Ocean Design
683 subscribers
124 photos
5 videos
83 links
Digital Media Specialist
Download Telegram
📢 Adeeg Madbacad oo Heer Sare ah – Kaale Macmill!
Waxaan kuugu diyaarinay adeegyo daabacaad tayo sare leh oo ka jawaabaya baahidaada ganacsi iyo dhacdo kasta.

Waxaan ku Samaynaynaa:

🎯 Boorar & Boxlight – Xayeysiis muuqda oo soo jiidasho leh
💌 Invitations – Martiqaadyo qurux badan
🎭 Buufinta Fanamadaha – Qurxin iyo xayeysiin muuqata
📜 Samaynta Shahaadooyin – Tayo saro leh
Buufinta Kobabbada – Calaamadaynta koobabkaaga oo lagu samaynayo astaantaada iyo sawirkaaga
📢 Samaynta Boonoyinta – Qaansheegta (Invoice) iyo nooc kasta
🏷 Samaynta Stickers – Ku habboon sumadaynta alaabtaada
🚗 Car Branding – Gaadhigaaga u beddelaya xayeysiin socota
📜 Roll-ups – Ku habboon bandhigyada iyo xafladaha
📄 Brochures – Soo bandhigaya adeegyadaada si muuqata
🖥 3D Design & Mockups – Naqshado 3D ah oo qurux badan

Hal meel – Adeeg kasta oo daabacaad ah!
📞 La Xiriir: 0617348476
1