Sheekooyin Madadaalo Leh
4.18K subscribers
137 photos
14 videos
29 links
Nagala soco sheekooyin xikmad, maad iyo madadaalo lehπŸ˜‚
Download Telegram
Forwarded from Aqoonkaal Media (Ali Abdikarem)
Ninkasta oo guulaystay waxa ka danbaysa gabadh, hadaba haddii aad doonaysid inaad guusha siyaadsatid, waa inaad gabdhahana badsataa, yacnihii 2, 3 iyo 4 guursoπŸ˜‚

War ma isla qaadanay sidaa😁
Midkee Xanuun BadanπŸ˜‚
Timajaraha haddaad u tagtid, dhulka timaa daadsan. Makaanigga haddaad u tagtid, saliid iyo bool baa dhulka yaalla. Laakiin, bangiga markaan tago, waxba ma yaallaan. Xataa qalinkii meel bay ku xidheen!

Bakhaylnimo heer kale ah πŸ˜‚πŸ˜‚
Soo raac linkiga channelkan telegram si aad uga heshid dhiganayaal iyo maqaalo pdf ah oo iskugu jira soomaali, English iyo carabi, kuwaas oo ka kooban Taariikh iyo sooyaal, sheekooyin, dhiirigalin, siyaasad iyo majaalo kale oo aad wax badan ka faa'iidaysid insha Allah

https://t.me/madasha_maankoris
https://youtu.be/kkc5dD3s5DI

Isniinta soo socota ayaa labixin doonaa biladda ugu qaalisan caalamka. Si aad xog uga hesho biladdan kasoo daawo YouTubekeenna adoo raacaya linkgan.
🀣
Soo raac linkiga channelkan telegram si aad uga heshid dhiganayaal iyo maqaalo pdf ah oo iskugu jira soomaali, English iyo carabi, kuwaas oo ka kooban Taariikh iyo sooyaal, sheekooyin, dhiirigalin, siyaasad iyo majaalo kale oo aad wax badan ka faa'iidaysid insha Allah

https://t.me/madasha_maankoris
Nin dabeecad xun baa hada hor kaadi uu iska qaadi rabay baa islaantiisa ka daadisay markaas bay teeda ugu shubtay si uusan u dilin ama ugu qeylin,

Sheybaarki baa soo saaray uur labo bilood ah, dhaqtarki oo naxsan baa ninku u yeeray kuna yiri. β€œUur baad leedahay”. Nin ki baa yaabay markaas buu yiri. β€œUurka lamaba yaabaniye waxaan la yaabanahay meeshi aab ka dhali lahaa”. Lolz

FG: sawirka iyo qoraalka shaqo iskuma laha lol
Xigasho Bisle RuppetiπŸ˜ƒ
Sheeko
Nin odey ahaa ayaa wuxuu soo koriyey laba wiil oo midna uudhalay midna adeer uyahay, markii ay qaangaadheen ayuu uyeedhay wiilkii uu adeerka u ahaa wuxuuna weydiiyey oo uu yidhi wiilkaan adeerka u ahaayow 18 sano ayaan kusoo korinayee miyey jirtaa maalin aan wiilkeyga kaaga eexdey?
Wiilkii adeerka loo ahaa ayaa ku jawaabey haa oo waagii uu geelu reerka ka lumay waataad aniga dhanka qorax kasoo baxa ii dirtay wiilkaagana qorax ka dhaca, markaan sii socdey waxa igubtey indhahana iga haysey qoraxdii subaxeed markaan soo socdeyna tii galabeed

Maxaa kaaga baxay fukuda sheekada...?

@sheeko_channel
Ma tahay qof akhriska aad u daneeya? Ma la saaxiib tahay dhiganayaasha iyo maqaalada si aad u kobcisid maanka iyo garaadkaaga?
Hadaba, tani waa madal kugu haboon MADASHA MAAN-KORIS!

Soo raac linkiga channelkan telegram si aad uga heshid dhiganayaal iyo maqaalo pdf ah oo iskugu jira soomaali, English iyo carabi, kuwaas oo ka kooban Taariikh iyo sooyaal, sheekooyin, dhiirigalin, siyaasad iyo majaalo kale oo aad wax badan ka faa'iidaysid insha Allah

https://t.me/madasha_maankoris
Halkan kala dag dhiganahanπŸ‘‡


https://t.me/madasha_maankoris/1613
Mid ciyaalka xaafada ka mid ah ayaa hooyadiis liin u dirtay sxbkaa suuqa markuu kasoo gaday oo uu waddada kuso jiray ayuu taraaraxay kadib liintii wey ka dhacday oo ay ka taraaraxday xarfaanki kulahaa "haye waaba kaseesaan guriga miyaa!" wuu iskaga tagay markuu guriga imaaday ayaa hooyadiisa weydisay aaway liintii?
saxibka kulahaa hooyo wey soo socdaan wadada ayaan uga soo tagay. πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

@Sheeko_Channel
Ma tahay qof akhriska aad u daneeya? Ma la saaxiib tahay dhiganayaasha iyo maqaalada si aad u kobcisid maanka iyo garaadkaaga?
Hadaba, tani waa madal kugu haboon MADASHA MAAN-KORIS!

Soo raac linkiga channelkan telegram si aad uga heshid dhiganayaal iyo maqaalo pdf ah oo iskugu jira soomaali, English iyo carabi, kuwaas oo ka kooban Taariikh iyo sooyaal, sheekooyin, dhiirigalin, siyaasad iyo majaalo kale oo aad wax badan ka faa'iidaysid insha Allah

https://t.me/madasha_maankoris
Xeeladdan kawarama?πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

@Sheeko_Channel
Waa labadaa nooc uunπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

@Sheeko_Channel
Tijaabi garashadaada.
Su'aashu waa Afarta jawaabood midkee sax ku ah (Two Zero Two Four)😁