Sheekooyin Madadaalo Leh
4.18K subscribers
137 photos
14 videos
29 links
Nagala soco sheekooyin xikmad, maad iyo madadaalo lehπŸ˜‚
Download Telegram
Hoyga Xikmadda iyo Aqoonta ujeedkeennu waa inaan kuu soo Gudbinno maqaallo iyo qormooyin faa'iido kuu leh

Waari mayside war hakaa hadho

https://t.me/Aqoonkaalmedia
Sheeko qosol badanπŸ˜„πŸ€£

Nin tuug ahaa ayaa intuu isa soo qaawiyey is yidhi Reer u dhac ka dib isagoo qaawan baa la eryaday. Ka dib isagoo ordaya ayuu nin dariiqa maraya Oo dhar badan Sita go' kala cararay. Aroortii danbe kii go'a lagala cararay Oo isaga qudhiisu tuug ruug cadaa ahaa ayaa maqaaxiddii soo fadhiistay isagoo shaadali shaah ka bixinaya dadkii maqaaxida fadhiyey maadama uu xalay Ilaahay ka badbaadiyey Shaydaan Tuug ah Oo qaawan Oo go' kala cararay. Show waxaaba shaadaliga wax ka cabaya tuugii shaydaanka la mooday. Kolkii cabaar lays waraystay ee Loo duceeyey Tuugan shaadaliga shubaya. Dadku ileyn waa masaakiinoo iyagoo ay og yihiin inuu tuug yahay ayeey hadana shaahiisa cabayaan Oo weliba ka xun yihiin dhibaatadda gaadhay oo weliba qaarkood ku amaanayaan tuuganimadiisa oo ay u duceynayaan. Kolkii danbe kolkii Tuugii shaadaliga shubay ku celceliyey isagoo murugaysan " waa kolkii Ugu horeysay ee aniga lay khiyaameeyey Oo weliba shaydaan i dhaco!" Kolkaasi tuugii uu shaydaanka mooday baa u jawaaboo ku yidhi " Iska adkayso in badan baad adiguba wax khiyaameynaysay sow maaha sidaasbad buro ku haysayoo wixiiyoo hantiya Oo aad habeenkii sidatay kuu Nabad gashaye!!

Hadaba ninkii shaadaliga shubay ee tawaawacayey baa yidhi " Maahmaah Chinese ah ayaa tidhaahda haddii dayn lagugu leeyahay hore haw bixin waa intaasoo cidii kugu lahayd ay dhimataaye" nin kaloo si fiican u yaqaana Oo meesha fadhiyey baa yidhi " malaha doorkan adigaa dhimanayee nin iska dhig Oo cabaadkii jooji awalba wax aanad ku soo tabcin baad xadaysayoo sidataye"

@Sheeko_Channel
Wiil yar ayay hooyadiis dukaanka uga dirtay kiilo sonkor ah markuu dukaankii tagay ayuu arkay gabar dukaanka wax ka gadaneysay oo naaskeeda dhinac ka banaan yahay.

Siduu ufiirinaayay ayay islaantii dukaanka joogtay halmar ku tiri war maxaan ku siiyaa intuu naxay ayuu yiri kiilo naas ah isiiπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

@Sheeko_Channel
Ma tahay qof akhriska aad u daneeya? Ma la saaxiib tahay dhiganayaasha iyo maqaalada si aad u kobcisid maanka iyo garaadkaaga?
Hadaba, tani waa madal kugu haboon MADASHA MAAN-KORIS!

Soo raac linkiga channelkan telegram si aad uga heshid dhiganayaal iyo maqaalo pdf ah oo iskugu jira soomaali, English iyo carabi, kuwaas oo ka kooban Taariikh iyo sooyaal, sheekooyin, dhiirigalin, siyaasad iyo majaalo kale oo aad wax badan ka faa'iidaysid insha Allah

https://t.me/madasha_maankoris
Sheeko Qosol badan.πŸ˜„

Nin kamid ahaa saraakiishii soomaaliya ee loodiray dalka ruushka waqtigii siyaad bare ayaa galay shil baabuur, ninkaasi waxa uu dhaawac kasoo gaadhay xiniin kadibna dhakhtar sare oo ruush ah ayaa daweeyey, dhakhtarkii ruushka ahaa ayaa maalin dambe soo booqday ninkii soomaaliga ahaa oo ladnaaday waxaanu ku yidhi kawaran xaaladaada, ninkii wuxu kujawaabay Dr waan fiicanahay lkn marka aan kaadshayo ayuunbaan lugta sare utaagayaa oo waan dayn kari la'a hay, dhakhtarkii inta uu qoslay ayuu kuyidhi waxba maaha xiniintii aan kuu galiyey ayaa ahayd mid ey sidaasi ayaana kuugu wacan inaad lugta sre uqaado markaad kaadshayso.πŸ˜‚πŸ˜‚

@Sheeko_Channel
Wiil ciyaal xamar ah ayaa gabar wariye ah TV ga ka jeclaaday mudo markay messengerka ku dhageysatay ayuu what's upka ka wacay asigoo is leh bal shukaanso.

markeey ka qabatay ayey war ugu biloowday "ma ahan markii ugu horeysay oo aad whatsapp iga soo wacdo, Tani waxeey kusoo beegmeysaa xili aan massenger kaa Qaban waayey"πŸ˜‚.

Warka duhur in ay aqrinoyso iyo in isaga lala hadlooyo ayuuba kala garan waayey wiilkii fakataxπŸ˜‚πŸ˜‚

@Sheeko_Channel
Ma tahay qof akhriska aad u daneeya? Ma la saaxiib tahay dhiganayaasha iyo maqaalada si aad u kobcisid maanka iyo garaadkaaga?
Hadaba, tani waa madal kugu haboon MADASHA MAAN-KORIS!

Soo raac linkiga channelkan telegram si aad uga heshid dhiganayaal iyo maqaalo pdf ah oo iskugu jira soomaali, English iyo carabi, kuwaas oo ka kooban Taariikh iyo sooyaal, sheekooyin, dhiirigalin, siyaasad iyo majaalo kale oo aad wax badan ka faa'iidaysid insha Allah

https://t.me/madasha_maankoris
Niman reer Mudug ah oo geel soo dhacay baa waxaa ku galay waqtigii salaadda. Way tukadeen. Markii ay salaaddii ka baxeen iyagoo tasbiixsanaya ayaa waxaa soo agmaray mid ay is garanayaan. Wuxuu ku yiri " war geel islaameed ayaad soo dhacdeene, maxaad ka tukanaysaan?". Kii imaamka u ahaa baa ku jawaabay" adeer annagu rag baan is haynaa ee ilaahay isma hayno".
πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

@Sheeko_Channel
Nin reer Mudug ah ayaa reer dariskiisa ahaa qof ka dhintay.
Tacsiyo ayuu ugu tagay kadib markuu guriga ka soo bixi rabey ayuu arkey islaan sariiir saaran oo waayeel ah markaasuu intuu soo laabtey

Reerihii ku yiri:Tana hadey dhimato Alle ha unaxariisto masoo laalaaban kareeπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

@Sheeko_Channel
Nin saaxiibkey ah ayaa Facebook soo dhigay qoraal uu uga hadlayo 10 sano-guurada guurkiisa. Wuxuu qoraalka ku sheegay in ay xaaskiisa is yaqaannaan 19 sano.

Mid comment ka soo dhiibtay ayaa soo qoray β€œMarkii aad is baranayseen ugu yaraan waxay xaaskaadu jirtay 17 sano. Ku dar 19 sano oo aad is taqaannaan. Sidaas waxay ku jirtaa 36 sano, oo waxay hooyadey ka yar tahay 7 sano kaliya. Waraa naagtaada curri waaye yaah!”
–Huseen sabriye
πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

@Sheeko_Channel
3.4K MEMBERS THANK YOU😘
Xariif gaari wada ayaa waxaa istaajiyay booliska waxaa la waydiiyay yay ahaayen sedexdaan dumar ee gaariga kula saaran
Xaaskiisa ayuu farta ku fiiqay wuxuuna yiri waa naftayda, kadibna hooyadiisa ayuu tilmaamay wuxuu yiri waa nafteydii nafteeda
Kadibna sodohdiisa ayuu farta ku fiiqay wuxuuna yiri qoftaanna nafta ayay noo keentayπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

@Sheeko_Channel
Shiinaha; wiil ayay kala harreen gabadhii ay wadda socdeen, kadibna wuxu ku soo dalacday 9,000$ oo ahayd lacagtii kaga baxday intii ay wadda socdeen; Cashooyinkii, lacagtii damashaadka iyo tii uu hadyadaha uga dhigay oo dhan. Iska bixi baa lagu yiri ilayn hooyaddaa ma lahayn'e. LolπŸ˜†

Legend kaas kawaramaπŸ˜ƒ
Islaan da'ah ayaa lagu yidhi kala dooro inaan xalwad kuso iibino iyo inaan nin kugu darno, intey aamustay bey tiri sow hore idinkuma shegin inaan sonkor qabo, islamaha lagama dhawa.🀣🀣🀣

@Sheeko_Channel
Alle ha unaxariisto Hoobalad Khadra Daahir Cige. πŸ˜ͺ qof waynba soomaaliya iyo bahda fankaba ka baxday.
Forwarded from Kooxda Kulmis
Subax wanaagsan.
β‚βœΏβ‚βœΏβ‚ - βœΏβ‚βœΏβ‚

╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
οΌŠβœΏβ€ - β€βœΏοΌŠ
✿: Buug soomaali PDF ah
✿: ku baro afcarabiga qoralo
✿: hoyga sheekoyinka

β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– β–‘ - β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– 

✿: culimada su'aashaada weydii
✿: xikmado xul ah.
✿: Somali scholarship
✿:Axaadiista nebiga oo afsomali ah

β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– β–‘ - β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– 

✿: Love stories
✿: su'aalo guud(diini iyo maadi)
✿: Xikmado badan
✿: Buug somali maqal ah

β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– β–‘ - β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– 

✿: Dhambaal
✿: Dareenka dunida
✿: Buugwalba ood u baahato
✿: Xikmad iyo dhiirigelin

β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– β–‘ - β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– 

✿: Xikmada wade
✿: faafinta diinta islaamka
✿: Dunida dahsoon

β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– β–‘ - β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– 

✿: Halxiraale
✿: Noqo mufakir
✿: Science iyo qur'aanka
✿: Buuug dhagaysi ah

β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– β–‘ - β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– 

✿: Su'aalo iyo jawaabo
✿: siirada nebiga SCW
✿: Oraahyo
✿: Baro af English-ka

β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– β–‘ - β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– 

✿: sheekoyin qosol iyo xikmad ah
✿: cilmi nafsiga
✿: Siyaasadda dunida

β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– β–‘ - β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– 

✿: Sahanka nolosha
✿: cilmi iyo aqoon
✿: Baro luuqada English'ka

β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– β–‘ - β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– 

✿: Iftiinshe
✿: Baahiyaha kheyrka
✿: Sheekooyin jacayl
✿: Qaado iftiinka

β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– β–‘ - β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– 

✿: ila qosol
✿: oraahside
✿: baraaruji awoodahaaga
✿: niyadeena

β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– β–‘ - β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– 

✿: qoraal qaadasho mudan
✿: korodhso online academy
✿: Rajada nolosha

β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– β–‘ - β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– 

✿:faafinta khayrka
✿: arrimaha islaamka
✿: Furaha nolosha
β‚βœΏβ‚βœΏβ‚ - βœΏβ‚βœΏβ‚

β•šβ•β•β•β•β•β•β• - ════════╝


β‚βœΏβ‚βœΏβ‚ - βœΏβ‚βœΏβ‚

Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis β™ͺ




Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan


▁ β–‚ β–„ β–… β–† β–‡ β–ˆ - β–ˆ β–‡ β–† β–… β–„ β–‚
➦ SPONSORED BY
πŸ“Œ @kaydbooks
πŸ“Œ@xikmadbadan
πŸ“Œ@HoygaShekoyinka
πŸ“Œ @DUNIDADAHSOON


β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– β–‘ - β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– 


β­†KANAALKAN KALA SOCO QISOOYIN IYO XOGO KU CAJAB GALIYA.


β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– β–‘ - β– β–‘β– β–‘β– β–‘β– 




πŸ„ΊπŸ„ΎπŸ„ΎπŸ…‡πŸ„³πŸ„° πŸ…ΊοΈŽπŸ†„οΈŽπŸ…»οΈŽπŸ…ΌοΈŽπŸ…ΈοΈŽπŸ†‚οΈŽ
Wadanka Kenya oo laga xaqiijiyey in baastadii loo soo iib geyn jirey lakala musuqay maadaama tirada cusub ee baastada ku jirta bacda yar ee "Nus-Kiilaha" ahi noqotay 410 xabo, halka ay markii hore ka ahayd 450 midh.

Kow, laba, sadex, Afar.. Hada waa 410, hore waxay hore u ahayd 450. "Wiilka caruurta ugu yari waxa ku dhacday qado la'aan" ayuu yidhi Kamsuki oo meel fagaare ah ku tiriyey baastada isaga oo is barbar dhigaya mid cusub iyo mid kale oo uu sanad kahor iibsadey, gurigana ka helay.

Dunidaan wali ragbaa ku nool oo xisaab ladaba jooga...🧐🀣🀣
Ma tahay qof akhriska aad u daneeya? Ma la saaxiib tahay dhiganayaasha iyo maqaalada si aad u kobcisid maanka iyo garaadkaaga?
Hadaba, tani waa madal kugu haboon MADASHA MAAN-KORIS!

Soo raac linkiga channelkan telegram si aad uga heshid dhiganayaal iyo maqaalo pdf ah oo iskugu jira soomaali, English iyo carabi, kuwaas oo ka kooban Taariikh iyo sooyaal, sheekooyin, dhiirigalin, siyaasad iyo majaalo kale oo aad wax badan ka faa'iidaysid insha Allah

https://t.me/madasha_maankoris
Dumarka Dunida kale ku nool haddii guur loo soo bandhigoto wey ooyaan farxad Aw-geed, Halka Xaliimoyin keenu Calculator Soo qaadanayso .πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ maxaa farqiya u dhexeeya..?

@Sheeko_Channel

Xagee iska qaban la'dahay bahashaπŸ˜‚
Hadda ka hor Oday ayaa kuwo tuugo ah masaajidka ku dhibeen markasta kabaha ayey ka xadi jireen maalinkii dambe ayaa odaygii kawo cusub soo gatey hortiisa ayuuna dhigtey.

Nasiib daro imaamkii ayaa sujuuda ku daahay kabihiina waa laga xaday intuu sujuudsanaa markuu arkay in kabihii ay ka maqanyihiin oo lala tagay meeshuu ataxiyaadka ka aqrin lahaa ayuu yiri arag hee arag hee waa xadeene
πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

@Sheeko_Channel

πŸ₯°πŸ₯°πŸ₯°πŸ₯°πŸ₯°πŸ₯°
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘‰ πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ πŸ‘ˆ
πŸ‘‰
Click here πŸ‘ˆ
πŸ‘‰πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘ˆ
πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†
πŸ₯°πŸ₯°πŸ₯°πŸ₯°πŸ₯°πŸ₯°