Chart kan waxaan kusoo diray group keena kale ee discussion ka, alhamdulilaah exactly meeshii aan sii calaamdaiyey buu ka noqday (isku area)
Ok akhyaarta halkaas baan ku ekeenayaa, in sha Allah kheyr baan idiin wada rajeyey dhamaantiin oo faaiido badan