Barnaamijka 9aad: Bachelor of Procurement and Logistics
Waa maxay barnaamijkani?
Waa barnaamij lagu barto sida hay’adaha iyo ganacsiyadu u iibsadaan alaabta iyo adeegyada ay u baahan yihiin, u maareeyaan kaydka, una qorsheeyaan dhaqdhaqaaqa iyo gaarsiinta alaabaha. Ardaygu wuxuu baranayaa sida loo hubiyo in alaabtu ku timaaddo waqtigeeda, qiimo ku habboon, tayo wanaagsan, iyo hab hufan.
Waxyaabaha aad ku baran doonto:
• Maamulka wax-iibsiga: Procurement Management
• Maamulka silsiladda sahayda: Supply Chain Management
• Maamulka gaadiidka iyo qaybinta: Transportation & Distribution
• Maamulka kaydka: Inventory Management
• Xiriirka iyo maamulka alaab-qeybiyeyaasha: Supplier Management
• Qandaraasyada iyo heshiisyada: Contract Management
• Qorsheynta iyo saadaalinta baahida alaabeed: Demand Planning & Forecasting
• Maareynta khataraha silsiladda sahayda: Supply Chain Risk Management
Fursadaha shaqo: Qalin-jabiyuhu wuxuu ka shaqayn karaa jagooyinka la xiriira:
Sarkaal wax-iibsi: Procurement Officer
Madaxa wax-iibsi: Procurement Manager
Madaxa saadka: Logistics Manager
Maareeye silsiladda sahayda: Supply Chain Manager
Maamule kayd iyo inventory: Inventory Manager
Madaxa qandaraasyada: Contract Officer
Madaxa qaybinta: Distribution Officer
Falanqeeye silsiladda sahayda: Supply Chain Analyst
Yuu ku habboon yahay program-kan?
Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay dadka jecel qorsheynta, ganacsiga, maamulka, gorgortanka, abaabulka, iyo la shaqaynta alaab-qeybiyeyaasha iyo ganacsiyada. Waxa kale oo uu ku habboon yahay qof doonaya inuu ka shaqeeyo shirkadaha, bangiyada, hay’adaha dowladda, NGO-yada, ama Dekadaha.

Halkan ka eeg faahfaahin dheeri ah sida tirada maadoyinka la qaadan doono, nooca ay noqon doonan, iyo xogo kale: https://fms.simad.edu.so/procurement-and-logistics/
❤2
Kulliyadda 3aad ee aan ka hadli doonno waa: Faculty of Accountancy oo ka kooban 3dan Program:
1. Bachelor of Accounting
2. Bachelor of Auditing
Bachelor of Taxation
1. Bachelor of Accounting
2. Bachelor of Auditing
Bachelor of Taxation
Barnaamijka 10aad: Bachelor of Accounting
Waa maxay barnaamijkani? Waa barnaamij lagu barto sida loo diyaariyo, loo maareeyo, loona falanqeeyo xogta maaliyadeed ee ganacsiyada iyo hay’adaha. Ardaygu wuxuu baranayaa sida loo diiwaangeliyo dhaq-dhaqaaqa lacagaha, loo diyaariyo warbixinnada maaliyadeed, loona isticmaalo xogta maaliyadeed si loo gaaro go’aanno sax ah.
Waxyaabaha ku baran doonto:
• Xisaabaadka maaliyadeed: Financial Accounting
• Xisaabaadka maamulka: Management Accounting
• Hantidhawrka: Auditing
• Canshuuraha: Taxation
• Maamulka maaliyadda: Financial Management
• Xisaabaadka kharashaadka: Cost Accounting
• Diyaarinta warbixinnada maaliyadeed: Financial Reporting
• Falanqaynta xogta maaliyadeed: Financial Analysis
• Nidaamyada iyo software-ka xisaabaadka: Accounting Information Systems
Fursadaha shaqo: Qalin-jabiyuhu wuxuu ka shaqayn karaa jagooyinka la xiriira:
1. Xisaabiye: Accountant
2. Hantidhawre: Auditor
3. Falanqeeye maaliyadeed: Financial Analyst
4. Maareeye xisaabeed: Accounting Manager
5. Maareeye maaliyadeed: Finance Manager
6. Maamule canshuureed: Tax manager
7. Madaxa miisaaniyadeed: Budget Manager
8. La-taliye xisaabeed: Accounting Consultant
Yuu ku habboon yahay program-kan?
Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay dadka jecel xisaabta, ganacsiga, falanqaynta xogta, iyo maaliyadda, isla markaana doonaya inay fahmaan sida lacagta iyo dhaqaalaha hay’adaha loo maareeyo. Waxa kale oo uu ku habboon yahay qof doonaya inuu mustaqbalka ka shaqeeyo shirkadaha, bangiyada, hay’adaha dowladda, NGO-yada, ama inuu yeesho xirfad xirfadeed oo dhinaca xisaabaadka iyo maaliyadda ah.

Barnaamijka 11aad: Bachelor of Auditing
Waa maxay barnaamijkani?
Waa barnaamij lagu barto sida loo hubiyo saxnaanta xogta iyo warbixinnada maaliyadeed, loo qiimeeyo nidaamyada maaliyadeed, loona ogaado khaladaadka, khataraha, iyo waxyaabaha aan waafaqsanayn xeerarka iyo habraacyada. Ardaygu wuxuu baranayaa sida loo sameeyo hanti-dhawr hufan oo ka caawiya hay’adaha iyo ganacsiyada inay yeeshaan daahfurnaan, isla xisaabtan, iyo maamul maaliyadeed oo wanaagsan.
Waxyaabaha aad ku baran doonto:
• Mabaadi'da hanti-dhawrka: Auditing Principles
• Hanti-dhawrka maaliyadeed: Financial Auditing
• Hanti-dhawrka gudaha: Internal Auditing
• Maamulka khataraha: Risk Management
• Xakamaynta gudaha: Internal Control
• Xisaabaadka maaliyadeed: Financial Accounting
• Canshuuraha: Taxation
• Anshaxa xirfadda hanti-dhawrka: Professional Ethics
• Hanti-dhawrka iyo nidaamyada xogta: Audit & Information Systems
Fursadaha shaqo: Qalin-jabiyuhu wuxuu ka shaqayn karaa jagooyinka la xiriira:
1. Hanti-dhawre: Auditor
2. Hanti-dhawre gudaha: Internal Auditor
3. Hanti-dhawre maaliyadeed: Financial Auditor
4. Madaxa u hoggaansanaanta xeerarka: Compliance Officer
5. Khabiir maareynta khataraha: Risk Management Specialist
6. Madaxa xakamaynta gudaha: Internal Control Officer
7. Falanqeeye hanti-dhawr: Audit Analyst
8. La-taliye hanti-dhawr: Audit Consultant
9. Maareeye hanti-dhawr: Audit Manager
Yuu ku habboon yahay program-kan?
Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay dadka jecel xisaabta, falanqaynta, baaritaanka, xalinta, iyo fiiro gaar ah u leh faahfaahinta, isla markaana doonaya inay fahmaan sida loo hubiyo saxnaanta iyo hufnaanta maaliyadeed ee hay'adaha iyo ganacsiyada. Waxa kale oo uu ku habboon yahay qof doonaya inuu ka shaqeeyo shirkadaha, bangiyada, hay'adaha dowladda, NGO-yada, ama shirkadaha hanti-dhawrka iyo la-talinta.

Barnaamijka 12aad: Bachelor of Taxation
Waa maxay barnaamijkani?
Waa barnaamij lagu barto nidaamka canshuuraha, sida loo xisaabiyo, loo maareeyo, loona hubiyo canshuuraha ay bixiyaan shakhsiyaadka iyo ganacsiyada. Ardaygu wuxuu baranayaa sida loo fahmo sharciyada iyo siyaasadaha canshuuraha, loo diyaariyo xogta canshuuraha, loona hubiyo in hay’adaha iyo ganacsiyadu si sax ah ugu hoggaansamaan waajibaadkooda canshuureed.
Waxyaabaha ku baran doonto:
• Mabaadi'da canshuuraha: Taxation Principles
• Sharciga canshuuraha: Tax Law
• Maamulka canshuuraha: Tax Administration
• Xisaabinta canshuuraha: Tax Accounting
• Canshuuraha ganacsiga: Business Taxation
• Canshuuraha caalamiga ah: International Taxation
• Qorsheynta canshuuraha: Tax Planning
• Hanti-dhawrka canshuuraha: Tax Auditing
Fursadaha shaqo: Qalin-jabiyuhu wuxuu ka shaqayn karaa jagooyinka la xiriira:
1. Sarkaal canshuureed: Tax Officer
2. La-taliye canshuureed: Tax Consultant
3. Falanqeeye canshuureed: Tax Analyst
4. Hanti-dhawre canshuureed: Tax Auditor
5. Sarkaal maamulka canshuuraha: Tax Administration Officer
6. Khabiir u hoggaansanaanta canshuuraha: Tax Compliance Specialist
7. Qorsheeye canshuureed: Tax Planner
8. Khabiir canshuuraha ganacsiga: Business Tax Specialist
9. Maareeye canshuureed: Tax Manager
Yuu ku habboon yahay program-kan?
Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay dadka jecel xisaabta doonayana inay fahmaan sida nidaamka canshuuruhu u shaqeeyo. Waxa kale oo uu ku habboon yahay qof doonaya inuu mustaqbalka ka shaqeeyo hay'adaha dowladda, shirkadaha gaarka loo leeyahay, bangiyada, shirkadaha xisaabaadka iyo hanti-dhawrka, ama la-talinta canshuuraha.

Barnaamijka 13aad: Bachelor of Psychology
Waa maxay barnaamijkani?
Waa barnaamij lagu barto hab-dhaqanka, fikirka, dareenka, iyo sida ay dadku uga falceliyaan xaaladaha kala duwan. Ardaygu wuxuu baranayaa sida loo fahmo hab-dhaqanka aadanaha, loo sameeyo cilmi-baaris, loona isticmaalo aqoonta cilmi-nafsiga si loo taageero fayo-qabka iyo horumarka qofka, qoyska, bulshada, iyo goobta shaqada.
Waxyaabaha aad ku baran doonto:
• Cilmi-nafsiga horumarka qofka: Developmental Psychology
• Cilmi-nafsiga bulshada: Social Psychology
• Cilmi-nafsiga caafimaadka iyo fayo-qabka: Health Psychology
• Cilmi-nafsiga waxbarashada: Educational Psychology
• Cilmu-nafsiga Trauma-da: Psychology of Trauma
• Cilmi-nafsiga la-talinta: Counseling Psychology
• Cilmi-nafsiga shaqada iyo hay'adaha: Organizational Psychology
• Xakameynta Stress-ka: Stress Management
• Qiimeynta iyo fahamka hab-dhaqanka: Behavioral Assessment
• Psychology of Aging
• Addiction and Rehabilitation Psychology
Fursadaha shaqo: Qalin-jabiyuhu wuxuu ka shaqayn karaa jagooyinka la xiriira:
1. Khabiir cilmi-nafsi: Psychologist
2. La-taliye cilmi-nafsi: Counseling Psychologist
3. Khabiir cilmi-nafsi waxbarasho: Educational Psychologist
4. La-taliye caafimaadka maskaxda: Mental Health Counselor
5. La-taliye dhanka drugs-ka: Substance Abuse Counselor
6. Isku-duwaha adeegyada bulshada: Social Services Coordinator
7. Khabiir kheyraadka aadanaha: Human Resources Specialist
8. Khabiir baxnaanin: Rehabilitation Specialist
9. Khabiir horumarinta hay'adaha: Organizational Development Specialist
10. Falanqeeye hab-dhaqanka iyo caafimaadka: Behavioral Health Analyst
Yuu ku habboon yahay program-kan?
Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay dadka jecel inay fahmaan hab-dhaqanka aadanaha, fikirka iyo dareenka, dhageysiga, cilmi-baarista, iyo caawinta dadka kale. Waxa kale oo uu ku habboon yahay qof doonaya inuu mustaqbalka ka shaqeeyo goobaha caafimaadka, waxbarashada, adeegyada bulshada, hay'adaha, cilmi-baarista, ama kheyraadka aadanaha.

Halkan ka eeg faahfaahin dheeri ah sida tirada maadoyinka la qaadan doono, nooca ay noqon doonan, iyo xogo kale: https://fass.simad.edu.so/psychology/
Barnaamijka 14aad: Bachelor of Social Work & Social Administration
Waa maxay barnaamijkani?
Waa barnaamij lagu barto sida loo fahmo baahiyaha bulshada, loo taageero dadka iyo qoysaska, loona horumariyo adeegyada bulshada. Ardaygu wuxuu baranayaa sida loola shaqeeyo dadka iyo bulshooyinka u baahan taageero, loo qiimeeyo dhibaatooyinka bulshada, loona qorsheeyo adeegyo iyo xalal wax ka tari kara nolosha bulshada.
Waxyaabaha ku baran doonto:
• Aasaaska shaqada bulshada: Introduction to Social Work
• Maamulka adeegyada bulshada: Social Administration
• Horumarinta bulshada: Community Development
• Shaqada bulshada iyo qoyska: Social Work with Individuals & Families
• Shaqada bulshada iyo kooxaha: Social Work with Groups
• Siyaasadaha bulshada: Social Policy
• Cilmi-baarista bulshada: Social Research
• Maamulka hay'adaha adeegyada bulshada: Social Services Management
• Xuquuqda iyo daryeelka bulshada: Human Rights & Social Welfare
Fursadaha shaqo:
Qalin-jabiyuhu wuxuu ka shaqayn karaa jagooyinka la xiriira:
1. Shaqaale bulshada rayidka ah: Social Worker
2. Madaxa adeegyada bulshada: Social Services Officer
3. Isku-duwaha adeegyada bulshada: Social Services Coordinator
4. Madaxa horumarinta bulshada: Community Development Officer
5. Maareeye barnaamijyo bulsho: Social Program Manager
6. Madaxa ilaalinta carruurta: Child Protection Officer
7. Madaxa arrimaha bulshada: Social Affairs Officer
8. Madaxa mashaariicda horumarinta: Development Project Officer
9. Maamule adeegyada bulshada: Social Services Administrator
10. Cilmi-baare bulshada: Social Researcher
Yuu ku habboon yahay program-kan?
Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay dadka jecel inay xal u helaan caqabadaha bulshada, iyo inay qayb ka qaataan horumarinta bulshada. Waxa kale oo uu ku habboon yahay qof doonaya inuu ka shaqeeyo hay'adaha dowladda, NGO-yada, adeegyada bulshada, mashaariicda horumarinta, xarumaha bulshada, ama hay'adaha caalamiga ah sida United Nations, World Bank, WFP, WHO, IMF iyo kuwa kale

Halkan ka eeg faahfaahin dheeri ah sida, tirada maadoyinka la qaadan doono, nooca ay noqon doonan, iyo xogo kale: https://fass.simad.edu.so/social-work-and-social-administration/
Barnaamijka 15aad: Bachelor of Political Science & International Relations
Waa maxay barnaamijkani?
Waa barnaamij lagu barto siyaasadda, maamulka dowladeed, xiriirka dalalka, iyo sida go'aannada siyaasadeed u saameeyaan bulshada iyo dunida. Ardaygu wuxuu fahmayaa sida dowladuhu u shaqeeyaan, sida siyaasadaha loo dehiyo, iyo sida dalalka iyo hay'adaha caalamiga ahi uga wada shaqeeyaan arrimaha siyaasadda, dhaqaalaha, amniga, iyo horumarka.
Waxyaabaha aad ku baran doonto:
• Cilmiga siyaasadda: Political Science
• Xiriirka caalamiga ah: International Relations
• Siyaasadda iyo maamulka dowladeed: Public Administration
• Siyaasadda caalamiga ah: International Politics
• Diblomaasiyadda iyo gorgortanka: Diplomacy & Negotiation
• Siyaasadaha guud: Public Policy
• Siyaasadda iyo maamulka Afrika: African Politics & Governance
• Nabadda iyo xallinta khilaafaadka: Peace & Conflict Resolution
• Sharciga iyo hay'adaha caalamiga ah: International Law & Organizations
Fursadaha shaqo: Qalin-jabiyuhu wuxuu ka shaqayn karaa jagooyinka la xiriira:
1. Madaxa xiriirka caalamiga: International Relations Officer
2. Sarkaal diblomaasiyadeed: Diplomatic Officer
3. Sarkaal maamulka dowladeed: Public Administration Officer
4. Falanqeeye siyaasadeed: Political Analyst
5. Sarkaal siyaasadda guud: Public Policy Officer
6. Sarkaal arrimaha caalamiga ah: International Affairs Officer
7. Sarkaal nabadda iyo xallinta khilaafaadka: Peace & Conflict Officer
8. Cilmi-baare siyaasadeed: Political Researcher
Yuu ku habboon yahay program-kan?
Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay dadka xiiseeya siyaasadda, maamulka, arrimaha caalamiga ah, diblomaasiyadda, hoggaaminta, iyo fahamka sida dowladaha iyo bulshooyinku u shaqeeyaan. Waxa kale oo uu ku habboon yahay qof doonaya inuu mustaqbalka ka shaqeeyo dowladda, diblomaasiyadda, NGO-yada, hay'adaha caalamiga ah, ama dhinacyada siyaasadda iyo horumarinta bulshada.

❤3
Halkan ka eeg faahfaahin dheeri ah sida, tirada maadoyinka la qaadan doono, nooca ay noqon doonan, iyo xogo kale: https://fass.simad.edu.so/political-science-and-international-relations/
Barnaamijka 16aad: Bachelor of Development Studies
Waa maxay barnaamijkani?
Waa barnaamij lagu barto horumarinta bulshada iyo dhaqaalaha, iyo hababka loo qorsheeyo loona hirgeliyo mashaariicda horumarineed. Ardaygu wuxuu baranayaa sida loo fahmo baahiyaha iyo caqabadaha bulshada, loo qorsheeyo xalal wax-ku-ool ah, loona qiimeeyo natiijooyinka mashaariicda iyo barnaamijyada horumarinta.
Waxyaabaha aad baran doonto:
1. Daraasaadka horumarinta: Development Studies
2. Horumarinta bulshada: Community Development
3. Dhaqaalaha horumarinta: Development Economics
4. Qorshaynta iyo maaraynta mashaariicda: Project Planning & Management
5. Siyaasadaha iyo qorshayaasha horumarinta: Development Policy & Planning
6. Horumarka waara: Sustainable Development
7. Maamulka iyo dowlad-wanaagga: Governance & Development
8. Dabagalka iyo qiimaynta mashaariicda: Monitoring & Evaluation
Fursadaha shaqo: Qalin-jabiyuhu wuxuu ka shaqayn karaa jagooyinka la xiriira:
1. Madaxa horumarinta: Development Officer
2. Madaxa mashaariicda: Project Officer
3. Maareeyaha mashaariicda: Project Manager
4. Madaxa horumarinta bulshada: Community Development Officer
5. Madaxa siyaasadaha horumarinta: Development Policy Officer
6. Madaxa dabagalka iyo qiimaynta: Monitoring & Evaluation Officer
7. Isku-duwaha barnaamijyada: Program Coordinator
8. Cilmi-baare horumarineed: Development Researcher
9. Madaxa barnaamijyada hay'adaha samafalka: NGO Program Officer
10. Madaxa horumarinta caalamiga ah: International Development Officer
Yuu ku habboon yahay barnaamijkani?
Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay dadka xiiseeya horumarinta bulshada, qorshaynta, xalinta caqabadaha bulshada iyo abuurista isbeddel waara. Waxa kale oo uu ku habboon yahay qof doonaya inuu ka shaqeeyo hay'adaha dowladda, hay'adaha samafalka, ururrada caalamiga ah, mashaariicda horumarinta, cilmi-baarista ama barnaamijyada bulshada.

Halkan ka eeg faahfaahin dheeri ah sida, tirada maadoyinka la qaadan doono, nooca ay noqon doonan, iyo xogo kale: https://fass.simad.edu.so/developmental-studies/
Barnaamijka 17aad: Bachelor of Media and Communications
Waa maxay barnaamijkani?
Waa barnaamij lagu barto sida loo abuuro, loo gudbiyo, loona maareeyo farriimaha iyo macluumaadka ay dadku ku helaan warbaahinta kala duwan. Ardaygu wuxuu baranayaa sida loo soo saaro nuxur tayo leh, loo adeegsado warbaahinta dhijitaalka ah, loona fahmo saameynta warbaahintu ku leedahay bulshada iyo hay'adaha.
Waxyaabaha aad ku baran doonto:
• Aasaaska warbaahinta iyo isgaarsiinta: Media & Communication
• Saxaafadda iyo tebinta wararka: Journalism & News Reporting
• Qorista iyo tafatirka nuxurka: Writing & Editing
• Warbaahinta dhijitaalka ah: Digital Media
• Maamulka baraha bulshada: Social Media Management
• Soo saarista muuqaalka iyo codka: Audio-Visual Production
• Xiriirka dadweynaha: Public Relations
• Isgaarsiinta hay'adaha: Corporate Communication
• Anshaxa iyo sharciga warbaahinta: Media Ethics & Law
Fursadaha shaqo: Qalin-jabiyuhu wuxuu ka shaqayn karaa jagooyinka la xiriira:
1. Wariye: Journalist
2. Soo-saare nuxur: Content Producer
3. Maareeyaha warbaahinta bulshada: Social Media Manager
4. Madaxa xiriirka dadweynaha: Public Relations Officer
5. Madaxa isgaarsiinta: Communications Officer
6. Tafatire: Editor
7. Weriyaha warbaahinta dhijitaalka ah: Digital Media Reporter
8. Maareeyaha isgaarsiinta: Communications Manager
9. Cilmi-baare warbaahineed: Media Researcher
Yuu ku habboon yahay barnaamijkani?
Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay qofka doonaya inuu xirfad ka dhisto saxaafadda, warbaahinta dhijitaalka ah, xiriirka dadweynaha iyo isgaarsiinta hay'adaha.

Halkan ka eeg faahfaahin dheeri ah sida, tirada maadoyinka la qaadan doono, nooca ay noqon doonan, iyo xogo kale: https://fass.simad.edu.so/media-and-communication/
Kulliyadda 5aad ee aan ka hadli doonno waa: Faculty of Education - Kulliyadda Waxbarashada oo ka kooban 4 Programs:
1. Bachelor of Educational Management
2. Bachelor of Mathematics and Physics
3. Bachelor of Biology and Chemistry
Bachelor of Language and Literature
1. Bachelor of Educational Management
2. Bachelor of Mathematics and Physics
3. Bachelor of Biology and Chemistry
Bachelor of Language and Literature
Barnaamijka: Bachelor of Educational Management
Waa maxay barnaamijkani?
Waa barnaamij lagu barto maamulka, hoggaaminta iyo horumarinta hay'adaha waxbarashada. Ardaygu wuxuu baranayaa sida loo qorsheeyo loona maareeyo hawlaha waxbarashada si lamida loo horumariyo tayada waxbarashada.
Waxyaabaha aad baran doonto:
1. Maamulka waxbarashada: Educational Management
2. Hoggaaminta waxbarashada: Educational Leadership
3. Qorshaynta waxbarashada: Educational Planning
4. Maamulka iyo horumarinta hay'adaha: Institutional Management & Development
5. Siyaasadaha waxbarashada: Education Policy
6. Maamulka iyo qiimaynta manhajka: Curriculum Management & Evaluation
7. Xaqiijinta tayada waxbarashada: Quality Assurance in Education
Fursadaha shaqo: Qalin-jabiyuhu wuxuu ka shaqayn karaa jagooyinka la xiriira:
1. Maamule dugsi/xarun waxbarasho: School Principal
2. Madaxa maamulka waxbarashada: Education Management Officer
3. Madaxa qorshaynta waxbarashada: Education Planning Officer
4. Isku-duwaha barnaamijyada waxbarashada: Education Program Coordinator
5. Madaxa hubinta tayada waxbarashada: Education Quality Assurance Officer
6. Madaxa siyaasadaha waxbarashada: Education Policy Officer
7. Maareeyaha hay'ad waxbarasho: Education Institution Manager
8. La-taliyaha maamulka waxbarashada: Education Management Consultant
Yuu ku habboon yahay barnaamijkani?
Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay dadka jecel inay kaalin ka qaataan horumarinta tayada iyo maamulka hay'adaha waxbarashada. Waxa kale oo uu ku habboon yahay qof doonaya inuu mustaqbalka ka shaqeeyo dugsiyada, jaamacadaha, wasaaradaha waxbarashada, hay'adaha waxbarashada, ama ururrada ka shaqeeya horumarinta waxbarashada.

Halkan ka eeg faahfaahin dheeri ah sida, tirada maadoyinka la qaadan doono, kharashaadka lagu dhigto, iyo xogo kale: https://fedu.simad.edu.so/educational-management/
Barnaamijka 19aad: Bachelor of English and Literature
Waa maxay barnaamijkani?
Waa barnaamij lagu barto luqadda Ingiriisiga, suugaanteeda iyo hababka waxbariddeeda.
Waxyaabaha aad baran doonto:
1. Codadka iyo dhawaaqa luqadda: Phonetics & Phonology
2. Naxwaha iyo qaab-dhismeedka luqadda: Syntax & Grammar
3. Suugaanta Ingiriisiga: English Literature
4. Aragtida suugaanta: Literary Theory
5. Hab-Qoraalka hal-abuurka leh: Creative Writing
6. Barashada luqadda: Language Studies
7. Hababka waxbaridda: Teaching Methods
8. Baridda luqadda Ingiriisiga: English Language Teaching
9. Fahanka dhaqamada kala duwan: Cultural Studies
Fursadaha shaqo: Qalin-jabiyuhu wuxuu ka shaqayn karaa jagooyinka la xiriira:
1. Bare luqadda Ingiriisiga: English Language Teacher
2. Macallin suugaanta: Literature Teacher
3. Bare luqadeed: Language Instructor
4. Qoraa: Writer
5. Tifaftire: Editor
6. Qoraa hal-abuur leh: Creative Writer
7. Turjumaan: Translator
8. Cilmi-baare luqadeed iyo suugaaneed: Language & Literature Researcher
9. Khabiir waxbaridda luqadda: English Language Teaching Specialist
Yuu ku habboon yahay barnaamijkani?
Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay dadka jecel luqadda Ingiriisiga, akhriska, suugaanta, qorista, waxbaridda iyo isgaarsiinta, isla markaana doonaya inay horumariyaan aqoontooda luqadeed iyo xirfadaha waxbaridda. Waxa kale oo uu ku habboon yahay qof doonaya inuu mustaqbalka ka shaqeeyo waxbarashada, qoraalka, tarjumaadda, isgaarsiinta ama xirfadaha la xiriira luqadda iyo suugaanta.

Halkan ka eeg faahfaahin dheeri ah sida, tirada maadoyinka la qaadan doono, kharashaadka lagu dhigto, iyo xogo kale: https://fedu.simad.edu.so/language-and-literature/