Forwarded from 007gggX
Waxaa kaloo jira account managenent kale oo aanu soo wadno oo la isku xiri doono trading account kaaga iyo keyga, markii aan trade ka sameeyo account keyga automatically copy of trade kaas buu account kaagu samaynayaa oo wey isku xiran yihiin. Now A/C management ka noocan iyo ka kaleba si fiican waxaan u siin doonaa wakhti fiican oo aanu bulshada uga dhaadhicino, and i think maadaama lacag la qabanayo shuruuda badan waa in la oofiyaa.
Forwarded from 007gggX
Intaas waxaa sii dheer in aan ku guda jirno samaynta WEBSITE keena, finally, iyo in aanu saldhigyo badan samaysano aduun koo dhan, iA. Halkaa waxaa kasoo bixi doona in dad badan ay nala shaqeeyaan. Waxaa kaloo socda qorshahiisa commision structure iyo network marketing. Run ahaan tii waxaa soo socda mashruuc weyn, oo intan aansa ku soo koobi karin. I.A qoraal yo badan halkan iyo group keena kale ee library ga waad ka heli doontiin iA. Also waxaa qorshahan ila wada team aan ka soo dhisay bulshadan halka ku xiran oo iyagana si fiican idiin soo gudbin doona contacts kooda berito iA markii aanu diyaar wada noqono.
Forwarded from 007gggX
Ilaah baa mahad leh markasta, oo dhamaanteen isku kaaya wada keenay (marnaba ismalahayn intaan baanu gaari doonaa, alhamduilah). Dad badan oo ku xiran bulshadan run ahaantii wax badan wey ila soo qabteen oo ila soo wadeen, dad badan oo reer UK waan iska baranay, internation connections baa kasoo baxay oo aan aad iyo aad ula dhacay, iyo dhamaan inta aansa halkan lagu soo koobi karin, waxaan idin leeyahay BIG THANKS for dadaalka badan iyo ololaha aad soo wadeen
Regstration form EDITED-converted.pdf
142.4 KB
Regstration form EDITED-converted.pdf
Scw dhamaan, waxaan idiin wada rajeynayaa in aad weekend fiican soo wada qaadateen, suuqa xoogaa yar ka nasateen.
EURJPY SHAKHSI AHAANTEYDA WAXAAN U BADANAHAY BUY - LAAKIN WAA TAQAANAA SUUQAN OO LABADA DHINAC WUU AADI KARAA MARKAA LASOCO THE SUPPORT IYO RESISTANCE ZONE KA HADII UU CUSKADO MISA LAGA SOO RIDO.
IN SHA ALLAH ILAAHAY HANOO GA DHIGO KUWII AAN KA FAAIIDNO. AAMIN