Somali Online Trader Library
1.66K subscribers
289 photos
2 videos
108 files
97 links
Qolkan waxaad ka helaysaa Charts badan, wax barasho iyo forms.
Download Telegram
CRUDE OIL - FIBS RETRACEMENT LEVELS KALA DUWAN OO WELI HARSAN IN LA TIJAABIYO, Waxaan isticmaalaynaa fibs levelka ugu danbeeya dhianaca midigta oo xisaabinaya kicitaankii laga kacay 63.75 area, wuxuuna natusayaa in uu ku soo beegan yahay 70.90 for the 38% retracement levelka,
ok enough with oil
aan fiirino shidaalka madow, AKA GOLD
gold - daily
so gold waxaan ka helnay weegan lasoo dhaafay fursado badan oo aan gadasho ah, waxaa isku soo beegmatay support aad iyo aad u adag uu samaystay 01/12/15 iyo 01/12/16 kaas oo uusan qiimhu ka hoos marin, supportkan waxaan rabnaa qiimuhu in uu hada soo dhaco laakin uusan ka hoos marin 1238 eriya, waxaan rabnaa in uu sameeyo double bottom oo laba goor isla meel ka noqdho, hadii kale waxaan rabnaa qiimuhu hada in uu ka noqdo meel kasareeysa meeshii hore uu hada kasoo kacay 1238 eriya, taas oo natusaysa higher high iyo higher lows oo cadeynaysa dhismaha in uu yahay bullsih oo kor la aadi doono, waxaan rabnaa in aan uga baxno from 1270, 1280, 1288, 1303, 1320, so siday ukala horeyaan ula kalo soco oo ha is dhihin qiimuhu meesha ugu sareysa baan uga baxayaa maadaama lagaba soo noqon karo 1270. Also waxaa loo baahan yahay in la isku diyaariyo in aan galno sell hadii uu jabiyo trend line ka madob oo hoose oo lagu beegan yahay 1215 eriya oo ha 61% fibs retracement level ka from meeshii uu kakacay wakhtiga markuu ahaa 1/12/16
gold - fibs retracement levels hadii uu soo jebiyo trend line ka madow oo uu hoos soo aado meelaha kala duwan oo lagu beegan yahay
ok intaas baan soo diyaariyey akhyaarta, wixii naga dhiman iA akhyaarta kale baa ku soo daraysa group keena kale, aad iyo aad baad u mahadsantihiin dhamaantiin, asxaabta cusub waxaan leenahay gacmo furan kusoo dhawaada, wax barasho badan waxaad ka helaysiin labadan group oo aan ku leenahay telegram ka, youtube channel keena, youtube as general, iyo dhamaan asxaabta ku xiran group keena, aad iyo aad baad u mahadsantihiin dhamaantiin.
Forwarded from Deleted Account
Forwarded from Deleted Account
Forwarded from Deleted Account
Forwarded from Deleted Account
Asxpata say ukala horeeyan udawada course
Fadlan nagu caawi subscribe thnks
Ok scw akhyaarta dhamaantiin meelkasta aad joogtiin, waxaan idiin wada rajeynayaa in ay xaaladu iska fiican tahay oo nimco Alle lagu wada jiro dhamaantiin.