Somali Online Trader Library
1.82K subscribers
289 photos
2 videos
108 files
97 links
Qolkan waxaad ka helaysaa Charts badan, wax barasho iyo forms.
Download Telegram
USDJPY
USDJY - DAILY - I.A FAAIIDO
GOLD -DAILY - FAAIIDO I.A
USOIL - POSSIBLE BULLISH MOMENTUM - I.A FAAIIDO
AUDUSD - I.A FAAIIDO
USDCHF - I.A FAAIIDO
Channel name was changed to Β«Somali Online Trader LibraryΒ»
USOIL - SIDA AAD U ARKI KARTIIN WAXAA LOO BADAN YAHAY BUY, INKASTUU ISBEDELI KARO QIIMAHAN ANYTIME, WAXAAN RAJEYNAYAA WEEGAN OIL IN BILAAWDO KOR IN AAY AADO WAX BADAN, LAAKIN AT THE SAME TIME WEY DHICI KARTAA ILAA 42.00, WAXAY KU XIRAN TAHAY TRIANGLE KAN IN AAY KA KOR MARTO AMA IN AAY KASOO HOOS MARTO - TRADE KEENA WUXUU KU XIRAN YAHAY DHINACA AAY U DHACDO. WAXAAN FILANAYAA HADII AY KOR AADO ATLEAST 300-700 PIPS OO FAAIIDO AH IN KASOO BAXAYSO MAALMOOYINKA SOO SOCDO, SIDOO KALE HADII AY DHACDO DHOWR BOQOL OO PIPS WAA LASII RIDI DOONAA, SPECIALLY HADII AAY KA HOOS MARTO 49.00
Day Trader:
KU FAAFIDA BULSHADA IYO GAADHSIINTA HORUMARKA GANACSIGA FOREX KA aan wda share gareyno somalifx.com si aan uhelno bulsho Qani / Hodan ah oo aan dadkeena soomaal usameyno shaqo abuur oo aan ka saarno fakhriga aan noqono dad is wada gacan qabto πŸ‘ please Share to somalifx.com
Forwarded from Deleted Account
ASC sxbyaal sida aad ogtihiin dadka cusub aad ayey u soo badanayaan waxayna u baahan yihiin in aasaasiga la soo fahamsiiyo sidaa darteed waxaan u samaynay group cusub oo ay kan weyn kula soo qabsadaan. Haddaba haddii aad cusub tahay groupkan soo gal https://t.me/joinchat/ImV1iRcEt5j12RFnRN9rEg
Waxaan rajaynayaa in aad aasaasiga ka soo fahmi doontid oo adoo diyaarsan aad kan imaato.
Soo dhawaada.πŸ‘
https://t.me/joinchat/ImV1iRcEt5j12RFnRN9rEg
Forwarded from 007gggX
January-promotion-signals.png
Forwarded from 007gggX
JANURAY-PROMOTION-COPY-TR.png
asc
akhyaarey waan idin salaamaya dhamaan tiin
si aad isu diiwaan galisaan signalada iyo adeega copy tradeka
fadlan soo buuxiya formkaas waa cidii is diiwan galin rabta
formakan linkiga ah uma baahna inaad email ku dirto
anakaa heleyna adigana copy buukuugu diraya emailkaaga
kan kale kusoo dira emailkan acm.sotreg@gmail.com
waxaan idiiin rajaynaynaa sanad wacan oo barwaaqo, caafimaad iyo hormar iyo faaiido badan
guuleysta
Forwarded from Deleted Account
Somalifx.com si fudud uga dhex iibso signalada S.O.T by PayPal
asc akhyaareey waan idin salaamay account management halaga faaiideysto insha alaah diwaangalintu way socotay ilaa bishii hore hadana waa la sii raqiisiyay oo waxaa loogu tala galay in bulshada loo raqiisiyo waxaa ka faaiideystay dad badan fadlan diiwaan galintiina kusoo gudbiya gmailka acm.sotreg@gmail.com MAHADSANIDIIN