Akhyaarta dhamaantiin ku soo dhawaada qolkan kale oo aan ugu talagalay signals aan aniga soo diro, waxaan isku deyeyaa in aan soo geliyo weeg kasta, qolka kalena waa discussion iyo signals ka idinka shakhsi ahaan aad u soo dirtiin. Waxaan noo rajeynayaa iA in aan si fiican u wada shaqeysano, ka faaiideysano suuqa Allaha ka dhigee in aan faaiidno $1 a day.....
Majority of these signals faaiido bay soo baxeen, waxaan idiin wada rajeynayaa in aad ka faaiideysateen
