Ok so waxaan lasoconaa wixii kor aada waa in uu soo noqdaa, halkan waxaan xisaabinaynaa qiimuhu labadaa goor oo uu kor aaday ilaa in intee le eg buu socday, taasna waxaad kasoo heli kartaa mastarada ku sawiran box ka 9 ee dhinaca bidixda. So markii uu hoos kasoo kacay qiimuhu $25 iyo jajab ilaa waxaa u dhaxaysa ku dhawaad $30 iyo jajab, so cagta labaad oo kacay ilaa intii in le eg waa in uu socdaa (measured move) weyna dhacday oo wuxuu kor u kacay sodon iyo jajab markale. Ok so hadii aan rabno in aan ogaano ilaa intee in le eg buu hoos u dhici doonaa then waxaa ku haboon kow in aan soo baarnoo oo aan soo ogaano ilaa intee buu ahaa dhicitaankii ka horeeyay kadib markii uu joojijay in uu kor sii aado. So hadii aan fiirino oo ana xisaabino waxaan arki karnaa ilaa $13 iyo jajab in uu soo dhacay intuusan cagtii labaad oo kor bilaabin. So hadii aan marka forecast ku samayno waxaan dhihi karnaa in lagu soo aadisan yahay 60-61 oo u dhiganta £13 from $73 oo ahayd meeshii ugu sareysay uu gaaro. Waxaan kaloo arki karnaa markii aan fiirino Fibonacci ga bidixda hadii uu qiimuhu soo dhaco ilaa $13 in ay ku beegan tahay 38% taasna waa hubaal in xoogaa lagu hakan doono.
OK SO HADII AAD ARAGTID GAP MISA BOOS/EERIYA OO UU QIIMUHU KABOODAY UUSAN MARIN, THEN INTA BADAN QIIMAHA WAA KII SOO NOQDAA OO MARAA EERIYADAAS, INTA BADANA MARKII UU SOO DHAMAYSTIRO GAP KA AYUU DIB U NOQDAA, KHAAS AHAAN FOREX IYO COMMODITIES, SO WAXAAD FILAN KARTAA IN UU QIIMUHU KOR KU NOQDO WEEGAN OO UU ISKU DAYO IN UU SOO DHAMAYSTIRO MEELUHUU KA BOODAY. GAP KAAS WAXAA UGU SAREEYA 70.70 EERIYA. WAXAA KALOO SUUQA UU KU KACAY JIMCIHII KADIB MARKII SI FIICAN LOO EEGAY OPEC OO TIRI BAAHIDA ADUUNKA OO UU U QABO SHIDAALKA OO SII KORDHAYSA, IRAN OO CUNA QABATAYN WEYN LASAARAY OO SHIDAALKOODA LOO DIIDAY IN AY SUUQA ADUUNKA KEENAN, VENENZUELA OO IYADANA DHIBAATOOYIN BADAN HAYSATA IWL, WAXAAN OO DHAN WAA AKHBAAR OO UU KU KICI KARO QIIMAHA OO KA QUWAD WEYN TECHNICALS KA, MARKAA WEEGAN BAAN KALA OGAANAYNAA BIG TRADERS, INSTITUATIONS, BANKS IWL WAXA AY KA DAMACSAN YIHIIN SHIDAALKA. WAXAA MUHIIM AH ADIGU IN AADAN MARKASTA ISKU QUFULIN QIIMUHU DHINACAN MISA DHINACAA BUU AADAYAA. MARKASTA KA WAR SUG SUUQA
OPPORTUNITY GA UGU WAA WEYN WAXAY KASOO BIXI KARAAN ADOO SELL GALA MARKII FIBONACCI GA SARSARE LA GAARO - MARNABA SELL WEYN HA GELIN IYADOOSAN LAGA SOO DHICIN SUPPORT TREND LINE KA..........68.50-71.00 INTA U DHAXEYSA BAAN IS DIYAARINAYNAA (WAA HADII LAGAARO)
SO FINALLY DAHAB KU WUXUU SOO TAABTAY TREND LINE KII UU KU FADHIYEY WUUNA IS XAJIYEY OO MUUSAN KASOO HOOS MARIN, TAS WAXAY KU TUSAYSAA IN BUYERS BADAN OO DIFAACANAYA POSITIONS KOODA AY KU JIRAAN SYSTEM KA, TAASNA MARKA WAXAY U FIICAN TAHAY XAGA MASKAXIYAN MAADAA AY KU DHIIRI GELINAYSO IN AAD AD KU JIRTID ILAA IYAGA AY KA BAXAAN HAHAHAHA LIBAAX SANKATAABTE
SO GOLD LONG TERM WAA BULLISH, DHOWR GOOR BUU LA FARA KACIYAARAY FIBONACCI GA 50% LAAKIN WAX BADAN MUUSAN DIB U GURANIN OO WELI EERIYADII BUU JOOGAA, AGAIN WAXAY NATUSAYSAA IN INSTITUATION MONEY AY KU JIRTO SYSTEM KA OO KICINAYSA QIIMAHA DAHABKA. SHAKHSI AHAAN WAXAAN QIYAASAYAA IN AY TEGI DOONTO 50%-61% FIBS RETRACEMENT.
HADII AAN FIIRINO RSI STOCHASTIC WAXAY NATUSAYSAA IN ANA KU JIRNO SUUQ AAD IYO AAD SHEEYGII LOO GATAY TAASNA INTA BADAN WAXAY KEENTAA IN QIIMAHA LASOO JEBIYO. HADII AAN XISAABINO MEESHII UU KASOO DHACAY $1365 THEN WAX BADAN BAA U HARSAN ILAA INTA KOR LA AADI DOONO. DAHAB KA WAXAA KICIYA CABSI IYO DAGAAL IYO $DOLLARKA OO RAQIIS NOQDA.
SO ANIGA XAGEYGA FALANQEYNTII QIIMAHA INTAAS BUU KU EGYAHAY, XOOGAA LA TALIS - MARKASTA ADIGA SAMEYSO ANALYSIS KAAGA OO ISKA HUBI SIGNALS KASTA. MAHADSANIDIIN DHAMAANTIIN, RAMADAN KARIIM
Forwarded from Gold Snipers🎗️
Buy gbp/USD 1.3420 now
Stop loss 1.3350
Target 1.349
Target 2 1.3560
Stop loss 1.3350
Target 1.349
Target 2 1.3560
Forwarded from Gold Snipers🎗️
Buy eur/nzd 1.6770 now
Stop loss 1.6700
Target 1.6850
Target 2 1.6930
Stop loss 1.6700
Target 1.6850
Target 2 1.6930
Forwarded from Gold Snipers🎗️
Buy gbp/nzd now 1.9060
Stop loss 1.9000
Target 1.9130
Target 2 1.9200
Stop loss 1.9000
Target 1.9130
Target 2 1.9200
Scw dhamaan, iA waxaan wada kulmeynaa berito oo Axad ah, 7 pm UK time