Somali Online Trader Library
1.82K subscribers
289 photos
2 videos
108 files
97 links
Qolkan waxaad ka helaysaa Charts badan, wax barasho iyo forms.
Download Telegram
last week USDCAD sidan buu ahaa
usdcad - maadaama uu DXY hoos u socdo waxaan rabnaa wixii ku xiran oo dhan USD in aanu iibino, laakin aanu gadano sarifka kasoo horjeeda sida CAD, so target ku waa hoos, laakin waxaa dhiciu karta sare
waxaa dhici karta in lagu celiyo xaga sare si retest ahaan ah misa tijaabo kadibna iibisku uu bilaab mado, waxaan rajeynayaa iA in uu wax badan dhaco, laakin waa in aanu ku xisaabtanaa Mr Trump iyo Twitter account kiisa in ay bedeli karaan xaalada, specially inta aysan soo bixin report ka NONFARM PAYROL weega dhamaad kiisa
charts ka maalinta marka la fiiriyo usdcad wuxuu ku jiraa channel kor u socda
Forwarded from 007gggX
1. Signal service - Group wuxuu u kala bixi doonaa 2 group. Group ka Koobaad waxay helayaan 2 signals / Maalin kasta. Qiimahiisu waa $20 / Bishii. Waxaan soo dhigeynaa 2 signals oo inta badan scalping ah. Waxayna u badan yihiin lacagta sarifka.
Forwarded from 007gggX
Group ka 2 oo signals ka waxay heli doonaan 5 signals maalin kasta, waxayna u badan yihiin scalping/swing trades. Qiimahiisu waa $50 Bishii.
Forwarded from 007gggX
Also waxaa suurta gal ah in uu qofku dooran karo 3 ama 4 signals a day oo kala ah qiimahoodu $30 iyo $40 bishii.
Forwarded from 007gggX
Waxaan kaloo samayn doonaa course u kala baxa 3 qeyb. Qeybta koobaad waxay ku saabsan tahay introduction iyo suuqa waxa uu kasamaysan yahay, sida ay isku xiran tahay, iyo sida looga baayac mushtaro, qeybta dhexda waxaan u gudbeynaa charts ka, from A-Z wax kasta oo ku saabsan charts, meelaha laga kato, sida lagu garto, charts ka siday u kala baxaan, candlesticks formation iyo nooc yada ugu faaiido badan, suuqa yaasha kala duwan iyo sida ay isku xiran yihiin, sida ecenomic factors ay u saameeyaan qiimaha iyo charts ka iyo fanilly introduction to risk iyo capital managemen, qeybta ugu danbeysa si fiican waxaan u guda gelaynaa risk management, oo dhowr nooc u kala baxa, account ka sida lagu koriyo, trading strategy oo dhowr nooc ah, sida ecenomic factors iyo reports ka looga garto isbedelka soo socda aduunkoo dhan iyo sida la iskugu aadiyo qorsheynta falaqaynta suuqa.
Forwarded from 007gggX
Finally, waxaan ku farax sanahay in aan gaarnay level kan ugu danbeeya oo ah Account Management oo bulshada uga faaiideyno, isla markaasna faaiidada isla wada qeyb sano. Now account management ku wuxuu lahaan doonaa sharci iyo sharuudo badan oo qofku u baahan yahay si fiican in uu u fahmo intuusan goaansan. Lacagtan aanu qaban doono waxaan hayndoonaa keliya wakhtiga la isku afgartay sida 3,6,9 bilood ama sanad.
Forwarded from 007gggX
Waxaa kaloo jira account managenent kale oo aanu soo wadno oo la isku xiri doono trading account kaaga iyo keyga, markii aan trade ka sameeyo account keyga automatically copy of trade kaas buu account kaagu samaynayaa oo wey isku xiran yihiin. Now A/C management ka noocan iyo ka kaleba si fiican waxaan u siin doonaa wakhti fiican oo aanu bulshada uga dhaadhicino, and i think maadaama lacag la qabanayo shuruuda badan waa in la oofiyaa.
Forwarded from 007gggX
Intaas waxaa sii dheer in aan ku guda jirno samaynta WEBSITE keena, finally, iyo in aanu saldhigyo badan samaysano aduun koo dhan, iA. Halkaa waxaa kasoo bixi doona in dad badan ay nala shaqeeyaan. Waxaa kaloo socda qorshahiisa commision structure iyo network marketing. Run ahaan tii waxaa soo socda mashruuc weyn, oo intan aansa ku soo koobi karin. I.A qoraal yo badan halkan iyo group keena kale ee library ga waad ka heli doontiin iA. Also waxaa qorshahan ila wada team aan ka soo dhisay bulshadan halka ku xiran oo iyagana si fiican idiin soo gudbin doona contacts kooda berito iA markii aanu diyaar wada noqono.
Forwarded from 007gggX
Ilaah baa mahad leh markasta, oo dhamaanteen isku kaaya wada keenay (marnaba ismalahayn intaan baanu gaari doonaa, alhamduilah). Dad badan oo ku xiran bulshadan run ahaantii wax badan wey ila soo qabteen oo ila soo wadeen, dad badan oo reer UK waan iska baranay, internation connections baa kasoo baxay oo aan aad iyo aad ula dhacay, iyo dhamaan inta aansa halkan lagu soo koobi karin, waxaan idin leeyahay BIG THANKS for dadaalka badan iyo ololaha aad soo wadeen
Regstration form EDITED-converted.pdf
142.4 KB
Regstration form EDITED-converted.pdf
Scw dhamaan, waxaan idiin wada rajeynayaa in aad weekend fiican soo wada qaadateen, suuqa xoogaa yar ka nasateen.
Waxaan soo dirayaa trading plan ka weegan iA
EURUSD - WAXAAN U BAAHANAHAY IN AAN SI FIICAN ULA SOCONO DOLLAR INDEX (DXY) MEESHA UU MARAYO. HADII UU SOO DHACO EUR WAA BUY, HADII UU DXY SII QAALIYOOBO EUR WAA SELL
EURJPY - JPY INDEX WAX BADAN BUU SOO DHACAY MARKA LOO BARBAR DHIGO SARIF KA KALE......WEEGAN MA LAGA NEEFIN DOONAA OO KOR MA LOO QAADI DOONAA MISA SELL KA BAA SII SOCON DOONA?
EURJPY SHAKHSI AHAANTEYDA WAXAAN U BADANAHAY BUY - LAAKIN WAA TAQAANAA SUUQAN OO LABADA DHINAC WUU AADI KARAA MARKAA LASOCO THE SUPPORT IYO RESISTANCE ZONE KA HADII UU CUSKADO MISA LAGA SOO RIDO.