Akhyaarta dhamaantiin ku soo dhawaada qolkan kale oo aan ugu talagalay signals aan aniga soo diro, waxaan isku deyeyaa in aan soo geliyo weeg kasta, qolka kalena waa discussion iyo signals ka idinka shakhsi ahaan aad u soo dirtiin. Waxaan noo rajeynayaa iA in aan si fiican u wada shaqeysano, ka faaiideysano suuqa Allaha ka dhigee in aan faaiidno $1 a day.....
Majority of these signals faaiido bay soo baxeen, waxaan idiin wada rajeynayaa in aad ka faaiideysateen
Signal wuxuu ahaa kii weegi hore, waxaana arki karnaa in uu qiimuhu soo gaaray support medium ah, waxayna u badan tahay in uu suuqa dib u kici doono.
Marka wakhtiga lasoo dhaweeyo oo la yimaad 4 hrs waxaan arki karnaa isbedelka hada samaymanaya sida uu u egyahay
So waxaan rajeynayaa in uu hada qiimuhu dib u yara noqdo to xaga sare, target kuna waa ilaa +40 pips iyo wixii kasareysa hada meeshuu taagan yahay
