Jiil Library πŸ“šπŸ“–
67 subscribers
5 photos
3 files
1 link
πŸ“š Jiil library Books – Meesha aad ka heli karto buugaag PDF ah oo aqoon, wacyi iyo horumar kuu horseeda.
Download Telegram
🚨🚨
Seeska ugu muhiimsan ee kugu hagaya halka iyo sida dhaqaale loo
sameeyo, ayaa ah in aad fahanto waa maxay meelaha uu dhaqaaluhu ka
yimaaddaa?
maxayse ku kala fiicanyihiin?
Muxuu mid waliba leeyahay dhib iyo dheef, si aad isku qiyaasto ka dibna
aad u raadiso albaabka aad ka geli lahayd xorriyaddaada dhaqaale ee
boqollaal iyo kumanaan kale oo kaa horeeyay ka galeen maalin walbana
ay boqollaal iyo kumanaan kale ka galaan.
❀2
book ga Dawan.pdf
1.5 MB
πŸ‘‰ DAWAN Book πŸ“š
❀1
🚨 Book ga Al-Fawaa'id

πŸ‘‰(Talo iyo toosin)πŸ‘ˆ

Masoo dhigaa ?

πŸ‘‡
❀2
Buuggan Al-Fawaa’id oo uu qoray Imaam Ibnu Qayim Al-Jawziyah (691–751H) waa mid ka mid ah kutubtiisa caan baxay ee lagu xusuusto xikmadaha iyo faa’iidooyinka ruuxiga ah. Qoraagu wuxuu ku soo koobay xikmado Qur’aan iyo xadiis ku dhisan, isagoo ka tarjumaya waayo-aragnimadiisa, fahamkiisa qoto dheer ee diinta, iyo la-jirka uu la lahaa macallinkiisii weynaa – Sheekh al-Islaam Ibnu Taymiyyah.



Hoos kala deg βœ…

Ku taageer
Like ❀️
❀4
@Jiillibrary - Al-Fawaa'id.pdf
850.3 KB
πŸ“• AL-FAWAA’ID
❀5
🚨 Goor dhow Soo dhigaa book gan

U codee inaan soo dhigo βœ…

πŸ“• JOIN DHEH
❀6πŸ‘4
@Jiillibrary abi shujaac somali part 1.pdf
354.6 KB
πŸ“• ABU SHUJAAC

Waa book ka hadlaya fiqiga Islamka oo aadyo aad u muhiima waxana kagu turjumay afkaaga hooyo.

Sidoo kale casharo duuban oo Somali ah waad helaysa hadaad raadiso waayo fiqigu waa shay muhiim ah oo diintaada iyo dhaqan kaaga ilaalinayaβœ…
❀3
🟒Books Kee taageertaa inaad akhrido kusoo qor comment ga πŸ‘‡πŸ‘‡βœ…
❀3
🚨 Books badan aan soo dhigi lahaa lkn hal arin jirto

Ma arko cid danaynaysaba
❀7
Asc 😊