Watch "Introduction to Foreign Exchange - Part 2" on YouTube
https://youtu.be/cUNJJbm4mD8
https://youtu.be/cUNJJbm4mD8
YouTube
Introduction to Foreign Exchange - Part 2
Cashar kan waa qeybtii 2 oo lasocda Hordhaca Suuqa Sarif ka.
Waxaan u sii guda gelaynaa sarif yaasha kala duwan oo iskuud madax banaan iyo sarif yada kula xiran, sarif yada macdanta kula hiran iwl. Daawasho Wacan

Watch "WAA MAXAY TRADING?" on YouTube
https://youtu.be/OlMydjdIqA0
https://youtu.be/OlMydjdIqA0
YouTube
WAA MAXAY TRADING?
Introduction to Trading iyo sida uu u kala baxo.
Somali Online Trader Library
Photo
Berito waxaa soo baxaya vote kii Ingriiska Deal or No Deal.
Hadii vote uu noqdo yes Ingriisku wuu ka baxayaa EU isagoo deal haysta, LAAKIN sida ay u badan tahay waxa ay u egtahay in ay xaalada isku bedeli doonto No Deal.
Deal GBP kor buu aadi wax badan.
No Deal GBP way badan tahay in uu dhaco, LAAKIN maadaama bangi yaasha waxay doonaan sameeyaan waa suurta gal in uu aado kor wax badan.
Waxa ugu fiican waa.in aan dibada ka taaganahay, ama small risk aan ku trade gareynaa iA.