtaaa markay cadceedu dhacdo habeenka ciidu soo galayso, ama markay bilato bisha shuwaal.

1⃣1⃣ Malaga hor marin karaa zakatul fidiriga maalinka ciida?

Haa waxaa laga hormarin karaa aroorta ciida maalin ama laba maalmood.

1⃣2⃣ Wakhtigee u fadli badan in labixiyo zakatul fidiriga?

Salada ciida ka hor in la bixiyo ayaa u fadli badan cadceedu markay soo baxdo ilaa inata laga tukanayo.

1⃣3⃣ Maa la siin karaa qof ay nafaqadiisu ku waajibtay qofka bixinaya.?

Maya lama siinayo sida caruurta iyo labada waalid, lkn waxaa fiican in qaraabada kale la siiyo, iyaga in lasiiyo ayaana fadli badan.

1⃣4⃣ Qofka intay ku waajibtay isagoon bixin uu wakhtigii ka dhacay ma laga dhaafaya.?

Maya lagama dhaafayo qale ahaan ayuu u bixinayaa.

1⃣5⃣ Ilmaha caloosha ku jira malaga bixin karaa. ?

Haa waa laga bixin karaa lkn waajib maha, Sayid Cuthmaan rc ayaa la sheegaa inuu ka bixiyay.

1⃣6⃣ Ma loo rari karaa magaalo kale zakaatul fidriga. ?

Maya lama rari karo waxaana fiican in la siiyo masaakinta daggan qofka bixinaya magaalada uu joogo in lawaayo qof la siiyo mooyee.

Muxamed Shekh Axmednur

🕹️ Fadlan Sii faafi mahadsanid. ♻️

@Faafinta_khayrka

@Siiradii_Nabiga_scw
Forwarded from Faafinta kheyrka (Maxamed Shekh Axmednur)
Rabbow Ramadaankan kiisa nabad iyo barwaaqo nagu gaadhsii, qof walbana wuxuu doonayo oo wanaaga sii, naguna dar malaayiinta aad naarta ka xoraysay, acmaashii kheyka ahydna naga aqbal....
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Forwarded from Faafinta kheyrka (Maxamed Shekh Axmednur)
Ramadaan waa tagay laakin Rabbigaan Ramadaan caabudi jiray waa joogaa wuuna joogi doonaa waligii, dadaalkii sida; Qur'aan akhriskii, wardigii, sadaqadii iyo salaatulaylkii aan la deyn. !

Samayso wardi Qur'aan ah maanta laga bilaabo, habeenkana Qiyaam aad awoodi wakhtigaad karti samayso ugu yaraan witriga haka seexan, hanoqon Hebalkii Nabigu scw u sheegayay saxaabiga uu ku lahaa " Cabdullaahi-yow hanoqon hebal oo kale wuxuu ahaa mid Habeenka Salaatu-leylka tukada kadib wuu ka tagay " marwalba ku ducayso in Rabbi kaa aqbalo Ramadaan oo uusan dib kuu celin .

رَبَّنَا لَا تُزِغْ قُلُوبَنَا بَعْدَ إِذْ هَدَيْتَنَا وَهَبْ لَنَا مِنْ لَدُنْكَ رَحْمَةً ۚ إِنَّكَ أَنْتَ الْوَهَّابُ..

Farxad iyo Allaah Raali galintiisa ku ciida



👉 https://t.me/Faafinta_khayrka
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Forwarded from Faafinta kheyrka (Maxamed Shekh Axmednur)
Wuxuu yidhi Ibnu Qayyim AHUN:

Salaadu: Risqiga ayay keentaa, caafimaadka ayay dhawrtaa, dhibka ayay celisaa, xanuunada ayay ka hortagtaa, qalbiga ayay xoojisaa, wajigay nuurisaa, naftay ka farxisaa, kana tagsiisaa wahsiga.

~ Zadul-micaad 📖

رب اجعلني مقيم الصلاة ومن ذريتي ربنا وتقبل دعاء رب اغفر لي ولوالدي وللمؤمنين يوم يقوم الحساب.....
Su'aasha maanta:

Sheeg saxaabigii dagaalkii Uxud markay saxaabadu isku dhex yaaceeneen inta xagga gaalada u dhaqaaqay yidhi: " Ribiyoow jannaa iiga uri inta buurta uxud ka sokeysa " kadib dagaalamay illaa uu ka shahiiday.
Anonymous Quiz
32%
Mucaad Ibnu jabal
17%
Anas ibnu nadir
28%
Muscab ibnu cumeyr
22%
Zubayr ibnu cawaam
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Sheeg saxaabiyadiibay kusoo dagtay aayadan ?

قَدْ سَمِعَ اللَّهُ قَوْلَ الَّتِي تُجَادِلُكَ فِي زَوْجِهَا وَتَشْتَكِي إِلَى اللَّهِ وَاللَّهُ يَسْمَعُ تَحَاوُرَكُمَا ۚ إِنَّ اللَّهَ سَمِيعٌ بَصِيرٌ
Anonymous Quiz
73%
Khawla bintu Thaclabah rc
12%
Ca'isha bintu Abibakar rc
7%
Sawda bintu zacmah rc
8%
Khadijah bintu khuwaylid rc
.

فصلٌ في توجُّهِ أهلِ السنّةِ إلى ربِّ العالمينَ أنْ ينصُرَ دينَه وكتابَه ورسولَه وعبادَه المؤمنينَ

هَذَا وَنصْرُ الدِّينِ فَرْضٌ لَازِمٌ ... لَا لِلْكِفَايَة بَلْ عَلَى الأَعْيَانِ
بِيَدٍ وإمَّا بِاللِّسَانِ فَإنْ عَجَزْ ... تَ فَبِالتَّوَجُّهِ والدُّعَا بِجَنَانِ
مَا بَعْدَ ذَا وَاللهِ للإيمَانِ حبَّـ ... ـةُ خَرْدَلٍ يَا نَاصِرَ الإيمَانِ
بِحَيَاةِ وَجْهِكَ خَيْرِ مَسؤُولٍ بِهِ ... وَبِنُورِ وَجْهِكَ يَا عَظِيمَ الشَّانِ
وبِحَقِّ نِعْمَتِكَ الَّتِي أَوْلَيْتَهَا ... مِنْ غَيْرِ مَا عِوَضٍ وَلَا أثْمَانِ
وَبِحَقِّ رَحْمَتِكَ الَّتِي وَسِعَتْ جَميـ ... ـعَ الخَلْقِ مُحْسِنَهُمْ كَذَاكَ الجَانِي
وبِحَقِّ أَسْمَاءٍ لَكَ الْحُسْنَى مَعَا ... نِيهَا نُعُوتُ الْمَدْحِ لِلرَّحْمنِ
وَبِحَقِّ حَمْدِكَ وَهْوَ حَمْدٌ وَاسِعُ الْـ ... أَكْوَانِ بَلْ أَضْعَافُ ذِي الأكْوَانِ
وبأنَّكَ اللهُ الإلهُ الحَقُّ مَعْـ ... ـبُودُ الوَرَى مُتَقَدِّسٌ عَنْ ثَانِ
بَلْ كُلُّ مَعْبُودٍ سِوَاكَ فَبَاطِلٌ ... مِنْ دُونِ عَرْشِكَ لِلثَّرَى التَّحتَانِي
وَبِكَ المَعَاذُ وَلا مَلَاذَ سِواكَ أَنْـ ... ـتَ غِيَاثُ كُلِّ مُلَدَّدٍ لَهْفَانِ
مَنْ ذَاكَ لِلمُضْطَرِّ يَسْمَعُهُ سِوَا ... كَ يُجِيبُ دَعْوَتَهُ مَعَ العِصْيَانِ
إنا تَوَجَّهْنَا إِلَيْكَ لِحَاجَةٍ ... تُرْضِيكَ طَالِبُهَا أَحَقُّ مُعَانِ
فاجْعَلْ قَضَاهَا بَعْضَ أَنْعُمِكَ الَّتِي ... سَبَغَتْ عَلَيْنَا مِنْكَ كُلَّ زَمَانِ
انْصُرْ كِتَابَكَ والرَّسُولَ وَدِينَكَ الْـ ... ـعَالِي الَّذِي أَنْزَلْتَ بالبُرْهَانِ
وَاخْتَرْتَهُ دِيْنًا لِنَفْسِكَ واصْطَفَيْـ ... ـتَ مُقِيمَهُ مِنْ سائر الإنْسَانِ
وَرَضِيْتَهُ دِينًا لِمَنْ تَرْضَاهُ مِنْ ... هَذَا الوَرَى هُوَ قَيِّمُ الأدْيَانِ
وَأَقِرَّ عَيْنَ رَسُولِكَ المبْعُوثِ بالدِّ ... ينِ الحَنِيفِ بِنَصْرهِ المُتَداني
وانْصُرْهُ بالنَّصْرِ العَزِيزِ كمِثْلِ مَا ... قَدْ كُنْتَ تَنْصُرُهُ بكُلِّ زَمَانِ
يَا رَبِّ وانصُرْ خَيْرَ حِزْبَيْنَا عَلَى ... حِزْبِ الضَّلَالِ وَعَسْكَرِ الشَّيْطَانِ
يَا رَبِّ وَاجْعَلْ شَرَّ حِزْبَيْنَا فِدىً ... لِخِيَارِهِمْ ولِعَسْكَرِ القُرْآنِ
يَا رَبِّ وَاجْعَلْ حِزْبَكَ المنْصُورَ أَهْـ ... ـلَ تَرَاحُمٍ وَتَواصُل وَتَدَانِ
يَا رَبِّ وَاحْمِهِمُ مِنَ الْبدَعِ الَّتي ... قَدْ أُحْدِثَتْ فِي الدِّيْنِ كُلَّ زَمَانِ
يَا رَبِّ جَنِّبْهُمْ طَرائِقَهَا الَّتِي ... تُفْضِي بِسَالِكِهَا إِلَى النِّيرَانِ
يَا رَبِّ وَاهْدِهِمُ بِنُورِ الوَحْي كَيْ ... يَصِلُوا إِلَيْكَ فيَظْفَرُوا بِجِنَانِ
يَا رَبِّ كُنْ لَهُمُ وَلِيًّا نَاصِرًا ... وَاحْفَظْهُمُ مِنْ فِتْنَةِ الفَتَّانِ
وَانْصُرْهُمُ يَا رَبِّ بِالحَقِّ الَّذِي ... أَنْزَلْتَهُ يَا مُنْزِلَ الفرقانِ
يَا رَبِّ إِنَّهُمُ هُمُ الغُرَبَاءُ قَدْ ... أوَوا إِلَيْكَ وَأَنْتَ ذُو الإحْسَانِ
يَا رَبِّ قَدْ عَادَوْا لأَجْلِكَ كُلَّ هَـ ... ـذَا الخَلْقِ إِلَّا صَادِقَ الإيْمَانِ
قَدْ فَارَقُوهُمْ فِيكَ أحْوَجَ مَا هُمُ ... دُنْيَا إِلَيْهِمْ فِي رِضَا الرَّحْمنِ
وَرَضُوْا وَلَايَتَكَ الَّتِي مَنْ نَالَهَا ... نالَ الأمَانَ وَنَالَ كُلَّ أَمَانِي
وَرَضُوا بِوَحْيِكَ مِنْ سِوَاهُ وَمَا ارْتَضَوْا ... بِسِوَاهُ مِنْ آرَاءِ ذِي الأذهانِ
يَا رَبِّ ثَبِّتْهُمْ عَلَى الإيمَانِ وَاجْـ ... ـعَلْهُمْ هُدَاةَ التَّائِهِ الحَيْرَانِ
وَانْصُرْ عَلَى حِزْبِ النُّفَاةِ عَسَاكِرَ الْـ ... إِثْبَاتِ أَهْلَ الحَقِّ والعِرْفَانِ
وَأقِمْ لأَهْلِ السُّنَّةِ النَّبَويَّةِ الْـ ... أنْصَارَ وَانْصُرْهُمْ بِكُلِّ مكانِ
وَاجْعَلْهُمُ لِلمتَّقِينَ أئِمَّةً ... وَارْزُقْهُمُ صَبْرًا مَعَ الإيقَانِ
تهْدِي بأَمْرِكَ لَا بِمَا قَدْ أحْدَثُوا ... وَدَعَوْا إِلَيْهِ النَّاسَ بالعُدْوَانِ
وَأَعِزَّهُمْ بالحَقِّ وَانْصُرْهُمْ بِهِ ... نَصْرًا عَزِيزًا أَنْتَ ذُو السُّلْطَانِ
وَاغْفِرْ ذُنُوبَهُمُ وَأَصْلِحْ شَأْنَهُمْ ... فَلَأَنْتَ أَهْلُ الْعَفْوِ وَالْغُفْرَانِ
وَلكَ المحَامِدُ كُلُّهَا حَمْدًا كَمَا ... يُرْضِيكَ لَا يَفْنَى عَلَى الأزْمَانِ
مِلْءَ السَّموَاتِ العُلَى والأرْضِ والْـ ... ـمَوْجُودِ بَعْدُ وَمُنْتَهَى الإمْكَانِ
مِمّا تشَاءُ وَرَاءَ ذَلِكَ كُلِّهِ ... حَمْدًا بِغَيْرِ نِهَايَةٍ بِزَمَانِ
وَعَلَى رَسُولِكَ أفْضلُ الصَّلَوَاتِ والتَّـ ... ـسْلِيمِ مِنْكَ وأكمَلُ الرِّضْوَانِ
وَعَلَى صَحَابَتِهِ جَمِيعًا والأُلَى ... تَبِعُوهُمُ مِنْ بَعْدُ بِالإحْسَانِ

ابن القيم
💞kulmis one Community ++      ♨️♨️
━━━━━━━🔺━━━━━━━━

16k+ 📚QURANKA IYO SAYNISKA 📙
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄
15k+ 📘FAALLO JACAYL 📒
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄
14k+ ⚙️Erayo jacayl 💭
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k+ cilmi nafsi🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k+ 📘ibrahin geedi📗
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
11k+ 🌸 Hoyga sheekooyinka🌷
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
11k+ 🪴xikmad badan 🍀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k+ ⚙️Su'aalo diini ah 💭
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k+ 🌟 Baro xadiiskan 🔆
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
9k+ 👩‍🏭 Furaha nolosha 👥
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
9k+ 🧠 Hoyga xikmadaha & sugaant👅
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
9k+ 👤wadooyinka guusha 🫂
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
8k+ 🪢 Aqoonta kaa maqan👔
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
8k+ ⛺️ Hoyga farxadda ❤️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
8k+ 🪢 philosophy(falsafadda)👔
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
7k+ Faafinta khayrka 🪜
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
7k+ 🌱madxafka taariiqda🪴
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
7k+ 🧚 Xikmadaha nolosha 🤳
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.5k+ 💹 Xigmadle❇️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.5k+ 🈳wax kabaro siiradi nabiga 🚹
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.5k+ ♨️ Al furqan online academy💢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.5k+ 🔴 wehel caashaq🟢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.5k+♒️ Dhabar adayg ♉️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6k+🧕 Aqoon kordhiye 🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6k+ 🧩 Dunida dahsoon🪝
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6k+ 👩 maktabadda buugta 🧕
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6k+ 💬 sooyaalka nolosha 🗯
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6k+ 🪤 Dacwah channel ⚖️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5.5k+👳‍♂️ mohamed khaled💚
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5.5k+ 📒 Aqoon raadis 👀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5.5k+ 🍇Dhambaal 🌬
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5.5k+✍️ xigmadda maanta 🖌
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5k+ 🌎 Rajada nolosha ⚡️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5k+  🫧 Hoyga akhriska 💫

▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5k+  🫧 maskax kaab 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄
5k+  🫧 Dhiirigaliye soomaali 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5k+  🫧 Elmi daadihiye 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂

💞 Kulmis publisher center💞

💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah .
Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah.
Halkan iska diwan gali👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Forwarded from Faafinta kheyrka (Maxamed Shekh Axmednur)
Baroortu orgiga ka weyn
---------------------------
الحكم على الشيء فرع عن تصوره

Waa qaaciido usuuli ah oo dhahaysa: Wax inaad ka hadasho waxaa ka horraysa inaad horta bal waxaas wax ka ogtahay ugu yaraan aad xog saxa ka hayso. Tusaale ahaan shiico ayaad rabtaa inaad ka hadasho waxbana kama ogid waxay yihiin, waxay galaan iyo waxay gudaanba, waad is daalinaysaa uun horta bal adi wax soo ogow markaas ayaad ka hadli kartaa ama ka faaloon kartaa !

Nimankan cumaadaha waaweyn ee Raafido, goortay Muslim wax u qabteen ayaan garan laahay, bal intaa taariikhda dib ugu laabati soo ogow, hagar daamooyinka, dhibka iyo hantaaqooyinkey caalamul islaam bidden : Isla Iran gobolada suniga waxay ka geystaan waad fajici, waddankii dhannaa ee Ciraaq ooy taariikhda kasaareen, Suria iyo waxay ka geysteen, lubnaan xisbulaata dhibabka ay marsiiyeen, Yaman oo ugu danbeysa sooyaalkeeda bal soo dheego.

Waxaa hubaala haddii saxaafadda iyo kutiri kuteenteedu kuu noqdaan masdar iyo meel aad xogaha rasmiga ka qaadato inaad dalanbaabi noqon ood is waayi adiga dhami, waxbana aadan ilaashanayn; muqadasaad iyo taariikh toona.

Netanyahu ma faraxasanyahay !?

Ma qabo ani waayo walaalkii iyo garabkiisii u waynaa ee bariga dhexe ayuu waayay, afka baarkiisaa haa laakiin gudaha maya: " Ilko abeeso hoos ka xidhiidhsan "

Ma madaxda kale ee caalamul Islaan ayaan taageersanahay !?

Maya bal'e qaar badan oo kan dhintay igala liita ayaa jira laakiin marraba nin sunni ku abtirsada iyo shiico iima sina.

Gabogabo: bal si ogaalkaaga garasho u kobco Buugan yar akhri wax badan ayaa qaab fikirkaaga iska badali waa hubaal:

https://t.me/Faafinta_khayrka/3005

bogagiisu waa 150 waxaana iskale Qoraaga iyo taariikhyahanka cabqariga ah ee ree Masar Dr Raqib As-sarjaani.....
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Forwarded from Faafinta kheyrka (Maxamed Shekh Axmednur)
Maxaa aalaabaa loo hadal hayaa Ibnu Taymiya !?

Bodcast-gan waxaa Lagu magacaaabaa #Khudwah waa afar xalaqo waxaana si qurux badan u daadihinaya Sheekha caanka ah Dr yaasir Al xuzaymi oo ah ninka boodkaastigiisa caalamka dadka ugu badan dhagaysteen ( waa xalaqadii calaaqaadkee ) halka uu soo jeedinayo Sheekh Dr Naasir Al xumaydi. Waxaa uu si mug iyo meeqaam sare leh uga hadlayaa una qaadaa dhigayaa Taariikhda iyo mawaaqifta Sheikhul Islaam Ibnu Taymiyah AHUN

Wuxuu ooga waramayaa: Cilmigiisii, cibaadadiisii, deeqsinimadiisii iyo dood aqoonimadkiisii, aanan hadal kugu daaline waakane soo daawo

https://youtube.com/playlist?list=PLQEt0FQkwbwHWObikETzgD2T8rwNpulLl&si=IPvvG7SbX6NfIKm2