Dhamaan waxaad si fudud uga dhex heleysaa somalifx.com
USOIL - SIDA AAD U ARKI KARTIIN WAXAA LOO BADAN YAHAY BUY, INKASTUU ISBEDELI KARO QIIMAHAN ANYTIME, WAXAAN RAJEYNAYAA WEEGAN OIL IN BILAAWDO KOR IN AAY AADO WAX BADAN, LAAKIN AT THE SAME TIME WEY DHICI KARTAA ILAA 42.00, WAXAY KU XIRAN TAHAY TRIANGLE KAN IN AAY KA KOR MARTO AMA IN AAY KASOO HOOS MARTO - TRADE KEENA WUXUU KU XIRAN YAHAY DHINACA AAY U DHACDO. WAXAAN FILANAYAA HADII AY KOR AADO ATLEAST 300-700 PIPS OO FAAIIDO AH IN KASOO BAXAYSO MAALMOOYINKA SOO SOCDO, SIDOO KALE HADII AY DHACDO DHOWR BOQOL OO PIPS WAA LASII RIDI DOONAA, SPECIALLY HADII AAY KA HOOS MARTO 49.00
Day Trader:
KU FAAFIDA BULSHADA IYO GAADHSIINTA HORUMARKA GANACSIGA FOREX KA aan wda share gareyno somalifx.com si aan uhelno bulsho Qani / Hodan ah oo aan dadkeena soomaal usameyno shaqo abuur oo aan ka saarno fakhriga aan noqono dad is wada gacan qabto ๐ please Share to somalifx.com

Forwarded from Pro Trading Tips ๐
Forex Investing for Beginners.pdf
385.5 KB
Forwarded from Deleted Account
ASC sxbyaal sida aad ogtihiin dadka cusub aad ayey u soo badanayaan waxayna u baahan yihiin in aasaasiga la soo fahamsiiyo sidaa darteed waxaan u samaynay group cusub oo ay kan weyn kula soo qabsadaan. Haddaba haddii aad cusub tahay groupkan soo gal https://t.me/joinchat/ImV1iRcEt5j12RFnRN9rEg
Waxaan rajaynayaa in aad aasaasiga ka soo fahmi doontid oo adoo diyaarsan aad kan imaato.
Soo dhawaada.๐
https://t.me/joinchat/ImV1iRcEt5j12RFnRN9rEg
Waxaan rajaynayaa in aad aasaasiga ka soo fahmi doontid oo adoo diyaarsan aad kan imaato.
Soo dhawaada.๐
https://t.me/joinchat/ImV1iRcEt5j12RFnRN9rEg