Somali Online Trader Library
1.66K subscribers
289 photos
2 videos
108 files
97 links
Qolkan waxaad ka helaysaa Charts badan, wax barasho iyo forms.
Download Telegram
Buy gbp/USD 1.3420 now
Stop loss 1.3350
Target 1.349
Target 2 1.3560
Buy eur/nzd 1.6770 now
Stop loss 1.6700
Target 1.6850
Target 2 1.6930
Buy gbp/nzd now 1.9060
Stop loss 1.9000
Target 1.9130
Target 2 1.9200
crude oil - 4 hrs
Scw dhamaan, iA waxaan wada kulmeynaa berito oo Axad ah, 7 pm UK time
Waxaan rabaa in aan helo 7 qof oo mid kasta Ka hadla 1 asset, Forex misa commodity.....
Waxaan Ka hadlayaa ani sida caadada ii ah Oil iyo Dahab
So far waxaan hayaa 1 qof oo aqbalay in ay soo diyaariso 1 cashar
3-5 mins Ku filan
Plan is in aan geliyo YouTube si aan ula wadaagno dhamaan inta nagu xiran iyo bulshadeena
Mahadsanidiin
Bililiqada iyo dhicitaanka crypto currency market - check out somali coin AKA Onecoin lol
Waa kulankii weekend ka -
Scw Akhyaarta dhamaantiin, hadii aanu eegno EURUSD oo weekly charts ah waxaan arki karnaa in qiimuhu kasoo noqday trend line ka hoose ee madob oo aan ka war bixinay from last week. Maadaama uu qiimuhu misa quwada dollarku gaartay meel sare hada weegan waxaan filanaynaa in uu soo dhaco, sarifka kalena oo kasoo horjeeda in ay kacaan sida EUR iwl#