Somali Online Trader Library
Photo
Berito waxaa soo baxaya vote kii Ingriiska Deal or No Deal.
Hadii vote uu noqdo yes Ingriisku wuu ka baxayaa EU isagoo deal haysta, LAAKIN sida ay u badan tahay waxa ay u egtahay in ay xaalada isku bedeli doonto No Deal.
Deal GBP kor buu aadi wax badan.
No Deal GBP way badan tahay in uu dhaco, LAAKIN maadaama bangi yaasha waxay doonaan sameeyaan waa suurta gal in uu aado kor wax badan.
Waxa ugu fiican waa.in aan dibada ka taaganahay, ama small risk aan ku trade gareynaa iA.