Somali Online Trader Library
1.82K subscribers
289 photos
2 videos
108 files
97 links
Qolkan waxaad ka helaysaa Charts badan, wax barasho iyo forms.
Download Telegram
Forwarded from Khawar Fx Team
AUDUSD H4
Forwarded from Khawar Fx Team
GBPCAD
Forwarded from Khawar Fx Team
GBPUSD
Forwarded from Khawar Fx Team
GOLD
Forwarded from Khawar Fx Team
USDCAD
Forwarded from Khawar Fx Team
USDCHF
Forwarded from Khawar Fx Team
USDJPY
Lasoco berito 8am London time suuqa ingriisk amrka lafuro maadaama dahabka saldhigiisu yahay London Stock Exchange.
gold - Weegii hore
Green zone ka waa support laakin wuu ka hoos mari karaa, qiimaha kor baa loo wadaa laakin waa lasoo celin wax yar intaasan la kordhinin ka hor.
EURUSD -
Buy zone kii aan rajeynaynay last week wuu kasoo hoos maray, ugu horeytii qiimuhu wuu kacay laakin gadaal baa laga soo riday, weli isku rayi baan ahay, specially hada marka uu DXY gu soo dhacayo, oo ahaa kii noosheegayey quwada uu leeyahay dollarku, so sarifkan wey u badan tahay in uu noqdo qaali oo lakaciyo, laakin si aan iska hubiyo waxaan rabaa in aan sugu, wakhtiyada yaryar sida 1 saac, dhictaanka hada fooda nagu soo haya meesha uu gaaro, kadibna waxaan isku diyaarinayaa in aan gato, eur oo dhan intooda badan waa bullsih formation, laakin maadaama ay socoto hawshii dowlada Italy oo ku saabsan lacagta wadan ahaan loogu leeyahay iwl, iyo BREXIT oo aansa dhamaanaynin mudooyinkan soo socda, maadaama waxaas oo dhan iyo in kale ba ay jiraan waan ka taxadareynaa eur oo dhan, specially markuu soo baxo reports yaasha ka duwan sida nonfarm payrol
chart ku waa 1 saac, waad arki kartaa in hoos loo soo wado wax yar markaa anu lasocono meesha uu gaaro anakoo ku xisaabinayna fibs level ka kala duwan, so zone 50%-78% hadii uu soo gaaro, then waxaan rabnaa in aanu iibsano with stop loss yar oo ku beegan meel ka hooseysa support ka ku aadisan meeshaas. Wax yar ku bilaaba and hadii uu qaaliyoobo gadaal waad kasoo geli kartiin xitaa oo dhowr meel oo kala duwan baa kuu banaan, speciallu timeframe ka sar sare sida 4 saac iyo maalinta.
so eur oo dhan, waa isku dhaqaaq, ka taxadar uun AUD IYO CAD hadii aad ku jirtid eur ahaan, laakin intooda badani wey is raacaan