Hada kahor nin mudo midhaa ka maqnaa reerkisa oo inuu iskala bixiyana u baahnaa ayaa wiil yaruu dhalay kuyidhi aabe orod hooyo waxad ku dhahdaa aabe xisaab ayuu ka shaqaynayaa ee kalkuleetarka ii keen buu kuyidhi dheh. Islaanti malaha naago deriska ah baala joogaye kii yaraa bay ku tidhi waxad dhahdaa calculatarku waa mashquul ee yara sug adigu, yaana hadal idinku daaline ilaa 3 jeer markuu celcelinayay kii yaraa bu faraha ka qaaday saacad kadib ayay kii yaraa soo dirtay ay ku tidhi orod aabe usheeg calculatarki. waa diyaar ee soo doono odaygi kulahaa aabe waxaad ku dhahdaa hooyadaa xisaabti gacantaan kaga shaqeeyay ee iska hayso calculatarka π€£π€£π€£π€£π€£π€£π€£
NALA JOOG @Sheeko_Channel
NALA JOOG @Sheeko_Channel
SUBAX WACAN SHEEKO QOSOL BADAN .
Gabar reer baadiye ah oo aaan wax aqoon oo jaahilnimo ku dhamaatay baa abaheed nin siiyey markii la arooosay oo habeenkii la guri geeyey baaa ninkii howshiisii bilow is yiri markaasay diiday oo kacarartay wuu yaabay habeenkii wuuna iska daayay. Subixii beey aabaheed aaaday oo ku dhahday aabe nin walan baa nasiisay oo habeenkii isqaawinaya. markaasu ku yiri "aabe ogolow waaa diintene saas bayna fartay". Markaasay habeenkii dambe ogolatay subixi bay abaheed utimid oo tiri abe diintenu macaanaa. markaasu Odaygii ka aaamusay kadib oo suuliga galay; markuu soo baxay bay macawista ka dhacday say intay soo booday bay tiri Alla Alla waa diintii macaaneed ee abe isii wataa. Suu intuu yaabay ogaran wayay wuxuu kuqanciyo buu dhahay aaabe diintaan tii hooyaada weeyaa ee faraha uga qaaad cml oo uu ila jeedo xalal kuum aahan π€£π€£π€£π€£π€£
NAGU SOO BIIR @Sheeko_Channel

Nin baa maalin dhakhtar u tegey isagoo u sheegay dhakhtarka inuu xanuunsanayo. Dhakhtarkii ayaa ninkii baadhitaan ku sameeyey su'aalana weydiiyey si uu u ogaado inuu ninkan cudurka haya iyo noociisa.uu bal helo Dhakhtarkiise wuxuu dareemay in ninkan uu hayo wax la yiraa cuqdad nafsi ee uusan cudur kale hayn. Wuxuuna dhakhtarkii ninkii ku yiri "Waxaan kugula talinayaa inaad iska dhaadhicisid inaadan xanuusanayn markaas ayaad bogsan doontaa".Ninkii ayaa yidhi "Waa hagaag dhakhtaroow", oo inuu tago isku dayey, markaas baa dhakhtarkii yidhi "Waar ninyahow lacagtii baadhitaanka isii". Ninkii baa yidhi "Dhakhtaroow, adiguna iska dhaadhici inaan Kusiiyey:π€£π€£π€£π€£π
NAGALA SOCO @Sheeko_Channel
NAGALA SOCO @Sheeko_Channel
Sheeko yar oo qosol lehπ€£
Gabar Huruda ayaa Habeenkii waxey ku Qarweysay Magaca Yaasiin, yaasiin, yaasiin. Yaasiin waa Wiil ay Gabadhu Saaxiib ahaayeen oo ay aad u jecleyd. Haddaba, Aabaheed oo soo jeeday Xilligaasi ayaa maqlay Gabadhiisa oo leh Yaasiin, yaasiin, kolkaas ayuu ku Qeyliyey Cod dheer, isagoo leh Naayaa waa kuma Yaasiinka aad sheegeysid ?. Intey dareentay inuu Aabaheeda ku qeylinaayo ayey Sheekada u beddeshay oo ay tiri ( Wal Qur'aanil Xakiim ). Odaygii intuu yaabay oo illin ka timid ayuu yiri:- Istaqfirullaah, Gabadheydu waa ilma Xalaal ah, oo Qur'aanka ayeyba ku Qarweysaaπ€£π€£π€£

Oday Reer MUDUG ah Oo bakhayl Ah, Ayaa Wuxuu Dhahay Caruurtiisa Qofkii Casho La'aan Seexda Kun shilin (1000) Ayaa Siinayaa
Caruurtiisa Oo Dhan Kun Kun Shilin Ayay Qaateen Markii Ay Seexdeen Ayuu Ka Soo Aruuriyey Lacagtii.
Subixii Markii La Gaaray Kulahaa "Qofkii Kunkiisa Lumiyey Quraac Iguma Lahan" π€£π€£π€£
NALA JOOG @Sheeko_Channel
Caruurtiisa Oo Dhan Kun Kun Shilin Ayay Qaateen Markii Ay Seexdeen Ayuu Ka Soo Aruuriyey Lacagtii.
Subixii Markii La Gaaray Kulahaa "Qofkii Kunkiisa Lumiyey Quraac Iguma Lahan" π€£π€£π€£
NALA JOOG @Sheeko_Channel
Shekadii Juxaπ
Waxaa ogtihiin In Juxa uu ahaa nin Cilmi Badana Qosol Badan
Maalin Maalmaha Kamid ah ayaa Waxaa u soo Martiyay Asxaab Fara badano uu Lahaa Marti qaadkii ayaa Bilawday,
Markii Cuntadii lyo Cabitankii la dhamaystay Ayaa La Sheekystay O Cabaar Ka dib Juxa ayaa La waydiiyay Meeqo Sano Ayaad Jirtaa Wuxuuna Durba(dhaqsi) ku jawaabay 40 Sano Ayan Jiraa.
OK Ayay dhehen wayna Ka tageen.
Oo 2 Sano Kadib ayuu Hadana Marti qaaday isla asxaabtiisi Hore. Sidiii Oo kale Waala shekeystay Sidoo kale Wala waydiiay Da'diisa Wuxuuna Sidoo kale ku jawabay 40 Sano Markale 2 Sano Kadib Waala marti qaday Waxa hadana la waydiiyay Imisa sano Ayad jirtaa 40 Sano Ayuu ku jawabay hadana Sidii Markii ay Socotay Muddo uu 40 sano sheeganayay Markasta.
Markaan sidii caadada ahayd (La samayn Jiray) Ayaa La sameeyay Marti qaad lyo sheeko dheer ka dib Markan waala Waydiiyay Da'diisa Isla Sidii oo kale 40 Sano ayuu ku jawabay. Mid kamid ah asxaabtisa ayaa Lasoo Booday war juxa Adiga 40 Sano Kama waynatid miyaa Ama Kama Yaratid Miyaaa Juxa Kulahaa Niyow Ha is waaline Is daji Nin Rag ah Hal war Lee Loogu Imaada Wax kala duwan Nin rag ah laguma yaqaanoππ π

Nin waalan ayaa gabadh loo Aroosay markii xafladii iyo ciyaartii aroosku dhamaatay ee ay dadkii oo dhan dareereen ayay isku soo hadheen isaga iyo xaajiyadiisii markaasuu yidhi.
Buuqoodii badnaa waan garanayey inay qof iloobayaan.π€£π€£π€£π€£π€£
NAGU SOO BIIR @Sheeko_Channel
Buuqoodii badnaa waan garanayey inay qof iloobayaan.π€£π€£π€£π€£π€£
NAGU SOO BIIR @Sheeko_Channel
ILEENA QOSOL LOOMA DHINTO π€£π€£
Juxa ayaa masaajidkii uu ku tukaday ka soo baxay, wuxuuna ogaaday in kabihiisii laga xaday; kadib intuu meel istaagay buu cod dheer qaylo ku dhuftay, isagoo ku gooddinaya: Magac ilaahay baan ku dhaartee haddaad kabahayga ii keeni waysaan waxaan sameen doonaa sidii aabbahay uu sameeyey oo kale! Dadkii ayaa agtiisa kusoo xoomay iyagoo la yaaban wuxuu sheegayo iyo qayladiisa! Waxayna waydiyeen, oo ay ku dheheen: Bal Juxooy noo sheeg aabbahaa wixii uu sameeyey?! Asagoo gooddinaayo ayuu ku dhahay: Kabahayga iikeena haddii kale sidii aabbay oo kale ayaan sameen doonaa! Dadkii ayaa intay gooddigiisa ka baqeen ukeenay kabo cusub! Markaasay ku dheheen: Bal waayahee Juxoow hadda noo sheeg wixii uu aabbahaa sameeyey?! Wuxuu ku yiri: Muxuu sameen lahaa hee, asoo kabo la'aan ahoo gurigiisa iska aadaye!π€£π€£π€£

JUXA, XAASKIISA IYO DANEERKIISA.π€£π€£
Juxa ayaa xaaskiisa dhimatay, mana uusan dareemin murugo badan.
wax yar kaddib dameerkiisa ayaa dhintay aad buu uga murgay.
dadkii baa waxay ku dhaheen:
Juxow waxaad tahay nin yaab leh.
xaaskaaga ayaa dhimatay maadan ka murgin.
laakin marka dameerkaaga dhintay aad ayaad uga murugtay.
sidey wax u jiraan?
Juwa wuxuu yiri: markii xaaskeyga ay dhimatay deriska waxay igu dhaheen "ha murgin naag qurux badan ayaan kugu dareynaa" , laakin marka uu dhintay dameerkeyga qof dameer fiican ii ballanqaado ma arkin sidaas ayaan uga murgay.π€£π€£π€£

Waan Ogaa In Aad Nacas Tahay!! Maalinbaa nin isagoo aad u xanuunsan xaskiisa ku tir: "Ninyohow intaadan dhiman bal aan ku cafiyee ii sheeg haddii ay jiraan dambi aad iga gashay?". Ninkii baa yir."Hal mar oo keliya ayaan dembi kaa galay anigoo la seexday saaxiibtaadi waxeyna iga qaadatay $20 (labaatan dollar). Naagtii ayaa aad u carootay oo qeylisay iyadoo leh "Waan ogaa in aad Nacas tahay Sideed ku siisay naagtaasi labaatanka dollar sow ma ogid inaan anigu ninkeedi lacag la'aan kula seexdo?!!! ππππ
Laba dooda mid kee nacas ah...? π€£π€£
NAGU SOO BIIR @Sheeko_Channel
Laba dooda mid kee nacas ah...? π€£π€£
NAGU SOO BIIR @Sheeko_Channel
Sheeko Qosol badanπ€£π€£
Hada ka hor ayaa nin rer mudug ah oo Gabar la fadhiya, ayaa macawiistii Ka dhacday markaasay gabadhii dhahday waxay waxaas..? markaa suu yidhi " waa meyd Timo dheereer leh!" π€£π€£ hooga... markii meesha Lafadhiyey ayaa ayadanna dharkii Ka Dhacay. . Markaasu yidhi mxaa wayee waxan...? Markaa say dhahday "waa qabri dheer" wuxuu Dhahay hadee meydkan maan aasno... Waxey tidhi inaan aasnaa Waaa nagu waajib π€£π€£π€£π€£π€£π€£

SHEEKO QOSOL BADANπ€£π€£
Nin xooluhu ka dhamaadeen oo Hargeisa ku noolaa qarnigii 20-aad, ayaa ingiriisku u iibiyey digaag uu dhaqado, waxaana uu bartay erayo ingiriisi ahaa. Habeen, ayaa xoor ama daba cadeeye usoo dhacay, waxa uu cunay laba digaagadood ninkii waxa uu u tagay badhasaabkii Hargaysa, si uu ugu sharaxo wixii xalay dhacay. Waxa uu yidhi" last night xoor came two chickens waaq waaq i threw my budh, badhasaabkii oo an fahmin hadalkiisii ayaa yidhi" what's Hoor? isna waxa uu yidhi" Xoor look like Cat, but ka yara afdhuuban".π π€£π€£

Gabar ayaa waxay guursatay nin chinese ah ka dib hooyadeed ayaa ka carootay oo ku tiri "Maxaad ku fashay ninkan chinese-ka ah" waxay ku dhahday"hooyo waxan rabaa inaan caruur qurux badan dhalo"
mudo kadib ayay hooyadeed kusoo noqotay waxayna waydiisay "naa aaway uurkii aad lahayd" waxay ku jawaabtay hooyo ilmihii wuu iga soo dhacay!! islaantii kulaha "Awalba waan ogaaa in alaabta chinese-ku aanay tayo lahayn"ππππππ
NAGU SOO BIIR @Sheeko_Channel
mudo kadib ayay hooyadeed kusoo noqotay waxayna waydiisay "naa aaway uurkii aad lahayd" waxay ku jawaabtay hooyo ilmihii wuu iga soo dhacay!! islaantii kulaha "Awalba waan ogaaa in alaabta chinese-ku aanay tayo lahayn"ππππππ
NAGU SOO BIIR @Sheeko_Channel
KAFTAN-
Hadda kuwa iyagoo 30 Jiro ah akhrisanaaya buugga "Garaadso intaadan guursan" maxay ka faaiidayaan? War buuggaas waa buugga caruurta yaryar ee toban jirada ah, iyo labaatan jiradee ee idinku buuggiinu waa "Guurso intaadan Geeriyoon" Anigaana dhawaan soo saari rabo ee isdiyaariya noh. π€£π€£π€£

Nin baa hooyadii cannaan iyo hadal ka dayn wayday baa layidhi. Waar miyaadan nin xinyoleh ahayn khayrkaaba caynkaas ah. Walba adiga 00 laba xiniyoodle ah baad shaqaysanayn adigoo laba xiniyoodle ah baadan saxan bariis ah dhamaysanayn iyo adiga oo xiniyo leh baadan waxba soo kordhinayn. Adigu islaantii sheekada meel uun bay xiniyaha kaga soo dartaa markay hadashaba. Maalintii danbe intuu suuliga galay buu labadii xiniyood iska soo jaray! Kadibna intuu islaantii miiska usaarray buu ku yidhi "hooyo waa kuwaa xiniyihii ee adigu ku shaqayso haddaba". Markaa soomaalidu xiniyaha way ku dawakheen ee wuxu waa cad yar oo qofka jidhkiisa kamid ah uun. Badaw miidhan oo ku odhanya xiniyaa i shidaya baad arkaysaa.π€£π€£π€£
NAGU SOO BIIR @Sheeko_Channel
NAGU SOO BIIR @Sheeko_Channel
SHEEKO ILEEN QOSOL LOOMA DHINTOπ€£π€£π€£π€£
_________________________________
Maalin maalmaha kamida waaxaa jiray nin iyo xaaskiisa Kuwaas oo mudo is khilaafsana kadib mudadii ay is khilaafsanayen waxey bilaabeen in ay hadalka kala goostaan
Oo midba midka kale uusan lahadlinba
Midkasta waxa uu iska ilaalinayaa inuu isaga
Hadalka bilaabo wuxuu xaalku sidaa ahaadaba
Waxaa dhacday in ninkii uu safar dag-dag soo galo dabadeed ninkii wuxuu ahaa mid hurdo culus oo aan toosi karin salaada subax.
Ninkii aad ayuu u fakaray wuxuuna ku fakaray Yaa kaa kicin doona birito waaa adigii ku qornaa diyaaarada 5:00 aroornimee
Ninkii wuxuu fikiraba waxaa u soo baxday inuu
Waraaq u qoro xaaskiisa kadibna dhigo halka
Ey jiifto wuxuuna ku qoray "birito safar ayaan ahee iga kici goor hore".
Intaasina wuxuu u sameynayaa si uusan asiga
Hadalka uu u bilaabin.
Habeenkii sidii ayuu sameeyay wuuna seexday
Subaxii markii lagaraay ayuu soo toosay
Haduu saacadiiba eego waa 8:00 oo subaxnimo markaasuu yaabay isagoo
Sidii u yaaban ayuu arkay waraaq agtiisa taalo
Misna ay ku qoron tahay "macane kac waqtigii
Waa lagaraye oo waa 5:00 aroornimee".
πππππππππ

SHEEKADA JIMCAHAπ€£π€£
Kaartooyinka Qarsoon Ee Xaliimooyinka Waxaa La Wariyay Nin Soomaaliyeed Oo Qof Dumara llaahay Calafka Ugu Daray Ayaa Magaalo Wada Degenaa, Mar Kasta Oo Ninku Gurigiisa Yimaado Si Uu Cunto U Cuno llaahay Amarkiis Ooridiisu Canjeelo Ayay Nafta Kaga Jartay, Quraac Canjeelo, Qado Canjeelo, Casho Canjeelo, Odaygii Gaasteribuu Ka Bixi Waayay, Markaasuu Yidhi Eeyaahee Macaan Dee Bal Yar Bedel Cuntada llaa Dayrtii Hore Canjeelaad Nagu Qarqisaye Dumaashideen Ku Lahaa "llaa STYLE ka sariirta aad wax kabedesho, Aabahay Ku Waayee Adna Canjeelo Lagaa Bedeli Maayo"π€£π€£π€£π€£
NAGU SOOBIIR @Sheeko_Channel

Sheeko WAALAN ππ
Nin ayaa maalin kasta wuxuu cuni jiray rooti iyo basbaas lacag la'aan darted mudo shan sano ah maalintii dambe ayaa waxaa u yimi sheydaan careysan ama xanaqsan markaasuu ku yiri garacoow garaca dhalay labo mid soo gal inaad cuntada badasho ama aad bismillaah ku bilaawdaa maalintaan ku bartay ayaa baabasiir iigu horeysay ninkii naxdinπππ
KU SOO BIIR @Sheeko_Channel

Mid Cabtooy Ciyaal ayaa Arkay Boor ay ku qorantahay
"Beerta Loβda"
Markaasuu Dhahay: See Camal Loβda Xitaa inta la beero mey soo
baxdaa?
Kii Beerta lahaa ayaa isagoo ku Dheeldheelaaya dhahay: Haa sokor aan
ku daadinaa dhulka weyna soo dhalataa!!!
Sxbka maalinti dambe uu saas sameeyay meeshiina Quraansho ayaa ka
soo buuxsantayβ¦.markaasuu dhahay: Yaa salaam waa tanaa Loβdi iyadoo
yar yarππ