Ocean Design
683 subscribers
124 photos
5 videos
83 links
Digital Media Specialist
Download Telegram
Discount 85% Mala Rabaa Cawaa Guys
Final Results
70%
Haa
30%
Maya
Dadki Nasiib Ka u Helay Discount 🚫 Waa Uu Dhamaaday
βœ…οΈMatahay arday dugsiga sare ka qalanjabiyay sanadkan
βœ…οΈMatahay arday hiigsi iyo han fog in uu hanto doonayo

βœ…οΈMatahay arday sidii uu ugaari lahaa mustqbal wanagsan kafikiraayo
βœ…οΈMatahay arday doonaayo in uu barto aqoontaa iyo xirfada sida loo qorsheyo yoolalka (hadaf) mustaqbalka kuwaa oo la fulin karo

Hadaba Khamiista waxaay Jaamacaddda ardayda dhawaan jamacadaha ku biiraayo ku kaabaysaa hayaankooda waxbarashada sare workshop loogu magacdaray "Strategic Goal Setting for University Success; Blanceling Academies,personal growth and career planning"

iska diiwaangeliya Link-ga hoos yaalo intiina sida dhabta ah Udanaynayso workshop-ka.

https://forms.gle/dnJ8FyPp1j5wusut5

Ama WhatsApp invite kusoo biir

https://chat.whatsapp.com/LcJ4YXIByzsEUeL3ZMYYVF

Wad mahadsantihiin. πŸ™
Asc Hbn Wanaagsan Dhamana Team Ocean Design Mlahan oo Aan Xoga Mashqulsnyn Discount Course Blogging Maloo Bahaynyahay
Anonymous Poll
100%
Haa
0%
Maya
Hambalyo Ardeydi Ka Fa'ideystay Discount-ga 85% ahaa.
Ka fa'ideysi Wacan Adigana ka Fa'ideyso Sxbkana U shere Garey Haka Fa'ideysteeπŸ‘πŸ’―
Wax makala Soctaa Isbadala Suuqa digitalka Ah.
Final Results
50%
Haa
50%
Maya
Asxaabey, midkee xiisaynaysaan in Aad kanaallan xiiso leh oo ku saabsan 3 daas Ciwaan Ku falanqeynayno.

Jawaabtaada hoose ku reeb! Midka codka ugu badan hela ayaan sameyn doonaa. 😊
Final Results
100%
1️⃣ Hal-abuurka (Graphic Designers Hub)
0%
2️⃣ Lacagaha dhijitaalka ah (cryptocurrencies Insights)
0%
3️⃣ Lacag-sameynta Telegram (Telegram Earning Guide)
OGEYSIIS MUHIIM AH πŸ‘‹

🎁 Fursad qiima dhimista Waa 10 ka Qof ee Ugu Horeeya .

πŸ“£maanta waxaan ku sameyney Qiimo Dhimisti Ugu Weyneed% πŸŽ‰

Koorska oo horey u Ahaa koorso πŸ‘‡


❌️ Blogging Course. $6


Nasiib wanag waxaan kadhigney πŸ‘‡

βœ…οΈ Blogging Course. $0.5

πŸš€ Ha seegin fursadan dahabiga ah: iska diiwaan geli oo baro xirfado cusub oo qaaliga ah oo qiimo jaban leh.

πŸ“ž Nagala soo xariir πŸ‘‡πŸ‘‡
https://wa.me/+252616739484
https://wa.me/+252616739484

Ka faa'iidayso fursaddan muhiimka ah oo ku bilow safarkaaga guusha!
πŸ“’ Adeeg Madbacad oo Heer Sare ah – Kaale Macmill!
Waxaan kuugu diyaarinay adeegyo daabacaad tayo sare leh oo ka jawaabaya baahidaada ganacsi iyo dhacdo kasta.

Waxaan ku Samaynaynaa:

🎯 Boorar & Boxlight – Xayeysiis muuqda oo soo jiidasho leh
πŸ’Œ Invitations – Martiqaadyo qurux badan
🎭 Buufinta Fanamadaha – Qurxin iyo xayeysiin muuqata
πŸ“œ Samaynta Shahaadooyin – Tayo saro leh
β˜• Buufinta Kobabbada – Calaamadaynta koobabkaaga oo lagu samaynayo astaantaada iyo sawirkaaga
πŸ“’ Samaynta Boonoyinta – Qaansheegta (Invoice) iyo nooc kasta
🏷 Samaynta Stickers – Ku habboon sumadaynta alaabtaada
πŸš— Car Branding – Gaadhigaaga u beddelaya xayeysiin socota
πŸ“œ Roll-ups – Ku habboon bandhigyada iyo xafladaha
πŸ“„ Brochures – Soo bandhigaya adeegyadaada si muuqata
πŸ–₯ 3D Design & Mockups – Naqshado 3D ah oo qurux badan

βœ… Hal meel – Adeeg kasta oo daabacaad ah!
πŸ“ž La Xiriir: 0617348476
❀1