Lasoco berito 8am London time suuqa ingriisk amrka lafuro maadaama dahabka saldhigiisu yahay London Stock Exchange.
Buy zone kii aan rajeynaynay last week wuu kasoo hoos maray, ugu horeytii qiimuhu wuu kacay laakin gadaal baa laga soo riday, weli isku rayi baan ahay, specially hada marka uu DXY gu soo dhacayo, oo ahaa kii noosheegayey quwada uu leeyahay dollarku, so sarifkan wey u badan tahay in uu noqdo qaali oo lakaciyo, laakin si aan iska hubiyo waxaan rabaa in aan sugu, wakhtiyada yaryar sida 1 saac, dhictaanka hada fooda nagu soo haya meesha uu gaaro, kadibna waxaan isku diyaarinayaa in aan gato, eur oo dhan intooda badan waa bullsih formation, laakin maadaama ay socoto hawshii dowlada Italy oo ku saabsan lacagta wadan ahaan loogu leeyahay iwl, iyo BREXIT oo aansa dhamaanaynin mudooyinkan soo socda, maadaama waxaas oo dhan iyo in kale ba ay jiraan waan ka taxadareynaa eur oo dhan, specially markuu soo baxo reports yaasha ka duwan sida nonfarm payrol
chart ku waa 1 saac, waad arki kartaa in hoos loo soo wado wax yar markaa anu lasocono meesha uu gaaro anakoo ku xisaabinayna fibs level ka kala duwan, so zone 50%-78% hadii uu soo gaaro, then waxaan rabnaa in aanu iibsano with stop loss yar oo ku beegan meel ka hooseysa support ka ku aadisan meeshaas. Wax yar ku bilaaba and hadii uu qaaliyoobo gadaal waad kasoo geli kartiin xitaa oo dhowr meel oo kala duwan baa kuu banaan, speciallu timeframe ka sar sare sida 4 saac iyo maalinta.
so eur oo dhan, waa isku dhaqaaq, ka taxadar uun AUD IYO CAD hadii aad ku jirtid eur ahaan, laakin intooda badani wey is raacaan
Forwarded from 007gggX
gbpusd - last week - sadexda line oo cascas oo hoose wuxuu ahaa target keena sell ka ahaa (iyo kuwa sare oo colour ka leh oo ahaa target kii buy).
Forwarded from 007gggX
over 275 pips buu soo dhacay sarif kan, gbpusd, oo kabadan qiyaastii inta aan ku xisaab tamayey, dad badna way ka faaiidiin
ok, weegan waxaan filaynaa in lasoo celin doono, oo koow, samaysmi doono support labaad oo meesha hoose ee laga soo celiyey qiimaha dhaafi maayo, in which case aanu gadan doono hadii aan ku qanacno support kaas. Laba, in uu tegi doono resistance ka cas oo sare kadibna laga soo celin doono oo uusan jabin doonin, in which case aanu iibin doono anakoo ku xisaab tamayna in aanu uga baxno support ka hoose, stop loss aansa ka fogeyn meesha qiimaha ugu sareysa uu gaari doonona kala dar oo yaree stop loss ka. Sadex, maadaama Brexit ay socot isku diyaari dhinac kasta oo hadii aad aragtid in uu is bedeley xaalku then goaan adag aad ka qaadatid intuusan khasaaro badan ku gelinin
another euro weeye aanu rabno buy in aanu galno, laakin u baahan in ay kala cadaato, specially marka uu gaaro qiimuhu trend line ka madow oo dhexda ku jirta kana imaanaysa dhinaca bidixda. Dhowr goor oo hore waa laga soo celiyey trend line kaas. Buy target waa zone ka cas oo dhexda ku jira kuna beegan 130.00- ilaa- 130.500
waxaa dhici karta in lagu celiyo xaga sare si retest ahaan ah misa tijaabo kadibna iibisku uu bilaab mado, waxaan rajeynayaa iA in uu wax badan dhaco, laakin waa in aanu ku xisaabtanaa Mr Trump iyo Twitter account kiisa in ay bedeli karaan xaalada, specially inta aysan soo bixin report ka NONFARM PAYROL weega dhamaad kiisa
charts ka maalinta marka la fiiriyo usdcad wuxuu ku jiraa channel kor u socda