Signal wuxuu ahaa kii weegi hore, waxaana arki karnaa in uu qiimuhu soo gaaray support medium ah, waxayna u badan tahay in uu suuqa dib u kici doono.
Marka wakhtiga lasoo dhaweeyo oo la yimaad 4 hrs waxaan arki karnaa isbedelka hada samaymanaya sida uu u egyahay
So waxaan rajeynayaa in uu hada qiimuhu dib u yara noqdo to xaga sare, target kuna waa ilaa +40 pips iyo wixii kasareysa hada meeshuu taagan yahay
Also hadii aan fiirino DXY oo noo sheegaysa quwada Dollarka waxaan arki karnaa in uu yimid meel sare oo mar hore laga celiyey so aga waxaan rabnaa in aanu isku diyaarino sell side iA.
markaa wixii kasoo horjeeda dollarka waxaan rabnaa in aanu gadano sida gbp, aud iwl
MARKUU BILAABO IN UU SOO DHACO WAXAA DHICI KARTA IN UU WAX BADAN SOO DHACO LAAKIN UUSAN KASOO HOOS MARIN THE BLACK TREND LINE KA XAGA SARE WAXAYNA KA MID TAHAY CALAAMADOOYINKA
LAGU KARTO IN UU QIIMAHAN KOR U KICI DOONO - MA GATEEN HADA, HADII AAN HOOS KASOO GATAYNA 50% - 70% FAAIIDADEYDA WAAN KALA BIXI LAHAA SI UUSAN IGALA NOQONIN, FOR LONG TERM WAA BUY AND HOLD STRATEGY HADII AAD HOOSTA HOOSE KASOO GADATAY.
MARKII UU KASOO KOR MARO QIIMAHA TREND LINE KA XAGA SARE OO RESISTANCE KA KU AH THEN FILO QIIMAHAN IN UU KOR AADI DOONO - LAAKIN WELI WAXAAN JECLAHAY IN LASII RIDI DOONO MAADAAMA UU WALAALKIIS WEYN OO DAHAB AHAA AY ISKU XIRAN YIHIIN
WAXAA KU JIRTA MASKAX YAR OO FIICAN MARKAA SI FIICAN U DHUUX - HAPPY TRADING AND SOO ARUURIYA PIPS YAASHA WEEGAN SOO BIXI DOONA IN SHA ALLAH