Forwarded from 007gggX
Zoom Video
Join our Cloud HD Video Meeting
Zoom is the leader in modern enterprise video communications, with an easy, reliable cloud platform for video and audio conferencing, chat, and webinars across mobile, desktop, and room systems. Zoom Rooms is the original software-based conference room solution…
Forwarded from S.O.T. V.I.P
SIGNAL RESULTS FEBRUARY 2019.xlsx
11.7 KB
SIGNAL RESULTS FEBRUARY 2019.xlsx
Forwarded from 007gggX
YouTube
RISK MANAGEMENT - Sida loo tashiilo / kobciyo account ka
Qof kasta wuu baran karaa sida loo akhristo charts ka, sida technical analysis loo sameeyo, sida lagu garto qiimuhu markuu isbedeleyo oo dhisma cusub uu samaysman doono, sida buy iyo sell loo sameeyo, laakin hadii uusan aqoonin sida loo tashiilo account ka…
Next Global Crisis - Strengthening U.S. Dollar Index or Weakening Euro?
https://www.fxempire.com/news/article/next-global-crisis-strengthening-u-s-dollar-index-or-weakening-euro-553064?utm_medium=notifications&utm_source=popup&utm_campaign=553064
https://www.fxempire.com/news/article/next-global-crisis-strengthening-u-s-dollar-index-or-weakening-euro-553064?utm_medium=notifications&utm_source=popup&utm_campaign=553064
Fxempire
Next Global Crisis - Strengthening U.S. Dollar Index or Weakening Euro?
Judging from the way the dollar index is weighted, the best bet for another surge to the upside will be a weaker Euro, Japanese Yen and British Pound.
Watch "ALL YOU NEED TO LEARN TO TRADE FOREX - Private Webinar from Rico" on YouTube
https://youtu.be/GljAqJhN3Yg
https://youtu.be/GljAqJhN3Yg
Watch "Introduction to Foreign Exchange - Part 2" on YouTube
https://youtu.be/cUNJJbm4mD8
https://youtu.be/cUNJJbm4mD8
YouTube
Introduction to Foreign Exchange - Part 2
Cashar kan waa qeybtii 2 oo lasocda Hordhaca Suuqa Sarif ka.
Waxaan u sii guda gelaynaa sarif yaasha kala duwan oo iskuud madax banaan iyo sarif yada kula xiran, sarif yada macdanta kula hiran iwl. Daawasho Wacan
Waxaan u sii guda gelaynaa sarif yaasha kala duwan oo iskuud madax banaan iyo sarif yada kula xiran, sarif yada macdanta kula hiran iwl. Daawasho Wacan
Watch "WAA MAXAY TRADING?" on YouTube
https://youtu.be/OlMydjdIqA0
https://youtu.be/OlMydjdIqA0
YouTube
WAA MAXAY TRADING?
Introduction to Trading iyo sida uu u kala baxo.
Somali Online Trader Library
Photo
Berito waxaa soo baxaya vote kii Ingriiska Deal or No Deal.
Hadii vote uu noqdo yes Ingriisku wuu ka baxayaa EU isagoo deal haysta, LAAKIN sida ay u badan tahay waxa ay u egtahay in ay xaalada isku bedeli doonto No Deal.
Deal GBP kor buu aadi wax badan.
No Deal GBP way badan tahay in uu dhaco, LAAKIN maadaama bangi yaasha waxay doonaan sameeyaan waa suurta gal in uu aado kor wax badan.
Waxa ugu fiican waa.in aan dibada ka taaganahay, ama small risk aan ku trade gareynaa iA.