Somali Online Trader Library
1.82K subscribers
289 photos
2 videos
108 files
97 links
Qolkan waxaad ka helaysaa Charts badan, wax barasho iyo forms.
Download Telegram
Forwarded from 007gggX
Finally, waxaan ku farax sanahay in aan gaarnay level kan ugu danbeeya oo ah Account Management oo bulshada uga faaiideyno, isla markaasna faaiidada isla wada qeyb sano. Now account management ku wuxuu lahaan doonaa sharci iyo sharuudo badan oo qofku u baahan yahay si fiican in uu u fahmo intuusan goaansan. Lacagtan aanu qaban doono waxaan hayndoonaa keliya wakhtiga la isku afgartay sida 3,6,9 bilood ama sanad.
Forwarded from 007gggX
Waxaa kaloo jira account managenent kale oo aanu soo wadno oo la isku xiri doono trading account kaaga iyo keyga, markii aan trade ka sameeyo account keyga automatically copy of trade kaas buu account kaagu samaynayaa oo wey isku xiran yihiin. Now A/C management ka noocan iyo ka kaleba si fiican waxaan u siin doonaa wakhti fiican oo aanu bulshada uga dhaadhicino, and i think maadaama lacag la qabanayo shuruuda badan waa in la oofiyaa.
Forwarded from 007gggX
Intaas waxaa sii dheer in aan ku guda jirno samaynta WEBSITE keena, finally, iyo in aanu saldhigyo badan samaysano aduun koo dhan, iA. Halkaa waxaa kasoo bixi doona in dad badan ay nala shaqeeyaan. Waxaa kaloo socda qorshahiisa commision structure iyo network marketing. Run ahaan tii waxaa soo socda mashruuc weyn, oo intan aansa ku soo koobi karin. I.A qoraal yo badan halkan iyo group keena kale ee library ga waad ka heli doontiin iA. Also waxaa qorshahan ila wada team aan ka soo dhisay bulshadan halka ku xiran oo iyagana si fiican idiin soo gudbin doona contacts kooda berito iA markii aanu diyaar wada noqono.
Forwarded from 007gggX
Ilaah baa mahad leh markasta, oo dhamaanteen isku kaaya wada keenay (marnaba ismalahayn intaan baanu gaari doonaa, alhamduilah). Dad badan oo ku xiran bulshadan run ahaantii wax badan wey ila soo qabteen oo ila soo wadeen, dad badan oo reer UK waan iska baranay, internation connections baa kasoo baxay oo aan aad iyo aad ula dhacay, iyo dhamaan inta aansa halkan lagu soo koobi karin, waxaan idin leeyahay BIG THANKS for dadaalka badan iyo ololaha aad soo wadeen
Regstration form EDITED-converted.pdf
142.4 KB
Regstration form EDITED-converted.pdf
Scw dhamaan, waxaan idiin wada rajeynayaa in aad weekend fiican soo wada qaadateen, suuqa xoogaa yar ka nasateen.
Waxaan soo dirayaa trading plan ka weegan iA
EURUSD - WAXAAN U BAAHANAHAY IN AAN SI FIICAN ULA SOCONO DOLLAR INDEX (DXY) MEESHA UU MARAYO. HADII UU SOO DHACO EUR WAA BUY, HADII UU DXY SII QAALIYOOBO EUR WAA SELL
EURJPY - JPY INDEX WAX BADAN BUU SOO DHACAY MARKA LOO BARBAR DHIGO SARIF KA KALE......WEEGAN MA LAGA NEEFIN DOONAA OO KOR MA LOO QAADI DOONAA MISA SELL KA BAA SII SOCON DOONA?
EURJPY SHAKHSI AHAANTEYDA WAXAAN U BADANAHAY BUY - LAAKIN WAA TAQAANAA SUUQAN OO LABADA DHINAC WUU AADI KARAA MARKAA LASOCO THE SUPPORT IYO RESISTANCE ZONE KA HADII UU CUSKADO MISA LAGA SOO RIDO.
EURGBP
EURCHF
EURAUD
AUDCAD
USDCAD
GBPAUD
GBPUSD
CRUDE OIL
GOLD
IN SHA ALLAH ILAAHAY HANOO GA DHIGO KUWII AAN KA FAAIIDNO. AAMIN