Waxaan rabaa in aan helo 7 qof oo mid kasta Ka hadla 1 asset, Forex misa commodity.....
So far waxaan hayaa 1 qof oo aqbalay in ay soo diyaariso 1 cashar
Plan is in aan geliyo YouTube si aan ula wadaagno dhamaan inta nagu xiran iyo bulshadeena
Scw Akhyaarta dhamaantiin, hadii aanu eegno EURUSD oo weekly charts ah waxaan arki karnaa in qiimuhu kasoo noqday trend line ka hoose ee madob oo aan ka war bixinay from last week. Maadaama uu qiimuhu misa quwada dollarku gaartay meel sare hada weegan waxaan filanaynaa in uu soo dhaco, sarifka kalena oo kasoo horjeeda in ay kacaan sida EUR iwl#
EURUSD - DAILY chart ka hadii aan fiirino clearly waxaan arki karnaa qiimuhu in uu ku dhisan yahay dhismo xaga sare loo wado, zone ka bluuga ah oo hada qiimaha ka sareeya waa meeshii labo goor oo hore laga soo celiyey oo uu dhaafi waayey, waxaan rabnaa in aan isku diyaarinao in aan kala baxno faaiidada hadii uu luu diido markale oo uu qiimuhu soo dhaco, hadii la dhaafo ariyadaas then waxaan target noo ah fibs level ka kala duwan oo falaadha cas, first target waa38%, then 50%, then 61%, u malayn maayo weegan in uu gaari karo 61% so waxaan rabnaa in aan ku tala galno the first two targets keliya iA
soo hadii loo sii dhaadhaco wakhtiyaasha hoose sida 4 saacadood waxaan arki karnaa marka koobaad in uu suuqa yahay overbought misa wax badan la gatay oo hada wixii kadib aansa qiimuhu wax badan kor sii aadi doonin, ta labaad waxaan aragnaa channel ka uu ku jiro qiimuhu in uu san gaarin xaga sare weli oo ay u badan tahay in uu soo dhaco kadibna support cusub samaysto misa trend line ka channelka hoose, line ka bluuga ah, in uu qiimuhu soo test gareyn doono, kaas oo aan filayno in ay ku sugayaan buyers badan marka la eego daily charts ka
so chart kan wuxuu natusayaa dollar strenght ka misa quwada uu leeyahay dollarka, waxaan arki karnaa in qiimaha uu yahay overbought condition oo xoogaa uu soo kacay from meeshii ugu hooseysey uu tago