Halkan ka eeg faahfaahin dheeri ah sida, tirada maadoyinka la qaadan doono, nooca ay noqon doonan, iyo xogo kale: https://fass.simad.edu.so/political-science-and-international-relations/
Barnaamijka 16aad: Bachelor of Development Studies
Waa maxay barnaamijkani?
Waa barnaamij lagu barto horumarinta bulshada iyo dhaqaalaha, iyo hababka loo qorsheeyo loona hirgeliyo mashaariicda horumarineed. Ardaygu wuxuu baranayaa sida loo fahmo baahiyaha iyo caqabadaha bulshada, loo qorsheeyo xalal wax-ku-ool ah, loona qiimeeyo natiijooyinka mashaariicda iyo barnaamijyada horumarinta.
Waxyaabaha aad baran doonto:
1. Daraasaadka horumarinta: Development Studies
2. Horumarinta bulshada: Community Development
3. Dhaqaalaha horumarinta: Development Economics
4. Qorshaynta iyo maaraynta mashaariicda: Project Planning & Management
5. Siyaasadaha iyo qorshayaasha horumarinta: Development Policy & Planning
6. Horumarka waara: Sustainable Development
7. Maamulka iyo dowlad-wanaagga: Governance & Development
8. Dabagalka iyo qiimaynta mashaariicda: Monitoring & Evaluation
Fursadaha shaqo: Qalin-jabiyuhu wuxuu ka shaqayn karaa jagooyinka la xiriira:
1. Madaxa horumarinta: Development Officer
2. Madaxa mashaariicda: Project Officer
3. Maareeyaha mashaariicda: Project Manager
4. Madaxa horumarinta bulshada: Community Development Officer
5. Madaxa siyaasadaha horumarinta: Development Policy Officer
6. Madaxa dabagalka iyo qiimaynta: Monitoring & Evaluation Officer
7. Isku-duwaha barnaamijyada: Program Coordinator
8. Cilmi-baare horumarineed: Development Researcher
9. Madaxa barnaamijyada hay'adaha samafalka: NGO Program Officer
10. Madaxa horumarinta caalamiga ah: International Development Officer
Yuu ku habboon yahay barnaamijkani?
Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay dadka xiiseeya horumarinta bulshada, qorshaynta, xalinta caqabadaha bulshada iyo abuurista isbeddel waara. Waxa kale oo uu ku habboon yahay qof doonaya inuu ka shaqeeyo hay'adaha dowladda, hay'adaha samafalka, ururrada caalamiga ah, mashaariicda horumarinta, cilmi-baarista ama barnaamijyada bulshada.

Halkan ka eeg faahfaahin dheeri ah sida, tirada maadoyinka la qaadan doono, nooca ay noqon doonan, iyo xogo kale: https://fass.simad.edu.so/developmental-studies/
Barnaamijka 17aad: Bachelor of Media and Communications
Waa maxay barnaamijkani?
Waa barnaamij lagu barto sida loo abuuro, loo gudbiyo, loona maareeyo farriimaha iyo macluumaadka ay dadku ku helaan warbaahinta kala duwan. Ardaygu wuxuu baranayaa sida loo soo saaro nuxur tayo leh, loo adeegsado warbaahinta dhijitaalka ah, loona fahmo saameynta warbaahintu ku leedahay bulshada iyo hay'adaha.
Waxyaabaha aad ku baran doonto:
• Aasaaska warbaahinta iyo isgaarsiinta: Media & Communication
• Saxaafadda iyo tebinta wararka: Journalism & News Reporting
• Qorista iyo tafatirka nuxurka: Writing & Editing
• Warbaahinta dhijitaalka ah: Digital Media
• Maamulka baraha bulshada: Social Media Management
• Soo saarista muuqaalka iyo codka: Audio-Visual Production
• Xiriirka dadweynaha: Public Relations
• Isgaarsiinta hay'adaha: Corporate Communication
• Anshaxa iyo sharciga warbaahinta: Media Ethics & Law
Fursadaha shaqo: Qalin-jabiyuhu wuxuu ka shaqayn karaa jagooyinka la xiriira:
1. Wariye: Journalist
2. Soo-saare nuxur: Content Producer
3. Maareeyaha warbaahinta bulshada: Social Media Manager
4. Madaxa xiriirka dadweynaha: Public Relations Officer
5. Madaxa isgaarsiinta: Communications Officer
6. Tafatire: Editor
7. Weriyaha warbaahinta dhijitaalka ah: Digital Media Reporter
8. Maareeyaha isgaarsiinta: Communications Manager
9. Cilmi-baare warbaahineed: Media Researcher
Yuu ku habboon yahay barnaamijkani?
Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay qofka doonaya inuu xirfad ka dhisto saxaafadda, warbaahinta dhijitaalka ah, xiriirka dadweynaha iyo isgaarsiinta hay'adaha.

Halkan ka eeg faahfaahin dheeri ah sida, tirada maadoyinka la qaadan doono, nooca ay noqon doonan, iyo xogo kale: https://fass.simad.edu.so/media-and-communication/
Kulliyadda 5aad ee aan ka hadli doonno waa: Faculty of Education - Kulliyadda Waxbarashada oo ka kooban 4 Programs:
1. Bachelor of Educational Management
2. Bachelor of Mathematics and Physics
3. Bachelor of Biology and Chemistry
Bachelor of Language and Literature
1. Bachelor of Educational Management
2. Bachelor of Mathematics and Physics
3. Bachelor of Biology and Chemistry
Bachelor of Language and Literature
Barnaamijka: Bachelor of Educational Management
Waa maxay barnaamijkani?
Waa barnaamij lagu barto maamulka, hoggaaminta iyo horumarinta hay'adaha waxbarashada. Ardaygu wuxuu baranayaa sida loo qorsheeyo loona maareeyo hawlaha waxbarashada si lamida loo horumariyo tayada waxbarashada.
Waxyaabaha aad baran doonto:
1. Maamulka waxbarashada: Educational Management
2. Hoggaaminta waxbarashada: Educational Leadership
3. Qorshaynta waxbarashada: Educational Planning
4. Maamulka iyo horumarinta hay'adaha: Institutional Management & Development
5. Siyaasadaha waxbarashada: Education Policy
6. Maamulka iyo qiimaynta manhajka: Curriculum Management & Evaluation
7. Xaqiijinta tayada waxbarashada: Quality Assurance in Education
Fursadaha shaqo: Qalin-jabiyuhu wuxuu ka shaqayn karaa jagooyinka la xiriira:
1. Maamule dugsi/xarun waxbarasho: School Principal
2. Madaxa maamulka waxbarashada: Education Management Officer
3. Madaxa qorshaynta waxbarashada: Education Planning Officer
4. Isku-duwaha barnaamijyada waxbarashada: Education Program Coordinator
5. Madaxa hubinta tayada waxbarashada: Education Quality Assurance Officer
6. Madaxa siyaasadaha waxbarashada: Education Policy Officer
7. Maareeyaha hay'ad waxbarasho: Education Institution Manager
8. La-taliyaha maamulka waxbarashada: Education Management Consultant
Yuu ku habboon yahay barnaamijkani?
Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay dadka jecel inay kaalin ka qaataan horumarinta tayada iyo maamulka hay'adaha waxbarashada. Waxa kale oo uu ku habboon yahay qof doonaya inuu mustaqbalka ka shaqeeyo dugsiyada, jaamacadaha, wasaaradaha waxbarashada, hay'adaha waxbarashada, ama ururrada ka shaqeeya horumarinta waxbarashada.

Halkan ka eeg faahfaahin dheeri ah sida, tirada maadoyinka la qaadan doono, kharashaadka lagu dhigto, iyo xogo kale: https://fedu.simad.edu.so/educational-management/
Barnaamijka 19aad: Bachelor of English and Literature
Waa maxay barnaamijkani?
Waa barnaamij lagu barto luqadda Ingiriisiga, suugaanteeda iyo hababka waxbariddeeda.
Waxyaabaha aad baran doonto:
1. Codadka iyo dhawaaqa luqadda: Phonetics & Phonology
2. Naxwaha iyo qaab-dhismeedka luqadda: Syntax & Grammar
3. Suugaanta Ingiriisiga: English Literature
4. Aragtida suugaanta: Literary Theory
5. Hab-Qoraalka hal-abuurka leh: Creative Writing
6. Barashada luqadda: Language Studies
7. Hababka waxbaridda: Teaching Methods
8. Baridda luqadda Ingiriisiga: English Language Teaching
9. Fahanka dhaqamada kala duwan: Cultural Studies
Fursadaha shaqo: Qalin-jabiyuhu wuxuu ka shaqayn karaa jagooyinka la xiriira:
1. Bare luqadda Ingiriisiga: English Language Teacher
2. Macallin suugaanta: Literature Teacher
3. Bare luqadeed: Language Instructor
4. Qoraa: Writer
5. Tifaftire: Editor
6. Qoraa hal-abuur leh: Creative Writer
7. Turjumaan: Translator
8. Cilmi-baare luqadeed iyo suugaaneed: Language & Literature Researcher
9. Khabiir waxbaridda luqadda: English Language Teaching Specialist
Yuu ku habboon yahay barnaamijkani?
Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay dadka jecel luqadda Ingiriisiga, akhriska, suugaanta, qorista, waxbaridda iyo isgaarsiinta, isla markaana doonaya inay horumariyaan aqoontooda luqadeed iyo xirfadaha waxbaridda. Waxa kale oo uu ku habboon yahay qof doonaya inuu mustaqbalka ka shaqeeyo waxbarashada, qoraalka, tarjumaadda, isgaarsiinta ama xirfadaha la xiriira luqadda iyo suugaanta.

Halkan ka eeg faahfaahin dheeri ah sida, tirada maadoyinka la qaadan doono, kharashaadka lagu dhigto, iyo xogo kale: https://fedu.simad.edu.so/language-and-literature/
Barnaamijka 20aad: Bachelor of Biology and Chemistry
Waa maxay barnaamijkani?
Waa barnaamij isku dara cilmiga noolaha (Biology), kiimikada (Chemistry) iyo cilmiga waxbarashada, kaas oo ardayga u diyaariya inuu si qoto dheer u fahmo cilmiga noolaha iyo walxaha, isla markaana yeesho aqoonta iyo xirfadaha looga baahan yahay baridda maaddooyinka sayniska.
Waxyaabaha aad baran doonto:
• Cilmiga noolaha: Biology
• Kiimikada: Chemistry
• Baridda Biology iyo Chemistry: Biology & Chemistry Teaching
• Hababka waxbaridda sayniska: Science Teaching Methods
• Horumarinta manhajka: Curriculum Development
• Qiimaynta iyo horumarinta waxbarashada: Educational Assessment
• Cilmiga deegaanka: Environmental Science
• Farsamooyinka shaybaarka: Laboratory Techniques
Fursadaha shaqo: Qalin-jabiyuhu wuxuu ka shaqayn karaa jagooyinka la xiriira:
1. Khabiir dhanka Biology iyo chemistry ah
2. Horumariye manhaj: Curriculum Developer
3. Bare Biology iyo Chemistry: Secondary School Science Teacher
4. Kormeere waxbarasho: Educational Supervisor/Inspector
5. La-taliye manhajka sayniska: Science Curriculum Advisor
6. Bare jaamacadeed ama kaaliye bare: University Lecturer/Assistant Lecturer
7. Maamule dugsi ama madaxa waaxda sayniska: School Administrator/Head of Science Department
8. Tabiyaha ama wariyaha barnamijyada sayniska: Science Communicator/Journalist
9. Khabiir waxbarashada STEM: STEM Education Specialist
10. Kaaliye shaybaar: Laboratory Technologist/Assistant
11. Cilmi-baare saynis: Science Researcher
12. Kaaliye baayotechnoolaji: Biotechnology Assistant
Yuu ku habboon yahay barnaamijkani?
Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay dadka xiiseeya Biology, Chemistry, sayniska, waxbaridda, cilmi-baarista iyo tijaabooyinka shaybaarka, isla markaana doonaya inay aqoontooda sayniska u adeegsadaan waxbarashada iyo horumarinta bulshada.
Halkan ka eeg faahfaahin dheeri ah sida, tirada maadoyinka la qaadan doono, kharashaadka lagu dhigto, iyo xogo kale: https://fedu.simad.edu.so/biology-and-chemistry/

Barnaamijka 21aad: Bachelor of Mathematics and Physics
Waa maxay barnaamijkani?
Waa barnaamij isku dara xisaabta (Mathematics) iyo fiisigiska (Physics), kaas oo ardayga u diyaarinaya inuu aqoontiisa u adeegsado waxbarashada, cilmi-baarista, injineernimada, teknoolojiyadda iyo qaybaha kale ee STEM-ka.
Waxyaabaha aad baran doonto:
• Xisaabta aasaasiga ah: Fundamental Mathematics
• Xisaabta adag: Advanced Mathematics
• Kalkulas: Calculus
• Aljabrada: Algebra
• Tirakoobka: Statistics
• Geometry iyo Trigonometry
• Fiisigiska guud: General Physics
• Fiisigiska korontada iyo birlabta: Electricity & Magnetism
• Fiisigiska makaanikada: Mechanics
• Fiisigiska kulaylka: Thermodynamics
• Hababka waxbaridda xisaabta iyo fiisigiska: Mathematics & Physics Teaching Methods
Fursadaha shaqo: Qalin-jabiyuhu wuxuu ka shaqayn karaa jagooyinka la xiriira:
1. Bare Xisaab iyo Fiisigis: Mathematics & Physics Teacher
2. Horumariye manhaj: Curriculum Developer
3. Kormeere waxbarasho: Educational Supervisor/Inspector
4. La-taliye waxbarashada STEM: STEM Education Specialist
5. Bare jaamacadeed ama kaaliye bare: University Lecturer/Assistant Lecturer
6. Cilmi-baare xisaabeed ama fiisigis: Mathematics/Physics Researcher
Yuu ku habboon yahay barnaamijkani?
Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay qofka doonaya inuu mustaqbalka ka shaqeeyo waxbarashada, cilmi-baarista, xog-falanqaynta, teknoolojiyadda iyo qaybaha STEM, ama uu sii wato waxbarashada sare ee dhinacyada xisaabta, fiisigiska, iyo sayniska.
Halkan ka eeg faahfaahin dheeri ah sida, tirada maadoyinka la qaadan doono, kharashaadka lagu dhigto, iyo xogo kale: https://fedu.simad.edu.so/mathematics-and-physics/

Kulliyadda 6aad ee aan ka hadli doonno waa: Faculty of Medicine & HealthSciences oo ka kooban 6 Programs:
1. Bachelor of Medicine and Surgery MBBS
2. Bachelor of Radiography
3. Bachelor of Nursing
4. Bachelor of Midwifery
5. Public Health
6. Bachelor of Microbiology and Laboratory Sciences

Barnaamijka 2aad: Bachelor of Medicine and Surgery (MBBS)
Waa maxay barnaamijkani?
Waa barnaamij caafimaad oo lagu barto cilmiga jirka aadanaha, cudurrada, ogaanshaha iyo daaweynta xanuunnada, iyo hababka looga hortago cudurrada. Ardaygu wuxuu helayaa aqoon caafimaad oo isugu jirta barashada cilmiga aasaasiga ah, xirfadaha caafimaad iyo tababarka bukaan-socodka, si uu ugu diyaargaroobo xirfadda dhakhtarnimada.
Waxyaabaha aad baran doonto:
• Qaab-dhismeedka jirka: Anatomy
• Shaqada xubnaha jirka: Physiology
• Kiimikada noolaha: Biochemistry
• Cilmiga cudurrada: Pathology
• Cilmiga jeermiska iyo caabuqyada: Microbiology
• Daawooyinka iyo saameyntooda: Pharmacology
• Daawaynta gudaha: Internal Medicine
• Qalliinka: Surgery
• Caafimaadka carruurta: Pediatrics
• Caafimaadka hooyada iyo dhallaanka: Obstetrics & Gynecology
• Caafimaadka bulshada: Public Health
• Xirfadaha baaritaanka iyo daryeelka bukaanka: Clinical Skills
Fursadaha shaqo: Qalin-jabiyuhu wuxuu ka shaqayn karaa jagooyinka iyo dhinacyada la xiriira:
1. Dhakhtar: Medical Doctor
2. Dhakhtar caafimaadka guud: General Practitioner
3. Sarkaal caafimaad: Medical Officer
4. Sarkaal caafimaadka bulshada: Public Health Officer
5. Cilmi-baare caafimaad: Medical Researcher
6. Sarkaal caafimaad oo hay'adaha ka tirsan: Health Program Officer
7. Bare ama kaaliye cilmi-baaris: Medical Educator/Research Assistant
8. Dhakhtar ka shaqeeya adeegyada caafimaadka bulshada: Community Health Physician
9. Takhasusle caafimaad: Medical Specialist — kadib marka uu dhammaysto waxbarashada iyo tababarka takhasuska ee loo baahan yahay.
Yuu ku habboon yahay barnaamijkani?
Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay dadka xiiseeya cilmiga caafimaadka, isla markaana leh rabitaan ay ku bartaan xirfad u baahan dadaal, dulqaad, masuuliyad iyo waxbarasho joogto ah.

Halkan ka eeg faahfaahin dheeri ah sida, tirada maadoyinka la qaadan doono, kharashaadka lagu dhigto, iyo xogo kale: https://fmhs.simad.edu.so/medicine-and-surgery/