60aad: Waxaa sheegtaa Saxaabigii arkay Masiixuddajaal waqtigii Nabiga๏ทบ?
Anonymous Quiz
33%
Waa Tamiim Al du'alii
28%
Waa Baraa binu maalik
39%
Waa Tamiim Al daarii
61aad: Waxaa sheegtaa salaada aan lahayn rukuucda iyo sujuuda?
Anonymous Quiz
2%
Waa Salaada Ciida
2%
Waa Salaada Taajudka
95%
Waa salaada Janaazada
62aad: Waxaad sheegtaa magaca Malaga suurta afuufay oo kamid ah mallaigta
Anonymous Quiz
86%
Waa Israafiil
7%
Waa jibriil
8%
Waa malakul mowt
63aad: Waxaad sheegtaa geedka ka baxa Jahanama bartankeeda?
Anonymous Quiz
8%
Waa Canab
11%
Waa Zaytuun
81%
Waa Zaquum
๐ณโโ๏ธ JIILKA WACYIGA๐ณโโโข
64aad: Waxaad sheegtaa macnaha magaca Jibriil?
Waa (7) todobadaas suaal ayaa caawa idiin soo bandhigay kulan danbe insha Allah
Habeen WANAAGSAN IYO ISNIINTA DANBE QEYBTA #11AAD๐
Love_ka yaan la baqiilin โคโค
Soo dhawaada heee
#NASRA๐ง @jiilka_wacyiga1
Habeen WANAAGSAN IYO ISNIINTA DANBE QEYBTA #11AAD๐
Love_ka yaan la baqiilin โคโค
Soo dhawaada heee
#NASRA๐ง @jiilka_wacyiga1
Waaaw m.a
" Gabar waxbaratay waa bulsho waxbaratay "
Markasta aynu dhiiri-gelino una istaagno sidii Barbaarteenu dugsiyada u aadi lahaayeen si Siman.
Gaar ahaan gabdhuhu waxay mudan yihiin in Si gaar ah loo garab istaago loona dhiiri-geliyo Xili kasta. Waayo waa laf-dhabarta bulshadeena.
Qoriga ma dhignaa qalinka ma qadanaa ๐๐ธ๐ด๐ aan dunida kale hore u gaarnee โก๏ธ๐
Aqoontu Waa Tiirka Nolasha
ุงูุนูู ููุฑ ูุงูุฌูู ุธูุงู
#NASRA๐ง
@jiilka_wacyiga1

12 Magaalo oo Somalia kamid ah soo qor adigoo google eegin iyo comment ga.
Dhar la dhaqay waa dhalaala.
Maah maah waaye aa lagu yiri.
Af soomaaliga adigaa lehe wax ku darso๐.
#NASRA๐ง
@jiilka_wacyiga1
Maah maah waaye aa lagu yiri.
Af soomaaliga adigaa lehe wax ku darso๐.
#NASRA๐ง
@jiilka_wacyiga1
"Dadku waxay jecel yihiin qofka hortooda ku qosla , eebana (SWT) waxa uu jecel yahay addoonka hortiisa ku ooya.๐ฅฐ๐ค
Eebbe laabaheena haka buuxiyo cabsidiisa๐คฒโค๏ธ
#NASRA๐ง
@jiilka_wacyiga1
Eebbe laabaheena haka buuxiyo cabsidiisa๐คฒโค๏ธ
#NASRA๐ง
@jiilka_wacyiga1
Waabarigii ilaa hada halmar allah ma uga mahadnaqday nimcooyinka uu kusiiyay oo caafimaadku kow kayahay.
Alhamdulillahโค๏ธ๐
#NASRA๐ง
@jiilka_wacyiga1
Alhamdulillahโค๏ธ๐
#NASRA๐ง
@jiilka_wacyiga1
Muse Mohammeddi wuxu ahaa saxafi ka caan ah warbaahinta muuqaalka ee dalka Afgaanistaan, balse waayaha iyo wakhtiga cusub ee dalkaasi galay ayaa saamayn ku yeeshay shaqadiisii isaga oo camal la'aan noqday.
Muse Mohammedi oo gacanta ku haya hooyadii oo xanuusanaysa ayaa galay xaalad nololeed oo ka dhalatay shaqo la'aanta soo wajahday. Isaga go'aansaday in uu raadiyo shaqo uu nolol maalmeedkiisa kula soo boxo, taas oo ugu dambayntii noqotay in uu dariiqyada ku iibiyo cuntooyinka fudud.
Waxana intaa ka dib laga qaaday sawir muujinaya isaga oo jidadka magaalada wax ku iibinaya. Kaas oo oo soo jiitay dareenka dadkii yaqaanney. Wararka ayaa sheegaya in hadda shaqo laga siiyey TV ga Qaranka Afgaanistaan.

Qabyaaladdu waa qurun waxayna sii qurmuuntahay markay dumarka gasho๐
Forwarded from ๐ณโโ๏ธ JIILKA WACYIGA๐ณโโโข (NASRA ๐ง)
Dadkeenu waxa ay dulqaad u yeesheen busaaradaha baahsan,sicir bararka waalida ah, siyaasad xumada iyo fashilka siyaasiyiinteena, waxaanay waxaas oo dhan dulqaad ugu yeesheen waa xasiloonida, haynu yar iyo waynba wada ilaashano "Nabada"
Nabadeey warkaa Sheelan
Nin ku wayaaybaa sheegga
Nasanoon habeen seexan
Nolosha ku guulseega
Nabadeey nalkaa daaran
Waxaad tahay nimcada Eebbbe
Shaydaanku kaa naaran.
#nabad
#NASRA ๐ง @Jiilka_wacyiga1
Nabadeey warkaa Sheelan
Nin ku wayaaybaa sheegga
Nasanoon habeen seexan
Nolosha ku guulseega
Nabadeey nalkaa daaran
Waxaad tahay nimcada Eebbbe
Shaydaanku kaa naaran.
#nabad
#NASRA ๐ง @Jiilka_wacyiga1
Waa macalimiinta Gobalka Nangarhar ee dalka #afghanistan๐ฆ๐ซ oo ka gudbaya wabi iyagoo isticmaalaya qalab ay farsameysteen si ay wax u baraan Ardayda Gobalkaas.
Sida ay sheegeen Macalimiintaasi mushahar aad u yar ayey qaataan, balse dhibka intaas leeg waxay u marayaan si ay wax u baraan jiilkii berito iyaga bedeli lahaa.
#NASRA๐ง
@jiilka_wacyiga1
Sida ay sheegeen Macalimiintaasi mushahar aad u yar ayey qaataan, balse dhibka intaas leeg waxay u marayaan si ay wax u baraan jiilkii berito iyaga bedeli lahaa.
#NASRA๐ง
@jiilka_wacyiga1
Daraasad iyo cilmi baaris la Sameyey aya waxay sheegeysa in gabdha hurdada/caajiska badan ay mustaqbalka aroosi doonto nin hantile aho magac leh .
Adiga akhrinaya sde isku tihiin hurdada Lol๐ฌ๐ฌ
Team Gacanta Taagta ๐ค๐ค
- #NASRA๐ง
@jiilka_wacyiga1
Adiga akhrinaya sde isku tihiin hurdada Lol๐ฌ๐ฌ
Team Gacanta Taagta ๐ค๐ค
- #NASRA๐ง
@jiilka_wacyiga1