Asc calaykum β
Join taabso qof kasta Sido kale
Pin π ku qabso
Join taabso qof kasta Sido kale
Pin π ku qabso
β€3
π¨π¨
Seeska ugu muhiimsan ee kugu hagaya halka iyo sida dhaqaale loo
sameeyo, ayaa ah in aad fahanto waa maxay meelaha uu dhaqaaluhu ka
yimaaddaa?
maxayse ku kala fiicanyihiin?
Muxuu mid waliba leeyahay dhib iyo dheef, si aad isku qiyaasto ka dibna
aad u raadiso albaabka aad ka geli lahayd xorriyaddaada dhaqaale ee
boqollaal iyo kumanaan kale oo kaa horeeyay ka galeen maalin walbana
ay boqollaal iyo kumanaan kale ka galaan.
β€2
Buuggan Al-Fawaaβid oo uu qoray Imaam Ibnu Qayim Al-Jawziyah (691β751H) waa mid ka mid ah kutubtiisa caan baxay ee lagu xusuusto xikmadaha iyo faaβiidooyinka ruuxiga ah. Qoraagu wuxuu ku soo koobay xikmado Qurβaan iyo xadiis ku dhisan, isagoo ka tarjumaya waayo-aragnimadiisa, fahamkiisa qoto dheer ee diinta, iyo la-jirka uu la lahaa macallinkiisii weynaa β Sheekh al-Islaam Ibnu Taymiyyah.
Hoos kala deg β
Ku taageer
Like β€οΈ
β€4
@Jiillibrary abi shujaac somali part 1.pdf
354.6 KB
π ABU SHUJAAC
Waa book ka hadlaya fiqiga Islamka oo aadyo aad u muhiima waxana kagu turjumay afkaaga hooyo.
Sidoo kale casharo duuban oo Somali ah waad helaysa hadaad raadiso waayo fiqigu waa shay muhiim ah oo diintaada iyo dhaqan kaaga ilaalinayaβ
β€3
π’Books Kee taageertaa inaad akhrido kusoo qor comment ga ππβ
β€3