Dadka kuwa ugu dhaqanka xumi waa kuwa marka ay kaa xanaaqaan wanaagaaga inkira, sirtaada faafiya, noloshaada diida wax aanad aheyna kaa sheega.
#sheikhahmeddeedad
#sheikhahmeddeedad
In xirfad cusub aad barato iyo inaad xirfadaas aad baratay aad qabiir ku noqoto waa laba arin oo kala duwan waqti kala dheerna u baahan.
Bilawga hore ee xirfada aad baraneyso waxaad kasoo bilaabeysa meesha ugu hooseysa, waxaad fahmeysaa tools-ka iyo sida loo kala isticmaalo tutorials badan baad raadineysa adigoo isku dayaya inaad waxbadan kasii fahanto waa hadii ay xiiso badan kugu heysayee. Habkaan wuxuu socon doonaa mudo kooban 4 bil 6 bil ilaa sanad. Se in waxa kan aad baratay qabiir ku noqoto waxey u baahantahay waqti ka badan waqtigii barashada kaa qaatay pratice badan, daba socod badan, baaris badan, mudo inaad kusoo dhax jirtoo kasoo shaqeyso kadib baad ku imaaneysaa Qabiir waxa kan kusoo gubtay.
Waa halka ay kala taaganyihiin labada qofeed Bachelor degree-ga iyo Master-ka kala heysta.

Maadaama dadka wanaagsan aysan jecleyn xukunka, waxaa wax xukumaya dadka xun. Qofkii xaqa sheegi lahaa haduu aamuso, munaafiqii baa loo maleynayaa inuu xaq sheegayo. In qarniga kan aad duul dhanoo socdo badasho waxaa ka adag inaan nafahayaga wax ka badalno.
Nafsii Nafsii cidwalba nafteyday masuul ka tahay

"๐๐ง๐ฌ๐๐๐ง๐ค๐ฎ ๐ข๐ฌ๐๐ ๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฎ ๐ฑ๐จ๐ ๐จ๐ ๐๐๐ฅ๐ฌ๐๐ง ๐ง๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ฌ๐"
Waxba ku tari mayso ammaanta kuwa wax ammaanaa marka ay kugu sheegaan wax aanad ahayn, sidoo kalena waxba kaa dhimi mayso eedda kuwa wax eedeeyaa haddii ay kugu tuhmaan wax aanad ahayn. Si kasta oo uu u wanaagsan yahay insaanku, waa hubaal in uu jiro mid necebi, xataa Nebiyadii Ilaahay ma wada jeclayn dadku. Si walba oo uu u xun yahay qofku, waxa la soo helayaa kuwo jecel, xataa Fircoon iyo Namruud dad ayaa u sacabba tumi jiray. Mudraf binu Cabdillaahi ayaa yidhi: imaamu Maalik binu Anas ayaa igu yidhi: "dadku maxaa aay iga lahaayeen?" Waxa aan ku idhi: "saaxiibka dhabta ahi waa uu ku ammaanayay, cadowguna wax buu kaa sheegayay" Imaamka ayaa yidhi: "dadku wali waa sidaas, laakiin Ilaahay waxa aannu ka magan galnay in ay midoobaan carrabadoodu." Imaamku, Ilaahay (swt) waxa uu ka magan galay dadku in ay wada ammaanaan oo uu kadsoomo, ama in ay wada caayaan oo laga helo wax ka mid ah xumaanaha ay ku sheegayaan.
๐๐'๐ก๐๐ฆ ๐ฌ๐ก๐๐ซ๐ช๐๐๐ฐ๐ข
๐๐ก๐๐ฆ๐๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐ช๐ฎ๐ซ'๐๐๐ง๐ค๐

๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฅ๐๐ ๐ฐ๐๐ช๐ญ๐ข ๐๐ฒ๐๐ฒ ๐ฅ๐๐๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐ก๐๐ฆ๐๐๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐๐๐งโจ๏ธ
๐๐ข๐ฅ๐๐ฐ ๐ฐ๐๐ฅ๐๐ ๐๐ก๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ ๐ฅ๐๐๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ, ๐ข๐ง๐๐๐ง ๐๐๐ซ๐๐ง๐จ ๐ค๐ ๐ฌ๐๐ฆ๐ซ๐ข๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐ฒ๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ง ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐ง๐จ ๐ฐ๐๐ ๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐ช๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐๐ญ๐๐๐ง๐ ๐ฐ๐๐ฑ ๐ฐ๐๐๐ซ๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ ๐ฎ๐ง๐๐ ๐ค๐ ๐ฃ๐ข๐ซ๐.

Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part one
https://t.me/addlist/xZMYyIF7h28wZWE0
Part one
https://t.me/addlist/xZMYyIF7h28wZWE0
Telegram
Kulmis1aad
Dr IBRAHIM ADAN invites you to add the folder โKulmis1aadโ, which includes 43 chats.

Allahu Akbar Xitaa iyagoo wada dirirsan oo dagaal ka dhaxeeyo waxey ilaaliyeen Caqiidadii aheyd Al walaaโu wal baraa yacnii yaa walaalkaa ah diinteena waxey inoo tilmaantay qofka walaalka dhabta ahi inuu yahay kan muโminka ah kanse lagu amray inaad ka fogaataa uu yahay kan gaalka ah . . . . . . . .
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part one
https://t.me/addlist/xZMYyIF7h28wZWE0
Part one
https://t.me/addlist/xZMYyIF7h28wZWE0
Telegram
Kulmis1aad
Dr IBRAHIM ADAN invites you to add the folder โKulmis1aadโ, which includes 43 chats.
"In aad daalim dhahdaa cadaalad samee, waa sida adiga oo qof waalan ku leh caqli yeelo."
Dr. Cali Alwardi (1913 - 1995)
Dr. Cali Alwardi (1913 - 1995)
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part one.
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Ma rabta barashada computerka .
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0
Part one.
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Ma rabta barashada computerka .
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0
Telegram
KULMIS 1AAD
A/rahman Mohamed invites you to add the folder โKULMIS 1AADโ, which includes 43 chats.
Hogaamiyihii magooliga ( Tataarka) ahaa ee Jinkiis khaan markuu weeraray magaalada " Bukhaara" wuxuuu awoodi waayey inuu magaalada furto oo gudaha u galo, sababtoo ah magaaladu waxaa ku wareegsanaa derbi iyo dhufeysto adag.
Markaas ayuu Jinkiis khaan waraaq u qoray dadkii magaalada degganaa isagoo leh: Qofkii na garab istaaga naftiisa iyo maalkiisa waan u badbaadin doonnaa".
Dadkii magaalada degganaa ee markii hore difaaca ku jiray laba qeybood ayey u kala jabeen:
Qeyb codsiga jinkiis khaan diidday oo ku adkeysatay inay magaaladooda sii difaacdaan, iyo Qeyb ogolaatay dalabka jinkiis khaan.
Qaybtii ogolaatay dalabka jinkiis khaan haddana fariin kale ayuu u soo diray isagoo leh: haddii aad noogu kaalmeysaan dagaalka kuwa diidan inay is dhiibaan, markaan guuleysanno magaalada idinkaa madax ka noqon doona.
Waxaa hubka qaatay oo safka ciidamada maguulka ku biiray daba-dhilifyo iyo kuwo caada-qaatayaal ah, kadib waxaa bilowday dagaal u dhaxeeya dadkii walaalaha ahaa ee magaalada degganaa oo labo Koox noqday, ciidamadii maguulkuna kor ayey ka daawanayeen.
Ugu dambeyntii Kooxdii daba-dhilifka aheyd ayaa guuleysatay , Maguulku iyagoon dagaal gelin ayey magaaladii qabsadeen, kuwii daba-dhilifka ahaana Hubkii ayey ka uruuriyeen kadibna intay meel fagaare ah isugu keeneen ayey qoorta kawada jareen.
Markaas ayuu jinkiis khaan yiri erayadii taariikhda galay: " hadday kuwo la aamini karo yihiin walaalahood ma khiyaameen".
Tix raac :Kitaabka (ุงููุงู ู ูู ุงูุชุงุฑูุฎ ูุฅุจู ุฃุซูุฑ)
WT: Mustaf Awil Hassan