Somali Online Trader Library
1.66K subscribers
289 photos
2 videos
108 files
97 links
Qolkan waxaad ka helaysaa Charts badan, wax barasho iyo forms.
Download Telegram
QOF KASTA ISAGAA KA MASUUL AH RISKIGA UU QAADANAYO MARKAA SI FIICAN ISKAGA HUBIYA......KUNA TRADE GAREEYA LACAG YAR OO AAD KA MAARANTIIN HADII UU KHASAARO LIKE 0.01
eurusd - hadii uu is xajiyo from the 50% fibs retracement level ka then kor baa la aadayaa iA this week
crude oil - daily waa bearish oo hoos baa loo socdaa, laakin hadii uu soo dhaco usd then kor baa lagu noqon wax yar
kadibna oil wey soo dhici doontaa - still waxaan rajeynayaa in uu soo gaaro 65-62 inta u dhaxaysa so long term as swing trade waa bearish
gold - m.A dahab ku si fiican buu u soo dhacan weegii lasoo dhaafay, hadana hadii uu soo jabo usd then dahab iyo waxaan rajeynaynaa in as soo galaan buyers ka oo la sameeyo retest ilaa xaga sare
DXY - misa quwada uu $usd leeyahay hoos bey u soo socotaa kadib markii ay soo taabatay 78% fibs retracement level ka - sababtan baa keenaysa in aan eur, oil iyo dahab kaba gadano iA
Natural Gas - sidii aan rajeynaynay last week wuxuu soo taabtay the 23% fibs retracement levels, kadibna waa lasoo riday, waxaan rabnaa in aanu gadano hadii uu soo taabto trend line ka blue ga ah
Still waxaa dhici karta in NG la keeno meesha ugu hooseysa so taxadara iA
USDAUD - BEARISH -
USDJPY - BEARISH - SELL SET UP - SWING TRADE
USDCHF - BEARISH - SELL SET UP
SOMALI SHILLING VS BRAZILIAN REAL REFERENCE RATE - WEEKLY
SOSUSD - SARIFKAN WUXUU ISOO XASUUSIYAA CRYPTO CURRENCY MARKAY SOO BAXDO - ICO - 0.000005 OO KALE
LABADA UGU DANBEEYA LAMA TRADE GAREYN KARO HADA, LAAKIN MUSTAQBALKA I.A.
THIS WEEKS ECENOMIC CALENDAR
MONDAY WAA LABAOUR HOLIDAY IYO TUESDAY HALF KEED SO EXPECT SUUQA IN UU NOQDO SLOW