Radio Muqdisho
1.99K subscribers
3.28K photos
18 videos
4.14K links
Radio Muqdisho (راديو مقديشو‎) is a station radio broadcasting in Somalia. The headquarters for Radio Muqdisho is located from Mogadishu.
Download Telegram
In ka badan 100 xubnood oo isugu jira Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay howlgal qorshaysan oo Ay iska kaashadeen Ciidanka Xoogga NISA iyo Saaxiibada Caalamiga ah OO KA DHACAY deegaanka Ceeldheere.