Forwarded from Gold Snipers🎗️
Buy gbp/nzd now 1.9060
Stop loss 1.9000
Target 1.9130
Target 2 1.9200
Stop loss 1.9000
Target 1.9130
Target 2 1.9200
Scw dhamaan, iA waxaan wada kulmeynaa berito oo Axad ah, 7 pm UK time
Waxaan rabaa in aan helo 7 qof oo mid kasta Ka hadla 1 asset, Forex misa commodity.....
So far waxaan hayaa 1 qof oo aqbalay in ay soo diyaariso 1 cashar
Plan is in aan geliyo YouTube si aan ula wadaagno dhamaan inta nagu xiran iyo bulshadeena
Scw Akhyaarta dhamaantiin, hadii aanu eegno EURUSD oo weekly charts ah waxaan arki karnaa in qiimuhu kasoo noqday trend line ka hoose ee madob oo aan ka war bixinay from last week. Maadaama uu qiimuhu misa quwada dollarku gaartay meel sare hada weegan waxaan filanaynaa in uu soo dhaco, sarifka kalena oo kasoo horjeeda in ay kacaan sida EUR iwl#
EURUSD - DAILY chart ka hadii aan fiirino clearly waxaan arki karnaa qiimuhu in uu ku dhisan yahay dhismo xaga sare loo wado, zone ka bluuga ah oo hada qiimaha ka sareeya waa meeshii labo goor oo hore laga soo celiyey oo uu dhaafi waayey, waxaan rabnaa in aan isku diyaarinao in aan kala baxno faaiidada hadii uu luu diido markale oo uu qiimuhu soo dhaco, hadii la dhaafo ariyadaas then waxaan target noo ah fibs level ka kala duwan oo falaadha cas, first target waa38%, then 50%, then 61%, u malayn maayo weegan in uu gaari karo 61% so waxaan rabnaa in aan ku tala galno the first two targets keliya iA